BBC News Somali
Sidee Naadiya oo gabar yar ah oo Mareykanka ku timid qaxooti ugu suurta gashay in ay noqoto Maayar?
- Title
- Sidee Naadiya oo gabar yar ah oo Mareykanka ku timid qaxooti ugu suurta gashay in ay noqoto Maayar?
- Runtime
- 1:32
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Bisad dalbatay caawinaad si loogu gudbiyo ilmaheeda. #bbcsomali
- Runtime
- 0:20
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Qaad: Sidee ayuu geed u maamulaa nolosha malaayiin Yemen ah?
- Runtime
- 3:42
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Warbixintaan waxaan diirada ku saareynaa sameynta uu ku leeyahay Qaadka nolosha Yemen maadama qaadka uu noqday mid ka mid ah caadooyinka iyo dhaqanka dalkaas waloow ay jiraan digniin ku aadan in qaadka uu dhibaato ku yahay bulshada laguna baaqay in la joojiyo.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maraykanka oo joojinaya dhaqaalaha hawlgalka Soomaaliya | Falanqeyn
- Runtime
- 12:33
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Maraykanka ayaa qorsheynaya inuu joojiyo taageerada maaliyadeed ee uu siiyo hawlgalka nabad ilaalinta ee Soomaaliya. Haddii qorshahan uu hirgalo, maxay noqon kartaa saameynta uu ku yeelan karo amniga Soomaaliya, dagaalka lagula jiro Al Shabaab, iyo mustaqbalka hawlgalka AUSSOM?
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:01:03
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Koofiyadda cowboy-ga oo soo jiidatay Erling Haaland iyo taageerayaasha Koobka Adduunka.
- Runtime
- 0:54

- Israa'iil ayaa duqeyn ku dishay qabanqaabiyihii daawashada Koobka Adduunka ee Qasa
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Galmudug: Tallaabo noocee ah ayaa laga qaadayaa cidda jabisa nabadda?
- Runtime
- 15:10
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Maxaa ka hirgalay heshiiskii nabadeed ee dhawaan la dhex dhigay beelihii ku dagaallamay degmada Balanbal iyo deegaannada ku xeeran?
Wareysigan, ayaa Xasan Sheekh Cumar waxa uu Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Galmudug, Cabdiraxmaan Axmed Xayle, kala hadlay halka uu marayo hirgelinta heshiiska, tallaabooyinka lagu xaqiijinayo nabadda, iyo waxa laga yeelayo cid kasta oo jebisa qodobadii lagu heshiiyay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILX...
- Title
- Daawo sida geesinimada leh ee uu ninkan isaga difaacay libaax soo weeraray.
- Runtime
- 0:38
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Daawo sida geesinimada leh ee uu ninkan isaga difaacay libaax soo weeraray.
Ninkan oo ahaa xoolo-dhaqato ayaa waxaa weeraray libaax duurjoog ah xilli uu ku sugnaa gobolka Gujarat ee dalka Hindiya.
Libaaxa ayaa dhulka ku cadaadiyay muddo ku dhow 30 daqiiqo, hase yeeshee ninka ayaa degganaansho muujiyay ilaa ugu dambeyn uu libaaxii isaga dhaqaaqay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 27:15
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- "Waxaa lagu eedayay hees aan wali soo bixin" Cabdimajiid Maxamuud ay walaalo yihiin Khaalid Kaamil.
- Runtime
- 3:52
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland waxaa muddo labo todobaad ah ku xiran Khaalid Maxamuud Cabdillaahi (Khaalid Kaamil) oo ka mid ah fannaaniinta.
Inkastoo hay'adaha ammaanka Somaliland aysan weli si rasmi ah u shaacin sababta Khaalid loo xiray, haddana ehellada fannaanku waxay BBC-da u sheegeen in uu eersaday hees uu u qaaday magaalada Barakeysan ee Qudus.
Somaliland ayaa ka furtay safaarad magaalada Qudus (Jerusalem) bishii lasoo dhaafay, lix bilood ka dib markii Israa'iil noqotay dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, taas oo keentay cambaareyn ballaaran.
Cabdimajiid Maxamuud Cabdillaahi oo la dhashay fannaanka xiran ayaa sheegay in Khaalid loo haysto in uu cabbiray fikir uu isagu aaminsan yahay, balse uusan ku heesin wax Somaliland lid ku ah.
Cabdimajiid oo ka hadlayey sidii loo xiray walaalkiis ayaa sheegay in Sirdoonka Somalilan...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:55
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Ma ogtahay in kulanka France iyo Morocco ay garsoorayaasha oo dhan yihiin reer Argentina 🇦🇷 ?
- Runtime
- 1:23
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Taageerayaasha kubadda cagta ee Gaza oo koobka adduunka ka daawanaya burburka dhexdiisa.
- Runtime
- 0:31
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Iyagoo wajahaya barakac, burbur baahsan, iyo koronto iyo internet aan joogto ahayn, taageerayaasha kubadda cagta ee Gaza ayaa weli isku dayaya inay la socdaan tartanka Koobka Adduunka.
Qaar badan ayaa ku daawanaya ciyaaraha kombiyuutarro iyo taleefanno gacanta, iyagoo ku sugan teendhooyin ama dhismayaal burburay, si ay u helaan daqiiqado kooban oo ay kaga nastaan xaaladda adag ee ay ku nool yihiin.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bb...
- Title
- Gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo Maayar ka noqota Mareykanka | Wareysiga Naadiya Maxamed
- Runtime
- 14:40
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Naadiya Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah, madow ah, isla markaana Muslim ah oo loo doorto maayarka magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota sanadkii 2023.
Toddobaadkan ayay booqatay magaalada Mogadishu, taas oo noqotay safarkeedii ugu horreeyay ee ay ku tagto Muqdisho muddo 10 sano ah. Intii ay joogtay waxay la kulantay xubno qoyskeeda ka tirsan, waxayna ka hadashay isbeddellada ay ku aragtay magaalada iyo dareenkeeda ku aaddan dib ugu soo laabashadeeda.
Wareysigan gaarka ah, Naadiya Maxamed waxay uga warramaysaa weriyaha BBC-da Ibraahim Maxamed Aadan safarkeeda Muqdisho, waayaheeda hoggaamineed ee Maraykanka, iyo fariinta ay u hayso dhalinyarada Soomaaliyeed.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:11
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:21
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Murankii Argentina iyo Egypt: Maxay ahayd macnaha calaamaddii "X" ee macalinka Masar uu sameeyay?
- Runtime
- 1:26
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Murankii Argentina iyo Egypt: Maxay ahayd macnaha calaamaddii "X" ee macalinka Masar uu sameeyay? | Abdinasir Ali ayaa sharaxaya.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- Dhawaqa qaraxyo oo laga maqlay Iiraan xilli Mareykanka iyo Iiraan ay isdhaafsadeen weerarro.
- Runtime
- 1:04
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Dhawaqa qaraxyo oo laga maqlay Iiraan xilli Mareykanka iyo Iiraan ay isdhaafsadeen weerarro.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in heshiiskii xabbad-joojinta ee u dhexeeyay Mareykanka iyo Iiraan uu burburay, kadib markii labada dhinac ay dib u bilaabeen weerarro ay isweydaarsanayaan.
Trump ayaa hadalkan sheegay isagoo la hadlayay weriyeyaasha intii uu ka qaybgalayay shir madaxeedka NATO ee ka dhacay Ankara maanta.
Wuxuu intaas ku daray inuusan doonayn inuu sii wado wada macaamilka Iiraan, isagoo ku tilmaamay wadaxaajoodyada lala yeesho dalkaas iinuu yahay "waqti lumis."
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcne...
- Title
- Masar maxay uga carootay garsoorka kulankii Argentina? | Koobka Adduunka 2026
- Runtime
- 8:49
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Argentina ayaa 3-2 kaga badisay Masar kulan ka tirsanaa wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka 2026, kadib markii ay ka soo laabatay guuldarro 2-0 ahayd daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta.
Kulankan oo noqday mid si weyn looga hadal hayo dunida kubadda cagta waxaa hareeyay muran ku saabsan go'aannadii garsoorka, doorkii VAR, iyo calaamaddii "X" ee uu sameeyay tababaraha Masar intii ay socdeen daqiiqadihii ugu dambeeyay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
...
- Title
- Trump oo sheegay in xabad joojintii "ay dhamatay" xilli Mareykanka iyo Iran ay isdhaafsadeen weeraro
- Runtime
- 0:42
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Trump oo sheegay in xabad joojintii "ay dhamaatay" kadib markii Mareykanka iyo Iiraan ay isdhaafsadeen weerarro.
Warbaahinta Iiraan ayaa soo werisay in la maqlay dhawaqa qarax ka dhacay magaalada Bushehr ee Iraan iyo deegaannada ku xeeran magaaladaas.
Kadib weerarkii Maraykanka ee ka dhashay jawaabta laga bixiyay weerarradii lagu qaaday maraakiibta shidaalka ee marinka Hormuz, Iiraan ayaa duqeysay goobo uu Maraykanku ku leeyahay Kuweyt iyo Baxrayn, taas oo ay ku sheegtay hawlgal aargoosi ah.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BB...
