BBC News Somali
TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 50:37
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Daawo sida layaabka leh ee askarigan u badbaadiyay nin ku jiray gaari gubanayay.
- Runtime
- 1:09
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Askari boolis ah oo si geesinimo leh nin uga badbaadiyay gaari gubanayay.
Muuqaal ay duubtay kamaradda askariga ayaa muujinaysa daqiiqaddii uu askarigu si geesinimo leh uga badbaadiyay nin gaari dab qabsanayay, ilbiriqsiyo uun ka hor inta uusan ololku wada liqin gaariga.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Turkiga oo joogitaanka ciidamadiisa ee Soomaaliya ku kordhiyay labo sano oo dheeraadaad ah.
- Runtime
- 1:42
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay in ciidamada turkiga ay joogaan Soomaaliya tan iyo ilaa 2028 da ka dib codsi uga yimid madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Mamdani
- Runtime
- 2:24
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani ayaa farriin u reebay Netanyahu kahor safarkiisa la filayo inuu ku tago New York.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:20
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- PSF oo sheegatay inay tahay Ciidan Federaal iyo Puntland oo Laag war kasoo saartay
- Runtime
- 6:08
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Kadib iska horimaad ka dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari, ciidamada Puntland iyo Puntland Security Force (PSF) ayaa soo saaray warar is khilaafsan oo ku saabsan sababta dagaalka iyo wixii ka dhacay.
Wareysi uu siiyay BBC, Xoghayaha Guud ee PSF, Cabdikhaaliq Awil, ayaa sheegay in ciidankoodu uu ku jiray hawlgal amni oo caadi ah, isla markaana uu hadda ka tirsan yahay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dowladda federaalka.
Dhanka kale, Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay fulisay hawlgal amni oo qorshaysan, iyadoo ku eedeysay PSF inay qayb ka ahayd falal amni darro iyo qalqal gelin. Puntland ayaa sidoo kale ku eedeysay dowladda federaalka inay ku lug leedahay abaabulka ciidamadan.
Warbixintan oo wariyaha BBC, Abdinasir Ali diyaariyay, waxay isku soo ururineysaa aragtida labada dhinac, taariikhda PSF, halka uu salka ku hayo khilaafkan, iyo waxa uu uga dhigan yahay xiriirka u dhexeeya Puntland iyo dowladda federaalka So...
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:02
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Xulka hantiyay Koobka Adduunka 2026 oo si boqortooyo leh loogu soo dhaweeyay Madrid.
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Siyaad Barre kadib, maamulka Muqdisho ayaa markii u horeysay baaraya biyaha laga isticmaalo magaalka
- Runtime
- 15:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa ku dhawaaqday in markii ugu horeysay tan iyo 1991 kii, magaala madaxda laga hirgaliyay shaybaarka hubinta badqabka iyo tayada biyaha laga isticmaamlo. Shaybaarkan oo noqonaya mid baaris ku sameyn doona dhammaan biyaha ka yimaada ceelasha ku yaala Muqdisho iyo hareerraheeda iyo warshadaha biyaha sifeeya ayaa looga gol leeyahay in lagu hubiyo caafimaadka bulshada sida ay sheegtay dawladda hoose.
Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa xafiiskiisa ku booqday gudoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir ahna Maayar kuxigeenka caasimadda Muqdisho Ciise Maxamuud Guure, wuxuna la yeeshay waraysigan.
#muqdisho #banaadir #biyo
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo iyo Kauthar Indho
- Runtime
- 29:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo iyo Kauthar Indho
- Title
- TOOS:Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:25
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS:Dunida iyo Maanta
- Title
- Spain lacag imisa dhan ayay ka helaysaa Koobka Adduunka?
- Runtime
- 1:24
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Trump oo markuu Spain Koobka guddoonsiin rabay laga maqlay garoonka oorin iyo qeylo.
- Runtime
- 0:22
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Madrid oo weli laga dabaaldagayo kadib guushii Spain ee Koobka Adduunka
- Runtime
- 0:24
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:15
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Isbarbardhiga Ronaldo iyo Messi, Ronaldo ma ciyaartoyda xulka Portugal ayaa ciilay?
- Runtime
- 2:29
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo ilbiriqsigii ay diyaarad dagaal sigtay boqolaal qof oo xeeb joogay.
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Diyaarad ka tirsan kooxda bandhigga duulimaadyada ee ciidamada badda Mareykanka ayaa si aad ugu dhow uga dul duushay xeebta Pensacola Beach ee gobolka Florida intii uu socday bandhig cirka ah.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Siduu ku suurta galay Sawirka Messi uu u qabeynayo Yamal?
