BBC News Somali
TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:29
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Hooyo garaaca wadnaha gabadheeda oo geeriyootay ka dhageysaneysa xabadka wiil.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Dhalinyaro AI ka baranaya luuqado halkii ay fasal u fadhiisan lahaayeen
- Runtime
- 3:32
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Dhalinyaro badan oo ku nool Nigeria ayaa bilaabay inay garaadka macmalka ah (AI) u adeegsadaan barashada luuqadaha qalaad, halkii ay ka aadi lahaayeen xarumaha waxbarashada ama fasallada caadiga ah.
Qaar badan ayaa aaminsan in AI ay ka caawin karto inay si degdeg ah u bartaan luuqadaha looga baahan yahay dalalka ay rajeynayaan inay u safraan, si ay uga helaan waxbarasho, shaqo ama fursado kale oo nololeed.
Warbixintan waxay eegaysaa sida AI u beddeshay habka ay dhalinyaradu u bartaan luuqadaha, fursadaha ay abuureyso, iyo caqabadaha la socda isticmaalka tiknoolajiyadan.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#AI #GaraadkaMacmalka #BBC #BBCSomali #Tiknoolajiyada #Waxbarasho
- Title
- Inta badan Muhaajiriintii tobanaankii kun ahaa ee u gudbay Spian ayaa dib loogu soo celiyay Marooko.
- Runtime
- 0:44
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- "Waxaan ka gudbeynaa marxaladii hubanti la'aanta siyaasadeed" - Xasan Sheekh
- Runtime
- 12:22
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Waa qeyb ka mid ah khudbad dheer oo uu maanta madaxweynaha ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka 11aad.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo warbixin ku saabsan furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka 11aad.
- Runtime
- 1:48
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- 5 Bilood ka dib Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta furmay iyadoo la sheegay in labo kale ay u dhimanyihiin waloow mucaaradka ay sheegeen in mudo xileedka Baarlamanka uu dhamaaday.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- "Israa'iil fidnooyinka jira ee aduunka ayey ka mid tahay" Madaxweynaha Soomaaliy
- Runtime
- 1:51
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:01:31
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Muuqaalka libaax badeed nin ku weeraray badda gunteeda.
- Runtime
- 0:27
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Hiba Nuura oo ka warrantay taariikhda Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Mareykanka
- Runtime
- 4:21
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Allaha u naxariistee, waxaa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyooday abwaankii iyo fannaankii waynaa ee hoballada Waaberi Axmed Cali Cigaal. Axmed ayaa la sheegay in uu waayadii dambe ku xanuunsaney halkaasi.
Sidoo kale, abwaanno iyo fannaaniin kala duwan oo BBC-du la hadashay ayaa sidoo kale u xaqiijiyey geerida fannaanka, kana tacsiyeeyey.
Fannaanka ayaa la sheegay inuu qorsheenayey inuu ka qeyb-galo xafladda sanad-guurada maamulka Puntland oo la xuso bisha Agoosto sanad kasta.
Haddaba nolosha iyo taariikhda Axmed Cali Cigaal ayaa waxaa BBC uga warrantay Hibo Maxamed (Hiba Nuura) oo Mareykanka ku sugan. Lifaaqa kore ka dhegeyso wareysigeeda:
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https:/...
- Title
- Daawo: Muuqaalka boqolaal tahriibayaal ah oo dabaal kaga yimi Afrika iyagoo ku qulqulaya Spain
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Mas'uuliyiinta deegaanka ayaa sheegay in wax ka badan 1,500 qof oo ka yimid Morocco ay soo gaareen dalka Spain toddobaadkii la soo dhaafay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:03
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida Iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:25
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida Iyo Maanta
- Title
- Galmudug waxaa ka socota doorashada tooska ah ee golayaasha deegaanka iyo tan barlamaanka Galmudug.