- Title
- Soomaaliya oo mamnuucday isbeddelka cusub ee WhatsApp
- Runtime
- 5:26
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Soomaaliya ayaa ku biirtay dalal diiday isbeddel cusub oo Meta ay qorsheyneyso inay ku soo kordhiso adeegga WhatsApp. Dowladda ayaa sheegtay inay walaac ka qabto saameynta uu isbeddelkani ku yeelan karo amniga, asturnaanta isticmaalayaasha, iyo suurtagalnimada inuu fududeeyo dambiyada abaabulan.
Warbixintan waxaan ku wareysanay khabiirka amniga internet-ka Saciid Xaaji Yaasiin oo sharaxay waxa uu yahay isbeddelkan cusub, sababta ay dalal kala duwan uga soo horjeesteen, iyo waxa uu uga dhigan yahay malaayiinta isticmaasha WhatsApp ee Soomaaliya.
Wareysiga waxaa qaaday Liibaan Cabdi Warsame.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Ins...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:58
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:37
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Muuqaal ay ka muuqdaan carruur xijaaban oo uu Trump ku wadaagay Truth oo hadal-hayn ka dhaliyay.
- Runtime
- 1:25
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Muuqaal ay ka muuqdaan carruur xijaaban oo uu Trump ku wadaagay Truth Social ayaa hadal-hayn ka dhaliyay Mareykanka.
Dhacdo lagu tilmaamay mid lagu bartilmaameedsaday Carruur Muslimiin ah oo hadal-hayn weyn ka dhalisay Mareykanka, kadib markii Madaxweyne Donald Trump uu bartiisa Truth wadaagay muuqaal carruur xijaaban oo ka qeybgalayay munaasabadda qalin-jabinta fasalka xannaanada ee dugsi ku yaalla gobolka Minnesota.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
- Title
- Tartanka horyaalka aduunka ee xanbaarida xaaska.
- Runtime
- 0:52
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:46
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Wiilashii Khamanei oo kasoo ag muuqday naxashka aabahood iyagoo murugaysan

- Sidee Mareykanku dal ku noqday?
- Runtime
- 12:30
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Mareykanka wuxuu jiraa 250 sano, balse sidee ayuu markii hore dal ku noqday?
Muuqaalkan waa sheeko kasoo bilaabanaysa markii Boqortooyada Isbaanishku ay sanadkii 1492 u dirtay Christopher Columbus inuu soo raadiyo marin cusub oo Aasiya lagu tago, kuna dhammaanaysa dagaal dhexmaray Ingiriiska iyo gumeysiyadiisii Waqooyiga Ameerika, kuwaas oo ku dhawaaqay madaxbannaanidooda sanadkii 1776.
Tani waa sheekada asalka Mareykanka.
00:00-00:29 Sidee ayuu Mareykanku u noqday dal 250 sano ka hor?
00:30-01:18 Isbaanishka oo Christopher Columbus u diray sahaminta sanadkii 1492
01:19-01:49 Maxay Ingiriisku u gumaysteen Waqooyiga Ameerika?
01:50-02:25 Gumeysigii ugu horreeyay ee Ingiriiska ee Ameerika: Jamestown 1607
02:26-03:00 Saameyntii gumeysigu ku yeeshay dadka asaliga ah ee Ameerika
03:01-03:55 Doorkii ganacsiga addoomaha Afrika ee gumeysiyadii Ameerika
03:56-04:52 Sida loo aasaasay 13-kii gumeysi ee Ingiriiska
04:...
- Title
- "Dhamaan waa wada Hogaamiye mid jooga iyo mid maqanba" Cali Xoosh | BBC Somali
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- "Dhamaan waa wada Hogaamiye mid jooga iyo mid maqanba" Cali Xoosh, Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hadlayay in la badalay in loogu yeero Madaxweyne madaxda maamul goboleedyada
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Haween ka kooban Muslim iyo Masiixi oo habeenkii roondeeyo si ay uga hortagaan falalka amni daro.
- Runtime
- 2:13
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Brazil oo hartay, England oo gudubtay, iyo Portugal vs Spain
- Runtime
- 6:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Brazil ayaa si lama filaan ah uga hartay Koobka Adduunka kadib guuldarradii Norway. England ayaa dhankeeda kaga gudubtay Mexico ciyaar adag, halka indhaha oo dhan ay hadda ku jeedaan kulanka weyn ee Portugal iyo Spain.
Kauthar Indho iyo Abdishukri ayaa muuqaalkan waxay ku falanqeynayaan natiijooyinkii ugu dambeeyay, ciyaartoydii saameynta yeeshay, khaladaadkii la sameeyay iyo waxa laga filan karo wareegga xiga ee tartanka.
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp....
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 29:48
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- "Inaan ka duwanahay dadka kale saameyn weyn ayay igu yeelatay." - Warsame
- Runtime
- 9:17
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Muxuu Warsame oo kamid ah dadka gaagaaban kala kulmaa bulshada Soomaalida?
Warsame Cabdiqaadir Axmed oo baraha bulshada looga yaqaanno King Short Warsame, waxa uu kamid yahay dadka aadka u isticmaala aaladaha TikTok iyo Facebook, isaga oo u adeegsada wacyi-gelin iyo madadaalinta dadka halkaa hakaga xiran, isaga la wadaaga nolol maalmeedkiisa, fikirradiisa iyo waaya-aragnimadiisa.
Warsame oo ku dhashay, kuna koray xerada qaxootiga ee Kaakuma ee dalka Kenya ayaa hadda ku nool dalka Canada, halkaas oo markiisii hore ku tagay fursad waxbarasho, isaga oo barta kulliyadda
King Short Warsame oo dhawaan sheekadiisa qofeed la wadaagay BBC Soomaali ayaa sheegay in baraha bulshada uu usoo galay inuu ku dhiso kalsoonidiisa nafeed, bulshada uu la wadaaggo in xaaladda ay la nool yihiin dadka isaga lamidka aysan ahayn mid qofka ka dhigeysa mid aan waxba qabsan karin.
“Ka dawanaanshaha aan dadka ka duwan yahay saameyn weyn ayey igu yeelatay, dadka wa...
- Title
- Lughaya magaalo xeebeed ay dadkeedu ka Kalluun la'yihiin. | BBC Somali
- Runtime
- 1:52
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Xidigaha ka soo jeeda Afrika ee caawinaya wadamada kale. | BBC Somali
- Runtime
- 3:41

- Faransiiska dadka ayaa safaf ugu jiro dukaamada lagu iibiyo alaabaha la isku qaboojiyo. | BBC Somali
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:24
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Lammaane dunida ka yaabiyay ka dib markii ay sameeyeen "codsigii guurka ee ugu halista badnaa."
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Lammaane caan ku ah fuulista dhismayaasha dhaadheer ayaa dunida ka yaabiyay kadib markii ay fuuleen dusha ugu sarreysa ee Empire State Building ee magaalada New York.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagra...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:57
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:02
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- “Waxaan dareemayaa in nabaddii aan Mareykanka u soo raadsaday aan weli helin”
- Runtime
- 9:32
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Gobolka Minnesota, xogtii ugu dambeysay ee ay soo saartay Waaxda Caafimaadka ee gobolka ayaa muujinaysa in 678 qof ay u u geeriyoodeen isticmaalka daroogada opioid oo xad dhaaf ah sannadkii 2024, kaas oo ah sannadkii ugu dambeeyay ee tirakoobkiisu si rasmi ah u dhammaaday.
Magaalada Minneapolis, dhibaatadan ayaa saameysay qoysas badan oo Soomaaliyeed.
Bushra Mohamed oo ka tirsan BBC ayaa la hadashay hooyo Soomaaliyeed oo wiilkeedii ku wayday daroogada fentanyl oo u xad-dhaaf u isticmaalay.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Waa maxay doorka kooxaha Baanda Muusiko ee maalmaha xoriyadda Soomaaliya? | BBC Somali
- Runtime
- 1:08
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Maxamed Cali Xalaal taliyaha qeybta salaan sharafta Booliiska Soomaaliyeed ee Baanda Muusiko ayaa noo sharaxaha doorka kooxaha Baando Muusiko ee maalmaha xoriyadda Soomaaliya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instag...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:54
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Ma ogtahay walaalaha cayaaraya koobka adduunka?
- Runtime
- 1:47
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Waxyaabaha cajiibka ah ee sannadkan koobka adduunka lagu arkay waxaa kamid ah; in markii ugu horreysay taariikhda ay tartankaan ka qayb galayaan 16 walaalo ah.
Mida cajiibka ahna waa in qeybtood ay dalal kala duwan u ciyaarayaan.
---
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://ww...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 13:46
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Haweeney geeriyootay kadib markii ay gurigeeda ku umushay, iyadoo tilmaamo ka raacaysay YouTube-ka.
- Runtime
- 1:10
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Haweeney 32 jir ah oo ku nool degmada Tiruppur ee gobolka Tamil Nadu ayaa weysay nolosheeda kadib markii ay go'aansatay inay gurigeeda ku umusho iyadoo ku tiirsan muuqaal ay ka daawatay YouTube, halkii ay isbitaal tagi lahayd.
Iyada iyo ninkeeda ayaa doonayay in ilmihii labaad uu ku dhasho si dabiici ah, inkastoo ilmihii ugu horreeyay uu ku dhashay qalliin. Intii ay uurka lahayd xitaa ma aysan tegin baaritaannadii caadiga ahaa ee caafimaadka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Goorma ayay ahayd markii ugu horeysay ee aad maqasho kowda Luuliyo? | BBC Somali
- Runtime
- 2:23

- 29:10
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo