BBC News Somali
Kenya oo tallaabo adag ka qaadaysa ajaanibta ka shaqaysa ganacsiyada yaryar.
- Title
- Kenya oo tallaabo adag ka qaadaysa ajaanibta ka shaqaysa ganacsiyada yaryar.
- Runtime
- 1:34
- Date posted
- 12 days ago
- Description

------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Dagaal dhexdiis, saddex sano kadib, carruurta Gaza oo markii ugu horreysay filim daawaday.
- Runtime
- 0:59

- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:10
- Date posted
- 13 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Xiisadda Beydhabo, waxaan la hadalnay labada dhinac.
- Runtime
- 11:45
- Date posted
- 13 days ago
- Description
- Xaaladda magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa dagan kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay bartamaha iyo hareerraha magaalada. Khasaare xoog leh ayaa la soo weriyay oo dhimasho iyo dhaawacba leh.
Illo wareedyo ku dhow Isbitaalka Guud ee Baydhabo ayaa BBC-da u sheegay in dad gaaraya 25 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan la dhigay Isbitaalka.
Maamulkii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in saaka ay duulaan ku qaadeen saldhigyada ciidamada dawladda ee gudaha iyo daafaha magaalada Baydhabo,
Maamulka Cusub ee Koonfur Galbeed ee Aadan Madoobe ayaa iyana sheegay in iska difaaceen weerar ay ku tilmaameen in ay si wadajira u soo qaadeen al-Shabaab iyo miliishiyada Laftagareen.
Haddaba si aan wax badan uga ogaano xaaladda Baydhabo waxa uu weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan khadka taleefanka magaaladaasi ku wareystay, afhayeenka cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Sheekh Cabdillaahi ...
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:55
- Date posted
- 13 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Lammaane arooskooda sii watay xilli daadad xooggan ay xayireen.
- Runtime
- 0:43
- Date posted
- 13 days ago
- Description
- Lammaane arooskooda sii watay xilli daadad xooggan ay gudaha u galeen goobtii ay ku aqal geli lahaayeen.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxay tahay hadafka ugu weyn ee uu Cabdicasiis laftagareen ka leeyahay dagaalka Baydhabo?
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 13 days ago
- Description
- Maxay tahay hadafka ugu weyn ee uu Cabdicasiis laftagareen ka leeyahay dagaalka Baydhabo?
Waxa uu su’aashas uga jawaabay wareysi uu BBC dhawaan siiyay.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Gabdhaha Muqdisho oo ku soo badanaya shaqada Kafee sameynta
- Runtime
- 4:06
- Date posted
- 13 days ago
- Description
- Magaalada Muqdisho waxaa sanadihii dambe ku soo badanayay maqaayadaha iyo goobaha laga cabo kafeega, waxaana taas barbar socota baahida loo qabo dadka xirfadda u leh sameynta iyo diyaarinta kafeega, ee loo yaqaan Baristas.Barista waa qof xirfad u leh diyaarinta iyo adeegidda kafeega.
Xirfaddan oo markii hore raggu ku badnaayeen Muqdisho, waxaa hadda ku soo badanaya gabdho. Qaar waxay ka shaqeeyaan maqaayadaha kafeega, halka kuwo kalena ay xirfadda ka bartaan xarumaha lagu tababaro kafee sameynta.
Kororka goobaha kafeega laga cabo ayaa sidoo kale abuuraya fursado shaqo iyo xirfado cusub oo ay dhalinyaradu baran karaan.
Maxaa gabdhaha ku soo jiitay xirfadda Barista? Sidee ayay u bartaan sameynta noocyada kala duwan ee kafeega? Maxayse ka sheegayaan ka shaqeynta goobaha kafeega ee Muqdisho?
Wariyaha BBC Somali Ibraahim Maxamed Aadan ayaa Muqdisho ka soo diray warbixintan.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 htt...
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 28:23
- Date posted
- 14 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:22
- Date posted
- 14 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Dad 3 saacadood ku xayirnaa Leexo ka dib markii korantada ay tagtay
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 14 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Iran: Duqeyn Mareykanku fuliyay oo ku dhacday xaflad aroos
- Runtime
- 7:50
- Date posted
- 14 days ago
- Description
- Duqeymo ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen koonfurta Iran ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo Iran ay sheegtay in dadka waxyeelladu soo gaartay ay ku jireen dad ku sugnaa xaflad aroos.
