BBC News Somali
TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:56
- Date posted
- 2 hours ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Wasiirka Warfaafinta: "Koonfur Galbeed maalin ay maanta ka rajo fiicantahay ma jirto"
- Runtime
- 21:01
- Date posted
- 3 hours ago
- Description
- Indhawaalaba iska hor’imaadyo hubeysan ayaa ku soo laalaabanayay magaalada Baydhabo oo ah xarunta kmg ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalladaasi waxaa ku dhintay tobannaan qof, iyadoo tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen. Maamulka cusub ee Koonfur Galabeed ee uu hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa ku eedeeyay maamulkii hore ee Laftagareen oo taageero ka helaya al-Shabaab in ay weerarradaasi soo qaadeen, laakiin maamulkii hore ayaa beeniyay in wax wadashaqayn ah la leeyihiin ururka al-Shabaab.
Haddaba si aan wax badan uga ogaano xaaladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo, waxa uu weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan waraysi gaar ah la yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka cusub ee Koonfur Galbeed Nuur Siidow oo hadda safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
...
- Title
- Rakaab qaylinaya xilli saqafka diyaaraddu kusoo dumay gudaha Iiraan.
- Runtime
- 0:42
- Date posted
- 5 hours ago
- Description
- Diyaarad Boeing 737 ah oo ay leedahay Sepehran Airlines ayaa dib ugu soo laabatay garoonka Mashhad ee Iran, kaddib markii taayir qarxay isla markaana matoorka ay waxyeello soo gaartay wax yar kaddib markey hawada gashay.
Duulimaadkan ayaa laba jeer la baajiyay maalintii ka horreysay, sababo la xiriira cilado farsamo.
Iran ayaa muddo tobannaan sano ah la kulmaysay dhibaatooyin ku saabsan helitaanka qalabka dayactirka iyo adeegyada farsamo, sababo la xiriira cunaqabateynta adag ee Mareykanka.
#BBC #bbcsomali #fyp #fypシ #iran
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/<...
- Title
- Qiiq iyo holac ka dhashay shil diyaaradeed oo dhimasho sababay
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 10 hours ago
- Description
- Qiiq iyo holac ka dhashay shil diyaaradeed oo dhimasho sababay
---------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:01
- Date posted
- 14 hours ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:11
- Date posted
- 1 day ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Nin quusaa ah oo arkay kalluunka loo yaqaan "jellyfish" oo xajmigiisu weynaan le'eg yahay baska.
- Runtime
- 0:44
- Date posted
- 1 day ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Nin Nigerian ah oo biro duug ah ka sameeyay gaari u eg Tesla Cybertruck.
- Runtime
- 0:40
- Date posted
- 1 day ago
- Description
- Nin Nigerian ah oo biro duug ah ka sameeyay gaari u eg Tesla Cybertruck.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Nin shil weyn sababay kadib markii haweeney uu rabay inay raacdo gaarigiisa ay dooratay gaari kale.
- Runtime
- 0:58

- 29:13
- Date posted
- 2 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Maxey yihiin waxa u muuqda Dabageed ee u muuqan waayay 5tii sano ee uu ahaa madaxweyne ku xigeenka?
- Runtime
- 2:02
- Date posted
- 2 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:19
- Date posted
- 2 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Dagaalka Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen oo sii xoogeysanaya.
- Runtime
- 1:10
- Date posted
- 2 days ago
- Description
- Dagaalka Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo labada dhinac ay weerarro cusub is dhaafsanayaan.
Xuutiyiinta ayaa sheegtay inay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen saldhig militari oo ku yaalla koonfurta Sacuudiga.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Yuusuf Dabageed: "Hirshabeele doorasho ka dhici karto ma jirto iyadoon siyaasadeeda laga heshiinin"
- Runtime
- 18:12
- Date posted
- 2 days ago
- Description
- 30 ka bishaan waxaa la filayaa in doorashooyinka golaha degaanka iyo baarlamaanka Hirshabeele laga qabto deeganadaas balse madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa sheegay in aysan doorasho ka dhici karin Hirshabeele ayadoon laga heshiinin siyaasadeeda.
