BBC News Somali
TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:24
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Diyaaraddaha dagaalka F16 ee Turkida ayaa markii ugu horeysay duqeyn ka gaystay Soomaaliya.
- Runtime
- 1:46
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- 'Ilmahayga ayaa sabab noqday inaan ka badbaado burburka musiibaddii xoognayd ee nagu dhacday”
- Runtime
- 0:59
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- 'Ilmahayga ayaa sabab noqday inaan ka badbaado burburka musiibaddii xoognayd ee nagu dhacday” waa hadallada Hooyo ku nool Venezuela oo sheegtay in wiilkeeda oo jiray 18 maalmood uu noqday sababta ay u badbaaday kadib markii ay ku xayirmeen dhulgariirkii xoogganaa.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxay Soomaaliya ka faa'iidaysaa heshiisyada badda ee ay saxiixday?
- Runtime
- 13:05
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Soomaaliya ayaa la saxiixatay 15 heshiis oo ay la gashay Ururka Caalamiga ah ee Badaha (IMO), kuwaas oo la sheegay inay xoojinayaan horumarinta gaadiidka badda, dekedaha iyo awoodda dalka ee dhinaca badaha.
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo heshiisyada saxiixay, ayaa sheegay in heshiisyadan ay Soomaaliya ka caawin doonaan horumarinta adeegyada badaha, fududeynta howlaha maraakiibta, iyo dhismaha machad lagu tababaro badmaaxiinta Soomaaliyeed.
Wareysigan uu la yeeshay Cismaan Cabdi Xasan, wasiirku wuxuu sidoo kale kaga hadlay faa'iidada heshiisyadan, qorshayaasha dowladda ee horumarinta dekedaha, iyo aragtidiisa ku aaddan siyaasadda ka taagan Koonfur Galbeed.
#Soomaaliya #IMO #Dekedaha #Badaha #BBCSomali #KoonfurGalbeed
-------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
...
- Title
- Haweeneyda awoodda badan ee hoggaaminaysa isbeddelka ka socda Adiisababa ee dalka Itoobiya.
- Runtime
- 0:55
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- "Inantii jeexjeexday warqadii aan u qoray maanta waa marwadeyda" Faarax Murtiile | BBC Somali
- Runtime
- 1:36
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Sidee Faarax Murtiile uga qeyb qaataa barista Af-soomaaliga jiilka ku dhashay ama ku koray qurbaha?
- Runtime
- 13:30
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:55
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxay ciyaartoyda Koobka Adduunka cayaaraya u wada xiran yihiin kabo (pink) ah?
- Runtime
- 0:56

- Daawo muuqaalka markii laga soo saarayay burburka ilmo 9 bilood jira iyo hooyadiis | BBC Somali
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:06
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Qiimaha Shidaalka ee suuqyada Caalamka ayaa sameeyay hoos u dhacii ugu weynaa.| BBC Somali
- Runtime
- 2:26
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- la kulan Ibraahim Cali Xasan nin calanka ku iibiya Muqdisho.| BBC Somali
- Runtime
- 2:56

- Maxay uga dhigan tahay qurbajoogta ka soo jeeda Somaliland 26-ka June?
- Runtime
- 10:31
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Maxay 26-ka June uga dhigan tahay dhallinyarada Soomaalida ee ku kortay ama ku dhalatay qurbaha?
Sanadkan, dhallinyaro Soomaaliyeed oo intooda badan ku nool ama ku soo barbaaray UK ayaa door muuqda ka qaadanaya qabanqaabada munaasabadda 26-ka Juun, oo ah maalintii ugu horreysay ee calanka Soomaaliya la taago.
Qaar badan oo ka mid ah waxay aaminsan yihiin in munaasabaddani aysan ahayn oo keliya xus taariikheed, balse ay tahay fursad lagu xoojinayo afka Soomaaliga, dhaqanka iyo xiriirka jiilka cusub uu la leeyahay dalkii ay asal ahaan ka soo jeedaan.