Warbaahinta Iran ayaa sheegtay in ugu yaraan shan qof, oo uu ku jiro ilmo, lagu dilay weerar ka dhacay tuulada Kohstak Sirik ee gobolka Hormozgan, halka tobannaan qof oo kale ay ku dhaawacmeen.
Dhanka Mareykanka, Taliska Dhexe ee ciidamada Mareykanka, CENTCOM, ayaa sheegay in howlgalladiisa lagu bartilmaameedsaday goobo ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, IRGC, oo ay ku jiraan xarumo difaaca cirka, raadaarro, qalab ciidamada badda iyo xarumo isgaarsiineed.
Washington waxay sheegtay in weerarradu jawaab u yihiin weerarro iyo isku dayo lagu bartilmaameedsaday ciidamada Mareykanka iyo maraakiibta ganacsiga ee maraya marin-biyoodka Hormuz.
Iran ayaa iyaduna sheegtay inay gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weer...
- Title
- Daawo xilli bas uu si lama filaan ah ugu dhacay mooto., iyadoo dadkii goobta joogay ay argagaxeen
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 14 days ago
- Description
- Daawo xilli bas uu si lama filaan ah ugu dhacay mooto., iyadoo dadkii goobta joogay ay argagaxeen
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Aabe gaarigiisa Rolls-Royce u badalay bas iskuul.
- Runtime
- 0:53
- Date posted
- 14 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:58
- Date posted
- 15 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Haddii AUSSOM ay baxdo Al-Shabaab ma u qabsan kartaa Muqdisho sida Taliban u qabsatay Kabul?
- Runtime
- 5:34
- Date posted
- 15 days ago
- Description
- Al-Shabaab ma qabsan kartaa Muqdisho sida Dhaalibaan ay Kabul ula wareegtay haddii ciidamada AUSSOM ay Soomaaliya ka baxaan?
Waa mid ka mid ah su’aalaha waaweyn ee ku saabsan mustaqbalka amniga Soomaaliya, xilli ay socdaan qorshayaasha mas’uuliyadda amniga si buuxda loogu wareejinayo ciidamada Soomaaliyeed.
AUSSOM waxay ciidamada Soomaaliya ka taageertaa dagaalka Al-Shabaab iyo sugidda xarumaha muhiimka ah, oo ay ku jiraan caasimadaha iyo kaabayaasha muhiimka ah. Qorshaha kala-guurka wuxuu hiigsanayaa in ciidamada Soomaaliyeed ay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadda amniga dhammaadka 2029, iyadoo bixitaanka lagu saleynayo xaaladda amni ee dalka.
Su’aashan ayaa sii xoogeysatay iyadoo AUSSOM ay wajahday caqabado dhinaca maalgelinta ah. Midowga Afrika ayaa bishii Luulyo 2026 mar kale ku baaqay maalgelin waarta oo lagu taageero howlgalka iyo ilaalinta guulaha amni ee Soomaaliya laga gaaray.
Afghanistan, Dhaalibaan waxay Kabul la ...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:12
- Date posted
- 15 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Nepal :Qoyska ku xayirnaa gurigan “mucjisada “ lagu tilmaay oo hadlay.
- Runtime
- 1:06
- Date posted
- 15 days ago
- Description
- Qoyska ku xayirnaa gurigan “mucjisada “ lagu tilmaay oo ka hadlay sidii layaabka lahayd ee ay uga badbaadeen fatahadihii gilgilay Nepal.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Wasiirka Gaashaandhiga Fiqi ayaa sheegay in dagaal lagu qaadi doono kooxaha burcad badeedda
- Runtime
- 1:54
- Date posted
- 15 days ago
- Description
- Dawladda Federaalka ayaa mar kale ku celisay in Markabka MV LATUF xoog lagu soo furtay, waxayna been abuur ku tilmaantay warrarka la xiriirra in lacag madax furasho ah laga bixiyay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:40
- Date posted
- 16 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 51:55
- Date posted
- 16 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- Maxaa loo cuskaday in ciidanka Laftagareen lagu daro liiska argagixisada?
- Runtime
- 3:33
- Date posted
- 16 days ago
- Description
- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ciidamo taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ku daray waxa uu ugu yeeray liiska argagixisada.
Go’aanka ayaa kasoo baxay shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed. Maamulka ayaa sheegay inuu hayo caddeymo muujinaya xiriir ka dhexeeya ciidamada taabacsan Laftagareen ee ku sugan duleedka Baydhabo iyo ururka Al-Shabaab.
Ciidamadan, oo ay hoggaaminayaan wasiirro iyo saraakiil hore uga tirsanaa maamulkii Laftagareen, ayaa dhowr jeer dagaal la galay ciidamada maamulka hadda ka jira Baydhabo iyo kuwa dowladda federaalka. Dagaalladaas waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Dhinaca Laftagareen ayaa beeniyay eedeymaha ku saabsan xiriir ama wada shaqeyn kala dhexeysa Al-Shabaab. Cabdicasiis Laftagareen ayaa wareysi uu BBC-da siiyay ku tilmaamay eedeymahaas “been iyo borobagaando”, isagoo sheegay in ciidamada isaga taabacsan ay muddo dheer la dagaallamayeen Al-Shabaab.
...
- Title
- Daawo: Sida mucjisada ah ee ay 900 oo arday uga badbaadeen fatahaadihii ka dhacday Nepal.
- Runtime
- 1:11
- Date posted
- 16 days ago
- Description
- Daawo: Sida mucjisada ah ee ay 900 oo arday uga badbaadeen fatahaadihii ka dhacday Nepal.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Dadka waayeelka ah ee lagu eedeeyo sixirka kadibna loo dilo si loo qaato dhulkooda | Dabagalka BBC
- Runtime
- 4:53
- Date posted
- 16 days ago
- Description
- Sixir ayaa lagu eedeeyaa, kaddibna waa la dilaa. Laakiin ma sixir baa dhab ahaan sababta loo bartilmaameedsanayo qaar ka mid ah dadka waayeelka ah ee xeebaha Kenya, mise waxaa jira sabab kale oo qarsoon?
Gobolka Kilifi ee xeebta Kenya, celcelis ahaan ugu yaraan hal qof oo waayeel ah ayaa toddobaad kasta la dilaa. Qiyaastii 70 dhimasho oo noocan ah ayaa sannad kasta laga soo sheegaa deegaanka.
Dhibbanayaasha waxaa inta badan lagu eedeeyaa inay sixir ku lug leeyihiin, laakiin baaritaanka BBC Africa Eye wuxuu eegayaa sida murannada iyo damaca dhulku uga dambeeyaan qaar ka mid ah eedeymaha iyo dilalka.
BBC Africa Eye ayaa la kulantay dad ka badbaaday weerarradan, qoysaska dhibbanayaasha iyo xitaa qaar ka mid ah dadkii falalka geystay, si loo fahmo waxa dhab ahaan hurinaya rabshadaha iyo sababta dadka geysta dilalka qaarkood aysan ula kulmin ciqaab.
Baaritaanku wuxuu sidoo kale muujinayaa xaqiiqo naxdin leh: qaar ka mid ah waayeelka la bar...
- Title
- Doon ku quustay xeebaha dalka Philippine
- Runtime
- 0:24
- Date posted
- 16 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:38
- Date posted
- 17 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- BBC oo fashilisay rag dadka gowraca iyagoo xubnahooda u isticmaala sixirka
- Runtime
- 1:33
- Date posted
- 17 days ago
- Description
- Title
- Haweeney 97 jir ah oo maalmo kadib laga soo dhex helay daadkii Nepal
- Runtime
- 0:39
- Date posted
- 17 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxaa muhiim kuu ah si aad u noqoto xog baare sax ah?
- Runtime
- 1:31
- Date posted
- 17 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxuu Laftagareen ula shaqeyn la'yahay Aadan Madoobe?
- Runtime
- 2:38
- Date posted
- 18 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Shan sano oo Taalibaan xukunka Afghanistan hayeen: Maxaa isbeddelay?