Wariyaha BBC ee magaalada Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa wareysigaan la yeeshay Yuusuf Dabageed.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcahah
- Runtime
- 29:07
- Date posted
- 3 days ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcahah
- Title
- Muuqaalka wiil 15 jir ah oo laga soo badbaadiyay doon rogmatay isagoo noqday qofka keliyee badbaaday
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 3 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Xisbiga ‘Baranbaradda’ ee Hindiya oo doonaya in la hagaajiyo iskuullada miyiga
- Runtime
- 2:23
- Date posted
- 3 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Midnimada Bulshada Bariga Afrika ka dib amarkii Kenya ee ka dhanka ahaa ajaanibta#somalinews #kenya
- Runtime
- 9:00
- Date posted
- 4 days ago
- Description
- Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa amar ku bixiyay in tallaabo adag laga qaado ajaanibta ka ganacsata ganacsiyada yaryar, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la ilaaliyo ganacsatada yaryar iyo kuwa wax ku iibiya waddooyinka ee dalka.
Ku dhawaaqistiisa ayaa ku soo beegmaysa xilli uu sii xoogeysanayo doodda ku saabsan tirada sii kordheysa ee muhaajiriinta Afrikaanka ah ee ku lug leh dhaqaalaha ballaaran ee aan rasmiga ahayn ee Kenya.
#bbcsomali #somalinews #kenyanews #eastafrica
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@B...
- Title
- Qamadi ma lagu beeri karaa Soomaaliya? Arday ayaa sameysay tijaabo
- Runtime
- 6:22
- Date posted
- 4 days ago
- Description
- Afar arday oo ka mid ah ardayda kuliyadda Beeraha iyo Cilmiga Deegaanka ee Jaamacadda Umadda ee ku jira sanadkoodi ugu dambeyay ayaa sameynaya tijaabo ay ku ogaanayaan sida ugu wanaagsan ee uu qamadiga uga bixi karo Soomaaliya
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Diyaarado aan duuliye lahayn ayaa cirka magaalada New York ku sameeyay muuqaalka Daarihii Mataanaha.
- Runtime
- 1:27
- Date posted
- 4 days ago
- Description
- Bandhiggan farshaxanka ah ayaa ka koobnaa 2,977 diyaaradood oo aan duuliye lahayn, iyadoo mid kasta oo ka mid ah nalalka uu matalayay qof ku dhintay weerarradii 9/11.
Weerarradii 11-kii Sebtembar 2001, afar diyaaradood oo rakaab ah ayaa la afduubtay. Laba ka mid ah ayaa lagu dhuftay Daarihii Mataanaha ee Xarunta Ganacsiga Adduunka ee New York, mid ayaa ku dhacay Pentagon-ka, halka diyaaraddii afraad ay ku burburtay Pennsylvania.
Guud ahaan, 2,977 qof ayaa ku dhintay weerarrada, marka laga reebo 19-kii qof ee diyaaradaha afduubtay. Dadka dhintay waxay ka kala yimaadeen 77 dal, waxaana ka mid ahaa 441 qof oo ka tirsanaa shaqaalaha gurmadka ee New York.
Bandhiggan waxaa iska kaashaday fanaaniin, soo-saarayaal iyo xubno ka tirsan bulshada 9/11, oo ay ku jiraan qoysaska dhibbanayaasha, dadkii ka badbaaday weerarrada iyo shaqaalihii gurmadka degdegga ahaa.
Muuqaalka Daarihii Mataanaha ee cirka lagu sameeyay ayaa noqday qayb ka mid ah xuska lagu maamuusayo dadkii ku na...
- Title
- TOOS: Doodda Jimcahah
- Runtime
- 1:00:30
- Date posted
- 5 days ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcahah
- Title
- Dilalka Haweenka Cameroon oo argagax abuuray: 8 haween ah oo hal toddobaad gudihiis la dilay. #news
- Runtime
- 7:03
- Date posted
- 5 days ago
- Description
- Cameroon ayaa sannadihii u dambeeyay la tacaalaysay dilalka haweenka ee ku salaysan jinsiga.
Ururrada xuquuqda aadanaha ayaa dowladda ku eedeynaya in aysan wax ku filan ka qaban ilaalinta haweenka.
Tirokoobyada rasmiga ah ayaa muujinaya in ugu yaraan 250 haween ah la dilay intii u dhaxaysay 2023 iyo afartii bilood ee ugu horreeyay sanadkan.
Ururrada bulshada rayidka ah ayaa aaminsan in tiradu intaas ka badan tahay, iyagoo sheegaya in kiisaska qaar aan la soo sheegin.