- Runtime
- 1:51
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- 'Gabdhaha jirkooda kusoo bandhiga social media, ee ishu ku dhacdo waxaa u daawo ah guurka'
- Runtime
- 0:43
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:14
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
Fardowsha Sh Abdirahman
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta - Kauthar Indho
- Runtime
- 1:00:18
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta - Kauthar Indho
- Title
- 'Gabdhaha jirkooda kusoo bandhiga social media, ee ishu ku dhacdo waxaa u daawo ah guurka'
- Runtime
- 20:23
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Da’yar badan oo Soomaaliyeed ayaa wajahaya caqabado ku saabsan ku dhiirrashada guurka, iyadoo loo sababeynayo arrimo ay ka mid yihiin shaqo la’aanta, qiimaha sare ee guurka, iyo culaysyada dhaqaale ee sii kordhaya.
Wareysigan, Guddoomiyaha Xarunta Guryasamo, oo ka shaqeysa arrimaha guurka iyo dhalinyarada, ayaa ka hadlaya caqabadaha horyaalla dhalinyarada doonaysa inay guursadaan. Wuxuu sidoo kale sheegay in ragga xaasaska leh ee leh awood dhaqaale ay ka habboon tahay inay ka qayb qaataan fududeynta guurka wiilasha iyo gabdhaha aan awoodin, halkii ay iyagu ka guursan lahaayeen xaasas badan.
Barnaamijkan waxaa lagu falanqeynayaa xaaladda guurka ee dhalinyarada Soomaaliyeed, doorka bulshada iyo qoysaska, iyo sida loo yareyn karo culaysyada ka hor istaagaya dhalinyarada inay qoys dhistaan.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#Guurka #Dhalinyarada #Soomaaliya #BBCSomali #Guryasamo #Q...
- Title
- Muuqaalka wiil dhalinyaro ah oo badbaadiyay ilmo baddu qaaday ayaa aad u faafay
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Ryder Williams, oo ah badbaadiye xeebeed 16 jir ah oo shaqada ku cusub, badbaadiyay wiil 10 jir ah oo ku sigtay inuu ku hafan lahaa badda xeebta Seabright State Beach ee magaalada Santa Cruz, gobolka California.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- Muqaalka laga duubay gudaha bakhaarka Costco ee Kumamoto markii uu dhacayay dulgariirka Japan.
- Runtime
- 0:43
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Dowladda oo ka jawaabtay warqaddii Golaha Mustaqbalka uu diray.
- Runtime
- 6:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay warqad furan oo uu isbahaysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya u diray shirweynaha Kampala ee dhacaya dabayaaqada bishan, kaas oo looga hadli doono mustaqbalka hawlgalka nabad ilaalinta midowga afrika ee Soomaaliya.
isbahaysiga ugu weyn mucaaradka, ayaa warqad furan oo uu u diray hoggaamiyayaasha wadamada ciidamadoodu joogaan Soomaaliya, ee kamidka ah hawgalka Midowga Afrika, ku booriyay in ajandaha shirkooda ka dhacaya magaalada Kampala ee dalka Uganda ay ku darsadaan, in xoogga la saaro sidii xal loogu heli lahaa khiaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashada.
Wasiir kuxigeenka warfaafinta ee dawladda federaalka Cabdiraxmaan Yuusuf al-Caddaala oo waraysi siiyay BBC-da isaga oo jooga gobolka Mudug ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay, qaabka mucaaradku u qoreen warqaddaasi.
Weriyaheena magaalada Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayuu u waramay.
-------...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 2:38
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:12
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- France iyo Spian ayaa dadaal ugu jira sidii ay u damin lahaayeen dab ka kacay keymaha dalalkaasi.
- Runtime
- 0:42
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Wadamada Yurub gaar ahaan France iyo Spian ayaa wajahaya dab weyn oo qabsaday keymaha dalkaasi maadama lagu jiro kuleylaha xagaaga.
Ilaa 220 kun oo qof ayaa laga daadgureeyay dalka France halka in badan 75 kun laga daadgureeyay dalka Spian.
30 kun oo kalana waxaa loo sheegay in ay ku sugnaadaan goobahooda.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Bootarka caruurta ee Soomaalidu aad u isticmaasho oo kansar lagu sheegay,
- Runtime
- 1:18
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Bootarka caruurta ee Soomaalidu aad u isticmaasho oo kansar lagu sheegay, iyadoo shirkadda sameysay ay bixinayso $5.5 bilyan.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:56
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- BBC oo la hadashay Falastiiniyiin ay beegsadeen Israa'iisha dhulkooda ku habsatay
- Runtime
- 1:04
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Weerarro isdaba joog ah oo ay geysteen Israa'iiliyiin ku habsaday dhulka falastiin ayaa ka socda Daanta Galbeed ee reer Falastiin ee laga haysto, halkaas oo afar Falastiiniyiin ah iyo laba Israa'iiliyiin ah lagu dilay rasaas ka dhacday iska horimaad rabshado watay oo Jimcihii ka dhacay meel u dhow magaalada Nablus.
Labada dhinacba waxay midba kan kale ku eedeeyeen inuu huriyay rabshada.
Iska horimaadkaasi wuxuu sii xumeeyay xaaladda Daanta Galbeed oo laga deyrinayay, halkaas oo ay muddooyinkan ku soo badanayeen weerarrada ay deegaameeyayaasha israa’iliyiinta ee xagjirka ahi ku hayaan Falastiiniyiinta, kuwaas oo ay dhiirrigelinayaan xubno garabka midigta fog ka tirsan oo ka mid ah dowladda Israa'iil ee Netanyahu hoggaamiyaha u yahay.
Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu dardargelin doono dhismaha saldhigyo cusub oo beero ah oo ay “ku habsadayaashaas” ka samaystaan Daanta Galbeed.
Ciidanka Israa'iil ayaa sheegay inay "cambaaraynay...
- Title
- Mucaaradka oo digniin ka bixiyay doorashada Soomaaliya iyo mustaqbalka AUSSOM
- Runtime
- 6:44
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ah isbahaysiga ugu weyn ee mucaaradka, ayaa warqad furan u diray hoggaamiyeyaasha dalalka ciidamadoodu ka tirsan yihiin hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM, iyagoo ku booriyay in shirka Kampala lagu daro dood ku saabsan xal u helidda khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka Soomaaliya.
Shirka oo ka dhacaya Kampala 31-ka bishan ayaa diiradda lagu saarayaa mustaqbalka hawlgalka AUSSOM iyo caqabadaha dhaqaale ee wajahaya. Wareysigan, ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame BBC ugu sharxayaa sababta ay mucaaradku u rumeysan yihiin in heshiis siyaasadeed uu saldhig u yahay guusha hawlgalka amniga iyo xasilloonida dalka.
Wareysiga waxaa qaaday weriyaha BBC ee Muqdisho, Ibraahim Maxamed Aadan.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- BBC da ayaa booqatay iskuul duqeyn lagu dilay 120 Carruur ah.
- Runtime
- 1:28
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Bulshada Minab ee koonfurta dalka Iran ayaa wali jawaab u raadinaya duqeyn ka dhacday iskuul oo ay ku dhinteen 120 carruur ah.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dunida Iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dunida Iyo Maanta
- Title
- Guddoomiye xilka looga qaaday surwaal ku dheggan oo uu baaskiil ku waday.
- Runtime
- 1:12
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Surwaal ku dheggan oo uu ku waday baaskiil ayuu ku waayay shaqadiisa masuulkan oo ka tirsanaa dowladda Turkiga.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo xilli toogasho ay dad ku dhinteen ay ka dhacday Maraykanka.
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Daawo xilli toogasho ay dad ku dhinteen ay ka dhacday Maraykanka.
Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday toogasho ka dhacay Seattle Maraykanka.
Laba qof ayaa ku dhintay ugu yaraan shan kalena way ku dhaawacmeen rasaastii ka dhacday Xarunta Seattle, Washintong, sida laga soo xigtay Waaxda Dab-damiska Seattle.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Galmudug: "Ma jirto hub iyo ciidamo naloo soo marsiiyay Puntland"
- Runtime
- 5:48
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Maamulka Galmudug ayaa beeniyay eedeymo uga yimid Puntland oo ku saabsanaa in ciidamo iyo saanad hub ah la soo marsiiyay garoomo iyo deegaanno ka tirsan Galmudug.
Wareysi uu siiyay BBC, Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Galmudug, Cabdiraxmaan Axmed Xeyle, ayaa si faahfaahsan uga jawaabay eedeymahaas, isagoo sharaxay mowqifka maamulka Galmudug iyo sida ay u arkaan hadallada kasoo baxay Puntland.