- Runtime
- 3:31
- Date posted
- 18 days ago
- Description
- Shan sano ayaa kasoo wareegtay markii Dhaalibaan ay dib ula wareegeen xukunka Afghanistan. Laakiin sidee ayay raggii sannadaha badan falaagada ahaa ula qabsadeen inay noqdaan siyaasiyiin iyo masuuliyiin dowladeed?
BBC-da ayaa fursad u heshay inay waqti la qaadato qaar ka mid ah xubnaha Dhaalibaan ee hadda xilalka haya, si ay u aragto sida ay u maamulayaan Afghanistan iyo sida noloshoodu isu beddeshay markii ay dagaalka uga soo wareegeen xafiisyada dowladda.
Dhaalibaan ayaa dib ula wareegay Kabul iyo inta badan Afghanistan bishii Agoosto 2021, xilli ciidamada Mareykanka iyo xulafadiisu ay dalka ka baxayeen, dowladdii ay taageerayeenna ay burburtay.
Tan iyo markaas Afghanistan waxaa horyaallay caqabado waaweyn oo dhinacyada dhaqaalaha, gargaarka bani'aadannimo iyo xiriirka caalamiga ah. Waxaa sidoo kale si weyn isha loogu hayaa xannibaadaha ay Dhaalibaan kusoo rogeen haweenka iyo gabdhaha, gaar ahaan waxbarashada iyo shaqada.
Shan sano ...
- Title
- "Xasan Sheekh Galmudug waa u turay anagana waa nagu tiigsaday " Cabdicasiis Laftagareen
- Runtime
- 2:11
- Date posted
- 18 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:16
- Date posted
- 19 days ago
- Description
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Title
- Africa ma labo jab ayay u qeyb sameysaa?
- Runtime
- 1:05
- Date posted
- 19 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- 'In jabhadnimo lagu joogo oo wax sharciyad ah aysan oolin baan aaminsannahay' - Laftagareen
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 19 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxaa sababay daadkii muuqaalkiisu khadka qabsaday?
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 19 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 26:47
- Date posted
- 20 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Laftagareen oo ka hadlay Baydhabo, Al-Shabaab iyo Xasan Sheekh | Wareysi gaar ah
- Runtime
- 38:15
- Date posted
- 20 days ago
- Description
- Muxuu Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ka yiri eedeymaha ah in ciidamo isaga taabacsan iyo Al-Shabaab ay isku milmeen ama wada shaqeyn ka dhexeyso?
Wareysigan gaarka ah ee BBC Somali, Laftagareen, oo weli sheeganaya inuu yahay madaxweynaha sharci ah ee Koonfur Galbeed, ayaa ka jawaabaya eedeymo uga yimid dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka cusub ee Koonfur Galbeed, kuwaas oo sheegay in ciidamo isaga taageersan ay xiriir ama wada shaqeyn la leeyihiin Al-Shabaab.
Laftagareen wuxuu eedeymahaas ku tilmaamay “been iyo borobagaando”, isagoo sheegay in ciidamadiisu muddo dheer la dagaallamayeen Al-Shabaab. Wuxuu sidoo kale beeniyay inuu jiro heshiis, wada hadal ama xiriir u dhexeeya dhinaciisa iyo kooxda Al-Shabaab.
Wareysiga wuxuu si faahfaahsan uga hadlay dagaalladii ka dhacay Baydhabo, sababta ciidamada isaga taabacsan ay u weerareen magaalada, iyo waxa uu ku tilmaamay isku day ay ku doonayaan inay dib ugu soo ceshadaan maamulka Koonf...
- Title
- In ka badan 160 qof ayaa ku dhintay Nepal, boqolaal dalxiisayaal ahna weli waa la la’yahay.
- Runtime
- 1:25
- Date posted
- 20 days ago
- Description
- In ka badan 160 qof ayaa ku dhintay Nepal, boqolaal dalxiisayaal ahna weli waa la la’yahay, kaddib markii daad xooggan oo aan la fileyn iyo dhul-go’ uu ku dhuftay dalkaas.