Wariyaha BBC Somali ee Cismaan Xasan ayaa wareystay Khadra Ibrahim iyo Cabdi Jaamac, oo ka mid ah qabanqaabiyeyaasha munaasabadda, si ay uga warramaan waxa ku dhiirrigeliyay iyo waxa ay rajeynayaan in jiilka cusub uu ka faa'iido.
-----
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmi...
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:16
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Maxaa keenay in Yurub ay xayiraado kusoo rogto baasaboorka Soomaaliga ah?
- Runtime
- 1:23
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Soomaaliya ayaa hadda waxay wajahayaa caqabado cusub oo dhanka fiisaha Yurub ah. Laakiin Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in Midowga Yurub hal arrin ay iskaga khaldantay.
Midowga Yurub ayaa Soomaaliya kusoo rogay xayiraado cusub oo dhanka fiisaha ah, iyagoo sheegay in Soomaaliya aysan si buuxda ugala shaqayn tarxiilka dadka laga diiday magangalyada ee la doonayo in dalkooda lagu celiyo.
- Title
- Daawo: Muuqaalka dhulgariir xoogan oo dhimasho iyo dhaawac sababay
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Muuqaalkan ayaa muujinaya xilli uu dhulgariir dumiyay dhisme la degan yahay, iyadoo dadkii goobta ku sugnaa ay qariyeen boor iyo qiiq ka dhashay xoogga dhulgariirka oo ka dhacay Venezuela.
Magaalada caasimadda ah ee Caracas, ayaa muuqaallo laga soo duubay Arbacadii waxay muujinayaan kooxaha gurmadka oo dhaawac iyo dhimasho ka dhex baaraya burburka dhismayaasha, halka dadna laga maqlayay burburka dhexdiisa iyagoo gargaar dalbanaya.
Laba dhulgariir oo isku xigay, kuwaas oo cabbirkoodu kala ahaa 7.2 iyo 7.5, ayaa dhacay hal daqiiqo gudahood. Dhulgariirkii labaad ayaa noqday kii ugu xooganaa ee ku dhufta Venezuela tan iyo sannadkii 1900 oo ku dhawaad 130 sanno laga joogo.
- Title
- Caruur cunaya cawska xoolaha gaajo darteed.
- Runtime
- 1:13
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Muuqaalkan murugada leh waa carruurta Koonfurta Suudaan oo gaajo aawadeed caleenta geedaha cunaya. Waxay ku tiirsan yihiin caleemaha cawska, mararka qaarna waxay joogaan ilaa afar maalmood iyaga oo aan wax cunto ah helin.
Nyachudi waxay ku nooshahay Akobo, oo ah deegaan fog oo ay adag tahay in la gaaro, kana tirsan gobolka Jonglei ee ay colaadaha ragaadiyeen. Bishii Maarso, laba kooxood oo hubeysan ayaa weerarro ku qaaday ciidamada dowladda, iyagoo qabsaday dhul ballaaran. Hadda, iyadoo xasillooni yari soo noqotay, dad badan oo dib ugu laabanaya deegaannadoodii, waxay sheegeen in noloshoodu qarka u saaran tahay burbur. Nyachudi waxay noo sheegtay in marka ay naaska siiso ilmaheeda, uu ooyo sababtoo ah caano ku filan ma helayo.
- Title
- Toos: Idaacadda Subaxnnimo
- Runtime
- 29:16
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Toos: Idaacadda Subaxnnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:40
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- kenya oo wajahaysa dibadbaxyo waaweyn laba sano kadib mudaharaadyadii dhallinyarada ee gen z.
- Runtime
- 1:10
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- La kulan Shinbirka noqday Xiddiga Qarsoon ee Koobka Adduunka.
- Runtime
- 0:54

- Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday Sacdiyo Bajaaj
- Runtime
- 1:24

- Sheeko yaab leh: Mataano walaalo ah oo guursaday mataano kale
- Runtime
- 1:34
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Markii martidu isugu soo urureen kaniisad ku taal koonfurta-galbeed ee Nigeria ee Ibadan dhamaadka usbuuca, waxay ogaadeen inay arkayaan wax naadir ah.