Laakiin dilka siddeed haween ah oo muddo hal toddobaad gudihiis ah ka dhacay meelo kala duwan oo dalka ah ayaa dhaliyay caro xooggan iyo baaqyo cusub oo lagu doonayo sharci gaar ah oo wax looga qabanayo rabshadaha ka dhanka ah haweenka.
#bbcsomali #cameroon
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga...
- Title
- Maxaa wariyeyaasha loogu xirayaa Somaliland?
- Runtime
- 14:01
- Date posted
- 5 days ago
- Description
- Marka wariye lagu xiro Somaliland, ma sharci ayaa la fulinayaa, mise xarigga laftiisa ayaa mararka qaar noqda hab lagu cabsi geliyo ama lagu xakameeyo wariyeyaasha?
Xasan Gallaydh oo ah wariye madax-bannaan ayaa lagu xiray Gebiley xilli uu tabinayay munaasabad qalin-jabin ah, kaddibna waxaa loo gudbiyay xarunta CID-da ee Hargeysa.
Xariggiisa ayaa yimid maalmo yar kaddib markii uu si fagaare ah uga hadlay xarigga wariye Cabdiqani Baylood, isla markaana uu dalbaday in la sii daayo. Sidaas darteed, ururrada saxafiyiinta iyo wariyeyaal ayaa su’aalo ka keenay xiriirka ka dhexeyn kara labada dhacdo, balse sababta rasmiga ah ee xarigga Xasan wali lama shaacin.
Kauthar iyo Nimaan ayaa waxay arrintan kala hadlayaan Sagal Beeldeeq oo ka tirsan hoggaanka ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, iyo Cabijibaar Maxamed, oo ah wariye horey loogu xiray sabab la xiriirtay shaqadiisa saxafinimo.
Waxay ka hadlayaan tirada xarigyada, waxa sharcigu dhi...
- Title
- Daawo: Shabeel dhaawac ah oo weeraray qof isku dayayay inuu badbaadiyo.
- Runtime
- 0:43
- Date posted
- 5 days ago
- Description
- Dhacdadan ayaa ka dhacday Davanagere, koonfur-galbeed Hindiya, 8-dii Sebtembar 2026. Shabeelkan ayaa hore gaari ugu dhacay, kadibna dhaawac ayuu ku dhex jiray waddada weyn.
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnnimo
- Runtime
- 37:11
- Date posted
- 6 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnnimo
- Title
- Dhacdadii naxdinta lahayd ee lagu dilay askariga ka tirsanaa militariga Soomaaliya?#new #somalinews
- Runtime
- 5:51
- Date posted
- 6 days ago
- Description
- Hadal heyn xoog leh ayuu dhaliyay muuqaal dabley hubeysan ay ka duubeen askari ka tirsan milatariga Soomaaliya, kahor inta aanay aano qabiil ugu dilin xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Askarigan oo fasax ka ahaa xerada ciidan ee uu ka tirsanaa oo ku taala gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku socday qoyskiisa oo dagganaa gobolka Hiiraan.
Dhacdooyinka la xiriirra dadka loo dilo aanada qabiilka ayaa muddaba ka jirtay deegaannada Soomaalida, waxaase dadka aad uga nixiyay ayaa ah, erayada uu ku dalbanayay ninkan dhalinyaradada ah in la sii daayo kahor dilkiisa, markaas oo dableydii dishay ay muuqaal ka duubtay, kuna faafisay baraha bulshada.
#bbcnewssomali
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: ...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:31
- Date posted
- 6 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Daawo xilli doon ay saarnaayeen 134 qof uu dab qabsaday.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 6 days ago
- Description
- Doon ay saarnaayeen 134 qof oo dab qabsaday, ugu yaraan shan qofna way ku dhinteen, halka tobannaan kalana weli la la’yahay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: idaacadda Subaxnnimo
- Runtime
- 29:20
- Date posted
- 7 days ago
- Description
- TOOS: daacadda Subaxnnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:18
- Date posted
- 7 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Oradyahan isku soo dul xirtay funaanado mid waliba ay ku qorantahay xayisiinta 11 shirkadood.
- Runtime
- 0:36
- Date posted
- 7 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo xilli ilmo si lama filaan ah waddo ay gawaari marayeen ugu cararay.
- Runtime
- 0:28
- Date posted
- 7 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:34
- Date posted
- 8 days ago
- Description
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:26
- Date posted
- 8 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Wariye caan ah oo lagu xukumay dil daldalaad ah, maxaa lagu eedeeyay?
- Runtime
- 0:55
- Date posted
- 8 days ago
- Description
- Wariye caan ah oo u dhalatay dalka Masar, Sarah Khalifa, iyo 11 qof oo kale ayaa lagu xukumay dil toogasho ah iyadoo loo adeegsanayo daldalaad ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira daroogada.
Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday wargeyska l-Ahram ee dalka Masar, waxay ka tirsanaayeen koox dambiilayaal ah oo soo gelin jiray dalka agabka ceeriin ee loo isticmaalo soo-saarista daroogada, iyagoo qorsheynayay inay iibiyaan.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXD...
- Title
- "Dadka shaqa tagaywaxaa la rabaa in aysandadkaan qasin" Madaxweynaha Puntland
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 8 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:20
- Date posted
- 9 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Kenya oo dhaqan gelisay amarkii madaxweynaha ee ka dhanka ahaa ajaanibta gacansiyada yaryar
- Runtime
- 1:18
- Date posted
- 9 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:33
- Date posted
- 9 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxamed waa sawir qaade ka soo jeeda Daafuur waxa uu sawiro ka qaadaa aroosyada ka dhaca xero barak.
- Runtime
- 2:02
- Date posted
- 9 days ago
- Description
- Maxamed Jamaal oo ka soo barakacay magaalada Al-Faashir ayaa ku nool hadda Dhuweyla oo ay ku noolyihiin kumannaan barakacayaal ah.Sanado badan maxamed waxuu duubijiray dagaalada, barakaca iyo dhibaatada haysata dadka ku nool gobalka Daafuur ee dalka Suudaan balse hadda waxa uu duubaa mid taasi ka duwan oo ah xafladaha aroosyada iyo farxadda aysan dadkiisa helin mudda dheer.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- In ka badan isbuuc ayaa laga joogaa markii fahaadda ay ka dhacday dalka Nepal
- Runtime
- 2:35
- Date posted
- 9 days ago
- Description
- 1300 ayaa La xaqiijiyay in ay dhinteen halka 5000 la la’yahay iyadoo ay sii yaraaneyso rajada ah in la helo haddana waxaa socdo dadaalo lagu doonayo in lagu gaaro kuwa xayiran.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:13
- Date posted
- 10 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Xariggan hawada sare lagu xiray oo badbaado u noqday dadka Nepal
- Runtime
- 0:32
- Date posted
- 10 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Laba nin oo in ka badan toddobaad ku xayirnaa tunnel ku yaalla Nepal oo nolol looga soo saaray.
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 10 days ago
- Description
- Laba nin oo in ka badan toddobaad ku xayirnaa tunnel ku yaalla Nepal oo nolol looga soo saaray.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo sida dhisme saddex dabaq ah uu ilbiriqsiyo gudahood ugu dumay daadad xooggan.
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 10 days ago
- Description
- Daawo sida dhisme saddex dabaq ah uu ilbiriqsiyo gudahood ugu dumay daadad xooggan oo ka dhacay Shiinaha.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Muqaalka tareen rakaab oo darayay gaari xamuul dalka Poland
- Runtime
- 0:33
- Date posted
- 11 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxuu yahay wax ka badalka lagu sameyay cabirka khariidadda qaaradda Afrika?
- Runtime
- 1:06
- Date posted
- 11 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- "Haddii shaley raggu nooga badnaayeen waxaan diyaar u nahay in aan ragga maanta iska celino" Xikma
- Runtime
- 1:53
- Date posted
- 11 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 1:00:30
- Date posted
- 12 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Duqeyn ka dhacday guri uu Dolow ka deggan yahay Taliye Shub. #somalinews #somalia
- Runtime
- 4:02
- Date posted
- 12 days ago
- Description
- Duqeyn ka dhacday guri uu Dolow ka deggan yahay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ku magac dheer Taliye Shub.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay ka dhacday guri uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka deggan yahay taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ku magac dheer Taliye Shub.
Duqeynta oo la rumeysan yahay in ay geysatay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah ayaa gantaal ku dhufatay guriga abbaare 11:45 habeennimo, waxaana halkaasi ku dhaawacmay shan qof oo ay ku jiraan taliyaha iyo xaaskiisa, sida uu BBC-da u sheegay taliye kuxigeenka ciidamada daraawiishta Jubbaland ee gobolka Gedo Cali Xasan Deer (Cali Abshir).

W...