- Runtime
- 1:49
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Sawirkan ayaa si weyn loo baahiyay markii Lamine Yamal uu ka caawiyay Spain inay ku guuleysato Euro 2024, aabihiisna uu mid ka mid ah soo dhigay khadka internetka isagoo wata farriin ah: "Bilowgii laba halyeey." Waxaa la qaaday 2007 markii qoyska Lamine Yamal ay ku guuleysteen tartan si ay qayb uga noqdaan duubista. Waxaan la hadalnay Joan Monfort, oo ah sawir qaadaha ka dambeeyay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Trump oo ku dhaliilay tababaraha England in uu difaac galiyay Haryy Kane.
- Runtime
- 0:32
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Donald Trump madaxweynaha Mareykanka ayaa macalinka England ku dhaliilay in uu difaac galay ka dib markii ay gool ku hogaamiyeen ciyaartii afar dhamaadka oo ay la ciyaariyeen xulka Argentina.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Spain vs Argentina: Ciyaar noocee ah ayaa la filayaa Final-ka Koobka Adduunka?
- Runtime
- 20:21
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Muqaalkaan waxaan ku falanqeyneynaa ciyaarta Final-ka Koobka Adduunka ee u dhaxeysa xulalka Argentina iyo Spain maalinta Axada.
Ciise Talyaani oo ah wariye arrimaha ciyaaraha ayaa sharaxaya fursadaha iyo dulduleelada ay labada xul leeyihiin.
#Spain #Argentina #WorldCup2026 #KoobkaAdduunka #Messi #LamineYamal #BBCSomali #KubaddaCagta
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:06
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Waa kee hannaanka doorasho ee Soomaaliya ku haboon xilligan?
- Runtime
- 0:30

- Muuqaalka garsooraha Muslimka ah ee sujuuday kaddib ciyaartii England iyo Argentina oo aad u faafay
- Runtime
- 0:27
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Muuqaalka qoolley naqasku ku dhagay oo bahda caafimaadku ay Oxygen siiyeen
- Runtime
- 0:24
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:42
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Muuqaal ay duubeen dad saarnaa tareen uu hareeyay dab keyn ka kacay
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Spain vs Argentina: Messi Mise Yamal? Falanqaynta Final-ka Koobka Adduunka
- Runtime
- 9:02
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Spain iyo Argentina ayaa ku kulmaya final-ka Koobka Adduunka 2026, kulan si weyn loo sugayo oo lagu go'aamin doono horyaalka adduunka.
Barnaamijkan, Cabdinaasir Cali iyo Kauthar Indho ayaa falanqeynaya qaabkii ay labada xul ku soo gaareen final-ka, awoodaha iyo tabar darrada koox kasta, ciyaartoyda laga filayo inay go'aamiyaan kulanka, iyo xeeladaha ay adeegsan karaan labada tababare.
Waxay sidoo kale ka hadlayaan doorka Lionel Messi ee laga yaabo inuu noqdo Koobkiisii Adduunka ee ugu dambeeyay, saameynta xiddigaha da'da yar ee Spain sida Lamine Yamal, iyo saadaashooda ku aaddan cidda qaadi doonta Koobka Adduunka 2026.
Yaa kula tahay inuu noqon doono horyaalka adduunka? Spain mise Argentina? Noogu reeb aragtidaada iyo saadaasha natiijada qaybta faallooyinka.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#Spain #Argentina #WorldCup2026 #KoobkaAdduunka #Messi #LamineYamal #BBCSomali...
- Title
- Iiraan oo soo ridday diyaarad Mareykanku leeyahay.
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Iiraan oo soo ridday diyaarad Mareykanku leeyahay xilli ay xoojisay weerarrada ka dhanka ah qulafada Mareykanka.
Iiraan ayaa sheegtay inay soo ridday oo burburisay diyaarad nooca MQ-9 ah oo Mareykanku leeyahay, taas oo ay ku andacoonayso inay ku duuleysay hawada magaalada Andimeshk.
Sida ay sheegeen Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan, diyaaradda waxaa lagu soo riday nidaam casri ah oo difaaca cirka ah.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channe...
- Title
- In ka badan 50 kun oo qof ayaa ka qeyb galay tartan kaluumeysi oo ka dhacay dalka Nigeria.