Labo walaalo ah oo mataano ah - Taiwo iyo Kehinde Oguntoye - ayaa guursanayay laba gabdhood oo mataano ah Taiwo iyo Kehinde Adediran iyadoo ay xaflad farxadeed si wadajir ah u dhacday.
Dadka Yoruba, oo u badan koonfurta-galbeed ee Nigeria, ayaa caan ku ah inay dhalaan tiro aan caadi ahayn oo mataano ah, laakiin ma aha maalin kasta laba qaybood oo mataano ah ayaa isguursada.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Ilaa 32 qof oo ku geeriyooday dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Venezuela. | BBC Somali
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:37
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:51
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Hodan Cismaan Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha. | BBC Somali
- Runtime
- 5:30
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Maanta waxay ku beegan tahay 24-ka June oo ah maalinta caalamiga ee loo asteeyay haweenka diblomaasiyadda ka shaqeeya. Haween badan ayaa caalamka meelo sare ka gaaray shaqadaas. Soomaaliya waxay leedahay diblomaasiyiin badan oo haween ah. Hodan Cusman Cabdi waa safiirka soomaaliya u fadhiya Shiinaha, waxaan weydiinay safarkeeda diblomaasiyadda iyo talada ay siin laheyd gabdhaha Soomaaliyeed.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawash...
- Title
- Dalka Indonesia arday maalin waliba ka gudubta wabi si ay u gaaraan iskuulkooda. | BBC Somali
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Fannaanad lagu xukumay 74 jeedal kadib bandhig ay sameysay iyadoo aan xijaab xirnayn.

Fannaanadda reer Iiraan, Parastoo Ahmadi, ayaa lagu xukumay 74 jeedal, labo sano oo laga mamnuucay safarrada dibadda, iyo labo sano oo laga joojiyay dhammaan hawlaha fanka..
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 15:27
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 8:51
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Dhageyso: BBC-da oo la hadashay odayaasha labada beelood
- Runtime
- 5:13
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Warka ka imanaya deegaanka Adhi-caddeeye ee gobolka Sool ee maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in maanta la aasay ku dhawaad 30 qof oo ka tirsan laba beelood oo wada dega deegaankaasi.
Dhimashadan ayaa ka dhalataycolaad qabiil oo in muddo ka taagnayd deegaanadaas BBC ayaa wareysi la yeelatay odoyaasha labada beelood Wariyaha BBC Nicmaan Cismaan ayaa ugu horeyn wareystay Suldaan Mustafe Maxamuud Aw Seed oo isagu ah salaadiinta mid ka mid ah beelaha dega deegaanka Adhi Caddeeye.
Dhinaca kale Nimcaan ayaa khadka talefanka kula xidhiidhay Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo ka mid ah duubabka dhaqanka ee waqooyi Bari.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga h...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:39
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxay Israa'iil ka tiri inay Somaliland u dirtay ciidan?
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Wasaaradda Arrimaha Dibedda Israa’iil ayaa war been abuur ah ku tilmaantay warar la isla dhex marayo oo sheegaya in Israa’iil ay ciidamo u dirtay jamhuuriyadda gooni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Jilaaga caanka ah ee Giancarlo Esposito oo 68 jir ku qaatay diinta Islaamka
- Runtime
- 0:54
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Guddoomiyaha Hay’adda Guud ee Madadaalada Sacuudi Careebiya, Turki Al-Sheikh, ayaa sheegay in jilaagan Shahaadada loo laqimay intii uu ku guda jiray duubista filim lagu sameenayo boqortooyada Sacuudiga dhexdeeda.
- Title
- Mareykana iyo Iiraan oo ka wada hadlaya sidii loo gaari lahaa heshiis kama dambeys ah
- Runtime
- 1:42
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:40
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:38
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Caro ka dhalatay muqaalka gabar lagu xadgudbay. | BBC Somali
- Runtime
- 1:28
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska oo is-casilay.
- Runtime
- 1:08

- 30:09
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Sida AI ama garaadka Macmalka ah u caawiyay mataanahaan dhashay iyagoo isku deggan.
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Mercy iyo Goodness waa laba mataano ah oo ku dhashay iyagoo madaxa isku dheggan, xaalad aad u naadir ah oo ka dhigtay inaysan waligood is arkin fool-ka-fool.
Muddo 19 bilood ah ayay nolosha wadaageen iyagoo isku dhagan.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxaa dhacay markii bisad si lama filaan ah u soo gashay bandhig jacayl?
- Runtime
- 0:46
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDl...
- Title
- Aadan Madoobe oo maanta si rasmi ah u wareejiyay xilkii guddoomiyaha golaha shacabka. | BBC Somali
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Yamaniyad ku nool Muqdisho oo dad badan kaga yaabisay Af-Soomaaligeeda
- Runtime
- 3:04
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- 20 ka bisha June waxaa la xusaa maalinta qaxootiga aduunka, Soomaaliya dowladda waxey sheegtay in ay dalka joogaan 45,500 oo qaxooti kuwaa oo kala yimid dalalka Itoobiya, Yaman, Suuriya, Suudaan, falastiin iyo Tanzaaniya.
Iyadoo Soomaaliya ay la daalaadhaceyso dadka gudaha ku barakacay oo ku dhaw 4 milyan hadana Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka oo u xilsaaran howlaha qaxootiga ayaa xuska maalinta qaxootiga aduunka ku qabatay magaalada Muqdisho.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sa...
- Title
- Maxey tahay sheekada ka danbeysa dharka ku xardhan shabeelka ee xulka qaranka DR Congo? | BBC Somali
- Runtime
- 2:13
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Muxuu yahay heshiiska cusub ee la saxiixay? | Dagaalka Iiraan
- Runtime
- 10:45
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Mareykanka iyo Iiraan ayaa kala saxiixday heshiis rasmi ah oo lagu hirgalinayo xabbad-joojinta u dhaxeysa labada dal, kaas oo hadda dhaqangalay. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa heshiiskan si rasmi ah u saxiixay intii uu ku sugnaa Shir madaxeedka G7 ee ka dhacay magaalada Evian-les-Bains ee dalka Faransiiska. Heshiiskan ayaa la filayaa inuu horseedo dib u furista Marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz.
Heshiiskan oo ka kooban 14 qodob, isla markaana ah Is-faham (MOU), wuxuu dhigayaa in Iiraan aysan sameysan hubka nukliyeerka. Waxaa kale oo lagu aasaasay sanduuq lacageed oo gaaraya $300 oo bilyan oo dollar oo loogu talagalay dib u dhiska iyo horumarinta dhaqaalaha Iiraan, inkastoo Mareykanka uusan ku qasbanayn inuu dhaqaale ahaan wax ku darsado.
Heshiiskan ayaa yimid afar bilood ka dib markii uu qaraxay dagaalkii u dhaxeeyay Mareykanka, Iiraan, iyo Israel.
Haddaba, barnaamijkan oo marti inoogu yahay Prof. Anwar Abdifatah Bashir (PhD), waxaan...
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:05
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Sheekada wiil yar oo naxariistiisa ku helay abaalmarin.
- Runtime
- 1:48
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Markos Abaaye waxaa ka xanuusatay digaagad uu aad u jeclaa, isagoo daawo u raadinaya ayuuna ula soo cararay isbitaal dadka lagu daweeyo.
Markii uu albaabka isbitaalka soo galay isagoo digaag gacanta ku sita, dad badan baa la yaabay iyadoo qaarkood ay ku qosleyn. Laakiin markii uu sharxay sababta uu u yimid, iyo inuusan aqoon meel kale oo diggagadiisa lagu badbaadin karo, naxariistiisa ayaa taabatay quluubta kumannaan qof.