Dalxiisayaasha la la’yahay waxaa ka mid ah in ka badan 100 qof oo ka yimid Hindiya, 47–54 qof oo Maraykan ka yimid, 34 qof oo Australian ah, iyo 33 qof oo British ah, iyo sidoo kale in ka badan 100 qof oo u dhashay Nepal. Deegaanku wuxuu caan ku yahay dadka buuraha dalxiiska u taga.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/002...
- Title
- Puntland oo Turkiga ku eedeysay duqeymaha ka socda xeebaheeda
- Runtime
- 6:53
- Date posted
- 21 days ago
- Description
- Yaa ka dambeeya duqeymaha maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal, maxaase xiriir ah oo ka dhexeeya weerarradaas, markabka M/V Lutuf iyo burcad-badeedda Soomaalida?
Puntland ayaa si toos ah Turkiga ugu eedeysay duqeymo aan weli cidina sheegan oo ka dhacay xeebaha Nugaal. Wasiir ku-xigeenka amniga Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa wareysi uu siiyay BBC ku sheegay in maamulkoodu hayo wax uu ku tilmaamay “caddeymo” la xiriira dhaqdhaqaaqyada Turkiga ee markabka iyo xeebaha ku hareeraysan.
Duqeymaha ayaa billowday kaddib markii burcad-badeed Soomaali ahi 17-kii Agoosto afduubteen markabka M/V Lutuf oo ku gooshayay calanka Cameroon. Sarkaal Soomaali ah ayaa AP u sheegay in markabku siday hub iyo qalab kale oo ka yimid Turkiga, kuwaas oo ku sii jeeday xarun tababar milatari oo Turkigu ku leeyahay Muqdisho.
Weerarro xigay ayaa dhimasho ka geystay Garmaal iyo Jiifle ee gobolka Nugaal. Qaar ka mid ah dadka deegaanka iyo ehela...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 18:55
- Date posted
- 21 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 35:10
- Date posted
- 21 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- 14 carruur ah oo ku geeriyooday dab qabsaday isbitaalkii ay ku dhasheen ee Pakistan.
- Runtime
- 0:50
- Date posted
- 21 days ago
- Description
- 14 carruur ah oo ku geeriyooday dab qabsaday isbitaalkii ay ku dhasheen ee Pakistan.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- In ka badan 36 tan oo kalluun mamnuuc ah oo la burburiyay.
- Runtime
- 0:32
- Date posted
- 21 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Guddiga Doorashooyinka ayaa aqbalay go’aankii Maxkamadda Sare ku baabi’isay doorashada Galmudug.
- Runtime
- 1:07
- Date posted
- 21 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxanimo
- Runtime
- 29:16
- Date posted
- 22 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxanimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:18
- Date posted
- 22 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Shiinaha oo indhaha ku haya fursadaha ganacsi ee Soomaaliya
- Runtime
- 4:40
- Date posted
- 22 days ago
- Description
- Maxay shirkadaha Shiinaha ka raadinayaan Soomaaliya, maxayse ganacsatada Soomaaliyeed u soo bandhigeen maal-gashadayaasha ka socda China?
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo Rugta Ganacsiga Shiinaha.
In ka badan 30 xubnood oo matalaya shirkado waaweyn oo Chinese companies ah ayaa ka qeybgalay shirweynaha, halka ganacsatada Soomaaliyeed ay soo bandhigeen fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee ka jira Soomaaliya.
Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo xoojin lahaa Somalia-China trade relations, loo abuuri lahaa xiriir toos ah oo dhex mara ganacsatada labada dal, isla markaana loo sahmin lahaa fursadaha cusub ee maalgashiga Soomaaliya.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha, Dr Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa BBC Somali uga warrantay muhiimadda shirkan, fursadaha uu u abuuri karo ganacsatada Soomaaliyeed iyo waxa...
- Title
- Su’aalaha ka careysiiya Trump ee ka keenay inuu aflagaadeeyo wariyeyaasha.
- Runtime
- 1:28
- Date posted
- 22 days ago
- Description
- Su’aalaha ka careysiiya Trump ee ka keenay inuu aflagaadeeyo wariyeyaasha.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Duufaano xooggan oo ku dhuftay Faransiiska
- Runtime
- 0:35