- Runtime
- 0:33
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 28:30
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:52
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- 'Dad badan waxay inoo arkaan inaan fasahaadineyno gabdhahooda’
- Runtime
- 1:30
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Wareysigan gaarka ah, aasaasayaasha Guntiino Podcast ayaa waxay kaga hadlayaan sababta ay u bilaabeen barnaamijkooda, dhaliilaha iyo taageerada ay la kulmeen, sida ay u doortaan mowduucyada ay ka hadlaan, iyo sababta ay u aaminsan yihiin in ka hadalka dhibaatooyinka gabdhaha Soomaaliyeed aanu ceeb ahayn oo doodaha noocan ahi ay muhiim u yihiin bulshada Soomaaliyeed.
- Title
- 'Dad badan waxay inoo arkaan inaan fasahaadineyno gabdhahooda’ - Sheekada Guntiino iyo BBC
- Runtime
- 33:27
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Baraha bulshada waxaa si weyn ugu soo kordhay podcast-yada Af Soomaaliga ku baxa, waxaana kuwa ugu hadal haynta badan ka mid ah Guntiino Podcast, oo ay aas aaseen gabdho Soomaaliyeed kana hadla arrimaha bulshada, gaar ahaan caqabadaha iyo waaya-aragnimada haweenka.
Wareysigan gaarka ah, aasaasayaasha Guntiino Podcast waxay kaga hadlayaan sababta ay u bilaabeen barnaamijka, dhaliilaha iyo taageerada ay la kulmeen, iyo sababta ay u aaminsan yihiin in ka hadalka dhibaatooyinka gabdhaha Soomaaliyeed aanu ceeb ahayn.
Waxay sidoo kale sharxayaan sida ay u doortaan mowduucyada ay ka hadlaan, farriimaha ay ka helaan daawadayaasha, iyo sababta ay u rumeysan yihiin in doodaha noocan ahi ay muhiim u yihiin bulshada Soomaaliyeed.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#GuntiinoPodcast #BBCSomali #Podcast #HaweenkaSoomaaliyeed #BulshadaSoomaaliyeed #SomaliPodcast
- Title
- Erling Haaland oo watay xusuus aan caadi ahayn oo taageerayaal badan ka yaabisay
- Runtime
- 0:37
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Erling Haaland ayaa dalkiisa ku soo laabtay isagoo watay xusuus aan caadi ahayn oo Koobka Adduunka ah, raccoon la xafiday oo lagu sheegay inuu ku soo iibsaday $750!
Xulka kubadda cagta Norway ayaa ku soo laabtay Oslo kadib markii laga reebay Koobka Adduunka, iyadoo kumannaan taageerayaal ah ay garoonka diyaaradaha isugu soo baxeen si ay u soo dhaweeyaan kooxda.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxkamad ayaa CabdiNuur siisay lacag, kadib markii lagu tuhmay weerar argagixiso
- Runtime
- 5:18
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Cabdi Nuur oo ah garyaqaan loo qabtay tuhun ah in uu ku lug lahaa weerar argagixiso oo dhacay magaalada Nairobi sanadkii 2019 kii ayey maxkamadda sare ee Kenya u xukuntay lacag magdhaw ah oo ka badan 50 kun oo dolar.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:31
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:38
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Falanqaynta Kulanka Spain iyo France: Koobka Adduunka 2026
- Runtime
- 7:20
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Spain iyo France ayaa foodda is daraya semi-final-ka Koobka Adduunka 2026, kulan si weyn isha loogu hayo oo go'aamin doona kooxda u gudbaysa final-ka.
Barnaamijkan, ayaa Cabdinaasir Cali iyo Kauthar Indho ku falanqeynayaan qaabka ay labada xul ku soo gaareen semi-final-ka, ciyaartoyda laga filayo inay saameynta ugu weyn yeeshaan, xeeladaha labada tababare, iyo cidda ay u arkaan inay u dhowdahay guusha.
Waxay sidoo kale ka hadlayaan doorka xiddigaha sida Lamine Yamal, Rodri iyo Kylian Mbappé, meelaha ay ku kala xooggan yihiin Spain iyo France, iyo saadaashooda ku aaddan natiijada kulanka.
Yaa u gudbaya final-ka Koobka Adduunka 2026? Spain mise France?
Aragtidaada noogu reeb qaybta faallooyinka.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#Spain #France #WorldCup2026 #KoobkaAdduunka #BBCSomali #KubaddaCagta #LamineYamal #Mbappe
- Title
- Maxkamad xukun dil ah ku riday hogaamiyaha RSF iyo labo walaalihiis ah.
- Runtime
- 1:18
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Duqeyn cirka ah oo lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee Xuutiyiintu maamulaan.
- Runtime
- 0:48

Yemen ayaa sheegtay inay weerar cirka ah ku qaaday dhabaha ay diyaaradaha ka duulaan kuna degaan ee Garoonka Diyaaradaha Sanca, si ay uga hortagto in halkaas ay ka degto diyaarad la sheegay inay sidday xubno ka tirsan Xuutiyiinta ay Iran taageerto.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo sida daadadkan ay ilbiriqsiyo gudahood u qaadeen baabuur badan.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Muuqaalkan ayaa laga duubay magaalada Chengde ee Shiinaha, halkaas oo daadad xooggan ay ka dhasheen Duufaanta Bavi oo ahayd duufaantii ugu awoodda badnayd ee sanadkan ku dhufata dhulweynaha Shiinaha.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:22
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:13
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Waa kuma Amiirka ay Soomaaliya daraadiis calanka hoos ugu dhigtay?
- Runtime
- 2:02
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxay tahay jawaabta adag ee Iraan ka bixisay weerarrada Mareykanku xalay ku qaaday?
- Runtime
- 1:24
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Afhayeenka Baarlamaanka Iiraan Maxamed Bagher Ghalibaf, oo ah madaxa ugu sarreeyay kooxdii Markeynka Maraykanka wadahadalka la gashay, ayaa Axaddii sheegay in xilligii "heshiiska halka dhinac ah" uu dhammaaday.
Wuxuu qoraal uu soo dhigay barta X ku yiri:
"Waxaan idiin sheegnay: haddii aad ballantiinna ilaalin weydaan, qiimaha waad bixin doontaan. Xaqiiqadu way soo dhowaatay."
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa sidoo kale ku eedeysay Maraykanka inuu sababay "soo noqoshada amni-darrada" ee ka jirta Marin-biyoodka Hormuz.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/<...
- Title
- Israa'iil ayaa badaleysa khadka Jaallaha oo ah halkii lagu heshiiyay.
- Runtime
- 3:49
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Qaza, xuduudaha ay Israa'iil ka maamusho dhulka ayaa sii kordhaya, taasoo dib u habeyn ku sameyneysa nolosha dadka rayidka ah. Sida ku cad heshiiska uu Mareykanku ka odayeeyay ee lala galay Xamaas, Israa'iil waxay ogolaatay inay ciidamadeeda ay kala baxdo xariiqda jaallaha ah ee khariidadaha militariga Israa'iil - waxaana si toos ah loogu calaamadeeyay dhulka calaamad shub ah oo jaalle ah. Laakiin Israa'iil waxay calaamadaas kusii balaarineysay meelo fog oo Gaza ah. Marka meelaha ay Israa'iil maamusho waxa kusii fidayo waxa loo yaqaan Khadka Jaallaha ah, dhulka ay heli karaan dadka reer Gaza ayaa sii yaraanaya. Munira Mohamed ayaa soo dirtay warbixi9ntan waa kan Aden Maxamed Cabdi Saalamiin oo soo jeediya.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: htt...
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:30
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Kuleylka Yurub ka jira oo sababay dab ka kacay keymaha Spain oo dad badan ku dhinteen
- Runtime
- 0:25
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay mid ka mid ah dababka kaymaha ee ugu dhimashada badan Spain.
Boqolaal ka tirsan ciidamada gurmadka degdegga ah ayaa ka qeyb qaatay la tacaalidda dabka, halka boqolaal qof oo degganaa deegaanka laga daadgureeyay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxay ciyaartoyda kubadda cagtu u xirtaan waxaan u eg rajabeetada dumarka?
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Muuqaalkan Erling Haaland ayay dadku aad isku weydiiyaan su’aasha ah waxaan uu qabo. Waxaa lagu arkay koobkan adduunka ciyaartoy badan oo funaanaddooda ka hoos xiran qalabkan.
Waxaa loo yaqaan (smart vest). Inkastoo aysan ahayn tiknoolajiyad cusub oo horey loogu isticmaali jiray ciyaaraha heerka sare, haddana dad badan ayaa markii ugu horreysay arkaya maadaama koobkan adduunka aad loogu isticmaalayo.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- 'Qofkii qoriga diida inuu dhiibo waa lagu dilayaa' -Tallaabooyinka lagu xaqiijinayo nabadda Galmudug
- Runtime
- 1:04