Wareysiga waxaa qaaday Xasan Sheekh Cumar.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:44
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Soomaaliya oo canbaareysay hanjabaada Xuutiyiintu u direen Sacuudiga
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Baranbarada iyo siyaasadda Hindiya, maxaa isku xiray?
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Horaantii sanadkan, garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Hindiya ayaa dhalinyarada shaqo la'aanta ah ee hindiya ku tilmaamay "baranbaro". Halkii ay uga caroon lahaayeen ereygaas, dhalinyaro badan ayaa go'aansaday inay qaataan.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- Daawo: Muuqaalka nin dirqi kaga baxsaday shabeel soo weeraray
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Gabdhaha Soomaaliyeed iyo Afrika: Caqabadaha iyo fursadaha horyaalla
- Runtime
- 22:02
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- 25-ka Luulyo sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha Asalkoodu Ka Soo Jeedo Afrika, taas oo lagu iftiimiyo caqabadaha ay weli wajahaan malaayiin gabdhood iyo dadaallada lagu horumarinayo waxbarashadooda, caafimaadkooda iyo ka qaybqaadashadooda bulshada.
Barnaamijkan, BBC Somali waxay Tasliim Camuudi, oo u dhaq-dhaqaaqda arrimaha dhalinyarada iyo haweenka, kala hadlaysaa muhiimadda maalintan, caqabadaha ay wajahaan gabdhaha Afrika, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed, iyo tallaabooyinka loo baahan yahay si loo xoojiyo fursadaha ay helaan.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#GabdhahaAfrika #AfricaGirlsDay #Soomaaliya #BBCSomali #Haweenka #Dhalinyarada
- Title
- Wiil yar oo indho u noqday aabihiis oo ah nin araga la oo ka shaqeeyo dhismaha.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Runtime
- 1:17:29
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Title
- Muxuu yahay Qishkan hurdada ee military-gu isticmaalo ee hadda aadka ugu faafaya baraha bulshada?
- Runtime
- 0:55
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Muxuu yahay Qishkan hurdada ee military-gu isticmaalo ee hadda aadka ugu faafaya baraha bulshada?
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo bisad daroogo lagu qariyay oo lagu qabtay albaabka xabsi ku yaalla Ruushka.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Bisad daroogo lagu qariyay oo la qabtay albaabka xabsi ku yaalla Ruushka.
Mas'uuliyiinta xabsi ku yaalla Ruushka ayaa gacanta ku dhigay bisad la sheegay in loo adeegsanayay gelinta daroogo gudaha xabsi ku yaalla gobolka Nizhny Novgorod.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo: Muuqaalka Nibiriga dilaaga ah oo isku qarxinaya kalluun kale
- Runtime
- 1:06
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:21
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:13
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Kharashka Mareykanka kaga baxay dagaalka Iiraan oo gaaray 37.5 bilyan oo doolar.
- Runtime
- 1:57
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- "Sanadkaan ilaa 31 qoys ayaa laga saaray faqriga" Dr Shiine
- Runtime
- 6:04
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- mid ka mid ah beelaha daga gobalka Sanaag gaar ahaan duleedka degmadaCeerigaabo ayaa xoolaha sakada uga faa'ideynaya dadka reerkaas ka tirsan ee nugul si looga saaro saboolnimada Dr Maxamuud Axmed Maxamed oo loo yaqaano Dr Shiine oo ah hormuudka howshaas ayaa uga waramay Cabdishukri Heybe.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Heshiiska nukliyeerka ee USA iyo Sacuudiga oo hadal hayn badan dhaliyay.
- Runtime
- 1:20
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya ayaa kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo iskaashi dhinaca tamarta nukliyeerka ah. Heshiiskan ayaa u oggolaanaya shirkadaha Mareykanka inay ka qayb qaataan horumarinta barnaamijka tamarta nukliyeerka ee rayidka ee Sacuudiga, iyadoo dowladda Mareykanku sheegtay inuu xoojinayo iskaashiga dhaqaale, amniga iyo badbaadada nukliyeerka.

- 29:45
- Date posted
- 2 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo