BBC News Somali
Muxuu yahay "Roobka madow" ee ay ka cabanayeen dadka ku nool Moscow.
- Title
- Muxuu yahay "Roobka madow" ee ay ka cabanayeen dadka ku nool Moscow.
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Dagaallada ayaa lagu arkaa arrimo la yaab leh oo aan hore loo arki jirin, mar kasta oo ay sii daba dheeraadaanna waxay la yimaadaan waxyaabo ku cusub bulshada alagu dul dagaallamayo.
Wax u eg sidii baraf madow ayaa cirka ka soo daatay magaalada Moscow ee casimadda dalka Ruushka. Arrintan ayaa timid ka dib markii Ukraine ay 200 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerartay warshad saliidda sifaysa oo Ruushku leeyahay.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:07
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:17
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- 7 dhacdo oo ka yaabiyay caalamka | Koobka Adduunka 2026
- Runtime
- 5:07
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Koobka Adduunka ee FIFA 2026 wuxuu ku bilowday qaab aan la rumeysan karin! Fiidiyowgan, waxaan ku eegeynaa 7-dii dhacdo ee ugu weynaa ee durba gilgilay taariikhda kubadda cagta adduunka intii uu tartanku socday.
Haddii aad tahay taageere kubadda cagta ah, fadlan nagu la wadaag ra'yigaaga qaybta faallooyinka.
--------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahads...
- Title
- Sheekada Koobka Adduunka ee taabatay qalbiyo badan- Hooyada goolhayaha Cape Verde.
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Goolhayaha rug-caddaaga ah ee Vozinha ayaa noqday halyey qaran kadib bandhig cajiib ah oo uu ka sameeyay kulamadii u dambeeyay.
Sheekada ugu hadal-haynta badan ma ahayn badbaadinta kooxdiisa, balse waxay ahayd rabitaankiisa ah in hooyadiis, Ana Cândida Évora, ay goob joog uga noqoto safarkiisa taariikhiga ah.
#bbcsomali #worldcup #capeverde #vozinha
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay suurtagalnimada Saldhig Israa’iil ka hesho Somaliland.
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Iiraan ayaa kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayo dagaalka.
- Runtime
- 0:44
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:18
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda galabnimo
- Runtime
- 29:49
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda galabnimo
- Title
- Kubbad weyn oo Koobka Adduunka ah ayaa xaalad ka dhex abuurtay waddooyinka dalka El Salvado.
- Runtime
- 0:24
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Maxay tahay Abaal-marinta Sahyuuniyadda Israa’iil ee Madaxweynaha Somaliland la guddoonsiiyey?
- Runtime
- 0:50
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magaalada Qudus lagu guddoonsiiyey Abaal-marinta Friends of Zion, oo lagu maamuuso hoggaamiyeyaasha taageera Israa’iil iyo xiriirka ay la leeyihiin.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Tartan orad oo u dhaxeeyay dadweyne iyo askari oo ku soo dhamaaday xaalad lama filaan ah.
- Runtime
- 0:36
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo iyo Kauthar Indho
- Runtime
- 29:17

- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 59:51
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- Qoddobo ku saabsan kulankii Cirro iyo Netanyahu ay yeesheen
- Runtime
- 1:41

- Caawa aargoosi miyaa ka dhici doona cayaarta adag ee la wada sugayo?
- Runtime
- 1:13

- Sarkaal booliis ah oo xirfadiisa kubadda cagta kaga yaabiyay taageerayaasha koobka aduunka.
- Runtime
- 0:20
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxanimo
- Runtime
- 29:20
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxanimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 54:04
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- Waa kuma ninka ku aasan qabriga uu ubaxa dhigay madaxweyne Cirro?
- Runtime
- 1:07
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Intii uu ku jiray booqashadiisii Israa’iil, Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ubax-dhigay qabriga Theodor Herzl, oo sidoo kale loo yaqaanay Benjamin Ze'ev Herzl, kaas oo ku yaalla Buurta Herzl ee magaalada Qudus.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxaa ka dhex dhacaya maskaxdaada markii aad kubad ciyaareyso?. | BBC Somali
- Runtime
- 5:54
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Ciyaartoyda kubadda cagta ayaa hadda ka orad badan intii hore laakiin ciyaarta waxaa badali kara wax yar oo farsamo maskaxeed ah, kooxaha horumaray ayaa isku dayaya in fahmaan sida ciyaartoyda u fakaraan iyo sida ay u qaadan karaan go’aan deg deg ah.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.c...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:52
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Madaxweynaha Somaliland oo booqday Israa'iil.
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Booqashadan ayaa daba-socota markii Israa'iil ay aqoonsatay Somaliland bishii Diseembar 2025. Madaxweyne Cirro ayaa la filayaa inuu la kulmo Ra'iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, iyo inuu xarigga ka jaro safaaradda Somaliland ee Qudus, isla markaana uu wadahadallo ka yeesho amniga, ganacsiga, maalgashiga iyo tiknoolajiyadda.
Safarkan ayaa loo arkaa tallaabo weyn oo lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya Israa'iil iyo Somaliland, halka Soomaaliya ay si adag uga soo horjeesatay xiriirka sii kobcaya ee labada dhinac.
- Title
- Taliban oo rasaaas ku furtay dumar mudaharaadaya
- Runtime
- 1:02
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Agab laga xaday xulka qaranka England | BBC Somali

- Ma garanaysaa sababta Afrikaan badan u taageerayeen Mexico ciyaartii ay la yeesheen South Africa?
- Runtime
- 0:59

-----------------------------------------------
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www....
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 59:59
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Trump oo markale weeraray Soomaalida iyo Ihan xilli arrinta Cumar Cartan ay weli taagantahay.
- Runtime
- 1:07
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Cumar Cartan oo noqday garsooraha cayaarta PSG iyo Aston Villa.
- Runtime
- 0:40

- 29:53
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Xogtaan ma ka ogtahay World Cup-ka?
- Runtime
- 1:59
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Waxaa caawa bilaabanaya koobkii adduunka ee 2026, oo ka qabsoomaya markii ugu horeysay saddex dal oo kala ah Mexico, Canada iyo Mareykanka si wadajir ah.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:43
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Xasan Sheekh wuxuu noo sheegay inuu hal qaran tageero, ee adigu yaa taageeraysaa World Cup-ka?
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Toos: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 33:35
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Toos: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- "Mucaaradku waxay rabeen inay qori ku qabsadaan xukunka" - Dowladda Soomaaliya
- Runtime
- 13:50
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Kadib xiisaddo siyaasadeed oo toddobaadkii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa markii danbe lagu guuleeystay in si nabad ah lagu dhameeyo.
Haaddaba Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Aden Xadaana ayaa ka warramaya xaaladihii ugu danbeeyay iyo eedaha ay mucaaradku usoo jeediyeen dowladda.
Waxa uu warramay Aden Maxamed Cabdi Saalamiin.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo sida Cumar Cartan loogu soo dhaweeyay Staduim Muqdisho.| BBC Somali
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:33
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Cumar Cartan haddii gelitaanka Mareykanka loo diidey, muxuu Mexico ama Canada u tagi waayay?
- Runtime
- 1:04
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Cumar Cartan oo si weyn loogu soo dhaweyay Muqdisho.| BBC Somali
- Runtime
- 2:57

- 29:46
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Arrinta Cumar Cartan oo noqotay warka ugu saamaynta badan dunida maanta.

- Dadweynaha oo ka falceliyay soo celintii Cumar Cartan ee Mareykanka
- Runtime
- 4:23
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Qaar ka mid dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa fikirkooda ka dhiibtay in Mareykanka uu diiday in Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan in galo dalkaas si uu uga mid noqdo garsoorayaasha dhexdhexaadinaya ciyaaraha aduunka oo dhawaan ka furmi doono dalalka Mareykanka, Kanada iyo Meksiko.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bul...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:25
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Cumar Artan: Sidee ayuu ku noqday garsoore heer caalami ah? | Wareysi
- Runtime
- 25:46
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Cumar Cabdulqaadir Cartan sidee ayuu uga soo gudbay garsoorka gudaha Soomaaliya una gaaray heerka ugu sarreeya kubadda cagta Afrika iyo caalamka?
Wareysigan gaarka ah ee BBC Somali, ayuu Omar Artan wuxuu uga warramayaa safarkiisa garsoornimo, halka uu kasoo bilaabay, caqabadihii uu kasoo gudbay iyo sida uu ugu dambeyn uga mid noqday garsoorayaasha sida weyn looga aqoonsaday Afrika iyo caalamka.
Wareysiga waxaa lala yeeshay xilli uu isku diyaarinayay inuu ka qeyb galo Koobka Adduunka 2026, kahor inta aan la xaqiijin inuu seegayo tartanka. Tan iyo markaas, Cartan wuxuu gaaray marxalad kale oo taariikhi ah, isagoo loo doortay inuu dhexdhexaadiyo UEFA Super Cup.
Cumar Cartan ayaa sidoo kale loo aqoonsaday garsooraha ragga ee Afrika ugu fiican, waxaana safarkiisa garsoornimo uu gaarsiiyay tartamada waaweyn ee CAF iyo FIFA. Wareysigan wuxuu sharxayaa qofka ka dambeeya guulahaas iyo sida uu ku gaaray heerka caalamiga ah.
Waxaa la sheekeystay...
- Title
- Cumar Cartan oo seegaya ka qeyb galka koobka Aduunka barina ku soo laaban doona Muqdisho.
- Runtime
- 2:06
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:30
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Maxay tahay xiisadda ka dhacday hotel Elite?
- Runtime
- 7:49
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Ciidamada amaanka ayaa ku soo bandhigay gudaha hotelka Elite ee magaalada Muqdisho hub iyo saanad ciidan oo ay weheliso labo drone, kuwaas oo ay sheegeen in laga soo saaray hotelka oo uu baaritaan ka socday tan iyo maalinimadii Sabtida.
Hotelkan oo ku yaala xeebta degmada Cabdicasiis gaar ahaan Liido, waxa milkiyadiisa leh wasiirkii hore ee amniga ee xukuumaddii ra’isul wasaare Rooble, wuxuuna dawladda federaalka ku eedeeyay in si sharci darro ah hotel kiisa lagu galay, laguna qabsaday.
Haddaba si aan u helno warrarkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho waxa hadda khadka ugu waramay Kauthar, weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whats...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:12
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Iiraan oo xalay si lama filaan ah weerarp gantaalo ah ugu qaaday waqooyiga Israa'iil.
- Runtime
- 1:06
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Ugu dambeyn BBC Somali waxay kusoo biirtay TikTok
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 3 months ago
- Description
- Soo raac boggeena : https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali