BBC News Somali
TOOS: Dunida iyo Maanta - Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta - Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil
- Runtime
- 59:45
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta - Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil
- Title
- Doon dalxiis oo si dirqi ah uga baxsatay Jeer.
- Runtime
- 0:21
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Tan iyo 1991: Machadka Sare ee Amniga Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga qalin-jabiyay
- Runtime
- 5:14
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Maxay ka dhigan tahay in ku dhowaad 600 qof ay gudaha Soomaaliya kaga qalin-jabiyaan culuumta sare ee amniga, markii ugu horreysay tan iyo 1991?
Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda Soomaaliya ayaa qabtay qalin-jabintiisii ugu horreysay tan iyo burburkii dowladdii dhexe sanadkii 1991, iyadoo ku dhowaad 600 qof ay dhammaysteen waxbarasho la xiriirta amniga iyo istiraatiijiyadda.
Qalin-jabiyeyaasha ayaa bartay culuum ay ka mid yihiin maamulka hay’adaha amniga, baarista dambiyada iyo daraasaadka amniga. In ka badan 100 ka mid ah qalin-jabiyeyaasha ayaa ahaa gabdho, halka ardayda inteeda badan ay ka kala socdeen hay’adaha amniga iyo hay’adaha kale ee dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta, isagoo shahaadooyin guddoonsiiyay qalin-jabiyeyaasha.
Warbixintan BBC Somali waxaan ku eegaynaa qalin-jabintan, muhiimadda tababarka iyo waxbarashada sar...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:42
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Qaar ka mid ah dadweynaha Muqdisho oo taageeray garsoore Cumar Cartan.
- Runtime
- 2:38
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:03
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Cumar Cartan oo noqonaya qofkii ugu horeeyay ee aan Yurubiyaan ahayn oo garsooraya UEFA Super-cup
- Runtime
- 1:07
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Trump oo ka hadlay in uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada uuna ku baxsaday diyaarad sir ah?
- Runtime
- 0:54
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:33
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:19
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Ilbiriqsiyadii u dhexeeyay nolol iyo geeri, sida dirqiga ah qoyskan uga badbaadeen dhulgariir
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Ilbiriqsiyadii u dhexeeyay nolol iyo geeri bal ila daawo sida dirqiga ah qoyskan uga badbaadeen dhulgariir gurigooda burburiyay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Gantaal casri ah oo Shiinuhu ay rideen ayaa fashilmay
- Runtime
- 0:21
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Dagaalka Badda Madow: Ruushka iyo Ukraine oo isku haya marin muhiim u ah sahayda cuntada
- Runtime
- 3:40
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Ruushka iyo Ukraine ayaa sii xoojinaya dagaalka ka socda Badda Madow, halkaas oo weerarrada iyo iska horimaadyadu ay saameyn ku yeelanayaan maraakiibta iyo marinno muhiim u ah dhoofinta cuntada.
Badda Madow ayaa door muhiim ah ku leh dhoofinta qamadiga iyo badeecooyinka kale ee cuntada, waxaana dagaalka ka socda halkaas uu walaac ka abuuray amniga sahayda cuntada ee suuqyada caalamka.
Warbixintan waxaan ku eegeynaa dagaalka badda ee u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine, sababta Badda Madow muhiim u tahay iyo sida xiisaddaasi u saameyn karto dhoofinta iyo sahayda cuntada.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#Ruushka #Ukraine #russia
- Title
- Maxey tahay shaqada guddoomiyaha Golaha Shacabka? Xildhibaan Nuux habdhowraha golaha ayaa sharaxaya
- Runtime
- 2:05
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:20
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- "Guddoomiye sacabka ii daa" Murashax Cabdulqaadir Cumar Macalin
- Runtime
- 0:14
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta doortay gudoomiye cusub
- Runtime
- 2:38
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- kaddib markii uu xilkaasi ka tagay gudoomiyihii hore Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo dhawaantan loo doortay hogaamiyaha maaulka Koonfur Galbeed. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa u kala codeeyay labo murashax oo isu soo taagay in ay buuxiyaan xilka gudoomiyaha, waxayna aakhirkii doorteen Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo dhawr jeer oo kala duwan wasiir ka noqday xukuumadda federaalka.Inta badan xildhibaanada mucaaradka ayaan soo xaadirin fadhiga, iyagoo ku doodaya in muddo xileedka Barlamaanka Soomaaliya uu dhammaaday.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCN...
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 58:47
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimoi
- Title
- Xildhibaan mucaarad ah oo ukun madaxa kaga jabisay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenkii dalkeeda
- Runtime
- 0:39
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:31
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Sooyaalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya tan iyo 2012
- Runtime
- 4:24
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Yaa soo hoggaamiyay Golaha Shacabka Soomaaliya tan iyo markii dalka uu ka baxay nidaamkii ku-meelgaarka ahaa sanadkii 2012, maxaase lagu xusuustaa guddoomiyeyaashii xilka soo qabtay?
Iyadoo Isniinta la filayo in xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay doortaan guddoomiye cusub, warbixintan BBC Somali waxaan dib ugu eegaynaa afartii guddoomiye ee soo hoggaamiyay aqalka tan iyo 2012.
Waxaan ku eegaynaa muddadii ay xilka hayeen, duruufihii siyaasadeed ee ay la kulmeen iyo marxaladihii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaaliya ay soo martay xilliyadooda.
Laga soo bilaabo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Aadan Maxamed Nuur Madoobe, hoggaanka Golaha Shacabka wuxuu door muhiim ah ku lahaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii siyaasadeed ee waaweynaa ee Soomaaliya soo maray sanadihii u dambeeyay.
Warbixintan waxay sidoo kale gogol-dhig u tahay doorashada guddoomiyaha cusub iyo wejiga xi...
- Title
- Shabeel Ruushka laga keenay oo taariikh ka dhigay Kazakhstan.
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Shabeel Ruushka laga keenay oo taariikh ka dhigay Kazakhstan.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo daqiiqadii dhulgariir xooggan uu ruxay qol qalliin oo qaliin culus ka socday.
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Qalliin ayaa socday gudaha isbitaal ku yaalla Japan, markii si lama filaan ah dhulgariir xooggan uu ku dhuftay.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxaa Dugsiyada Qur’aanka loogu eedeynayaa tacaddiyada carruurta? | Dood
- Runtime
- 33:02
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Maxaa keenay eedeymaha isa soo taraya ee ku saabsan tacaddiyada carruurta ee la sheegay inay ka dhacaan qaar ka mid ah dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah, sideese loo kala saari karaa kiisaska dhabta ah iyo eedeymaha aan la xaqiijin?
Muddooyinkii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo bulshada dhexdeeda kusoo badanayay hadal-haynta kiisaska tacaddiyada ka dhanka ah carruurta ee ka dhaca goobaha waxbarashada, iyadoo si gaar ah farta loogu fiiqay qaar ka mid ah Qur’anic schools ama dugsiyada Qur’aanka iyo macallimiintooda.
Dadka qaar ayaa ku doodaya in carruurta laga ilaaliyo jirdil, xadgudub iyo nooc kasta oo tacaddi ah, isla markaana kiis kasta oo la soo sheego si dhab ah loo baaro. Qaar kale waxay qabaan in eedeymaha guud ee loo jeedinayo macallimiinta Qur’aanka iyo dugsiyada ay dhaawici karaan sumcadda macallimiin badan oo aan wax lug ah ku lahayn falalka lagu eedeynayo.
Dooddan BBC Somali, oo uu daadihinayo Xasan Sheekh Cumar, waxaan ku ...
- Title
- Nin Al-Jeeriyaan ah oo arooskiisa ku dabaaldegay gaari dameer.
- Runtime
- 0:23
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Maxaa sababa in ilmo 6 jir ah uu dhiiga caadadu u yimaado?
- Runtime
- 1:36
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Barnaamijka Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:08
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Barnaamijka Doodda Jimcaha
- Title
- Dugsiyada Qur'aanka iyo Eedeymaha Xadgudubka Carruurta | Doodda Jimcaha
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Warar ku saabsan sheegashooyinka xadgudubka carruurta ee ka dhaca dugsiyada Qur'aanka Kariimka ayaa muddooyinkii u dambeeyay si weyn ugu faafayay baraha bulshada, taasoo dhalisay walaac iyo dood bulsho.
Qeybtan Doodda Jimcaha, waxaan ku falanqeynaynaa waxa laga og yahay sheegashooyinkan, sida looga hortagi karo xadgudubyada ka dhanka ah carruurta, iyo doorka waalidiinta, macallimiinta, culimada iyo bulshada inteeda kale ay ku leeyihiin xaqiijinta badqabka carruurta.
Aragtidaada noogu reeb qeybta faallooyinka, adigoo ilaalinaya ixtiraamka iyo anshaxa doodda.
- Title
- Drones-ka dagaalka Ruushka oo fiilooyin badan kaga tagay keymaha Ukraine
- Runtime
- 0:32
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:22
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Gabdhaha xulka Afgaanistaan oo dalkooda laga mamnuucay markii ay kasoo carareen.
- Runtime
- 1:41
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS:Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:20
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS:Dunida iyo Maanta
- Title
- Nin Soomaali ah oo ay maxkamad ku eedaysay inuu AI weydiiyay sidii uu ugu biiri lahaa Daacish
- Runtime
- 1:58
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Qasa: 112 qof oo laba qoys ka tirsanaa ayaa hal mar la aasay.
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxanimo iyo Kauthar Indho
- Runtime
- 29:12
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxanimo iyo Kauthar Indho
- Title
- Wax ka ogow kooxda Trabzonspor ee uu ku biirayo Maxamed Saalax ee ka dhisan Turkiga.
- Runtime
- 1:04
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:15
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- "Hubkii lagula dagaallami lahaa Al-Shabaab yaan lagu gubin Soomaalida dhexdeeda" - Madaxweyne Deni
- Runtime
- 11:57
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay hub iyo saanad ciidan geysay magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaalkii dhexmaray ciidamada Puntland iyo PSF.
Khudbad uu jeediyay ayuu Deni ku sheegay in ciidamada Puntland ay fuliyeen howlgal uu ku tilmaamay mid qorsheysan, isla markaana lagu la wareegay xero uu sheegay in lagu uruurinayay hub iyo ciidamo. Wuxuu sidoo kale ku baaqay in hubka loogu talagalay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish aan loo adeegsan khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha.
Khudbadda ayuu sidoo kale kaga hadlay xiriirka Puntland iyo Galmudug, mustaqbalka ciidamada ka howlgala Puntland, iyo farriin uu u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
BBC si madax bannaan uma xaqiijin karto eedeymaha uu Madaxweyne Deni u jeediyay dowladda federaalka. Ilaa xilliga muuqaalkan la daabacayo, dowladda federaalka kama aysan jawaabin eedeymahaas, inkastoo BBC ay la xiriirtay si ay jawaab u...
- Title
- Drone ku dul qaraxday nin ku sugnaa suuq ku yaala Kherson dalka Ukraine
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:02
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:39
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxaa badda Soomaaliya looga faa'iidaysan la'yahay?
- Runtime
- 5:32
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, balse weli waxaa jira caqabado la xiriira ka faa'iidaysiga khayraadka badda, amniga badaha iyo maalgashiga dhaqaalaha buluugga ah.
Wareysigan gaarka ah, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ayaa ka hadlay muhiimadda shirka arrimaha badda, siyaasadaha lagu horumarinayo badaha Soomaaliya, doorka amniga badda, iyo sida kalluumeysiga, gaadiidka badda, dalxiiska iyo maalgashigu ay uga qeyb qaadan karaan kobaca dhaqaalaha dalka.
Wuxuu sidoo kale sharxayaa qorshaha lagu doonayo in Soomaaliya ay yeelato shir sanadle ah oo diiradda lagu saarayo arrimaha badda, si kor loogu qaado wacyiga bulshada looguna soo jiito maalgashi gudaha iyo dibadda.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
#BaddaSoomaaliya #Dekedaha #BlueEconomy #Kalluumeysi
- Title
- Sababta loo doonayo shir sanadle ah oo ku saabsan badda Soomaaliya.
- Runtime
- 1:17
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Shir looga hadlayay arrimaha badda Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray siyaasadda badaha, amniga badda, dhaqaalaha buluugga ah iyo sidii ganacsatada iyo bulshada Soomaaliyeed loogu baraarujin lahaa muhiimadda khayraadka badda.
Muuqaalkan gaaban, wasiirka ayaa sharxaya sababta loo doonayo in badda Soomaaliya la siiyo mudnaan gaar ah iyo sida ay u abuuri karto fursado dhinaca kalluumeysiga, gaadiidka badda, dalxiiska iyo maalgashiga.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- Muxuu yahay qalliinka taariikhiga ah ee lagu sameeyay ilmahan yar?
- Runtime
- 1:31
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Theo wuxuu ku dhashay xaalad caafimaad oo naadir ah oo loo yaqaan gastroschisis, taas oo sababta in mindhicirrada iyo xubno kale oo caloosha ah ay ku sameysmaan bannaanka jirka ilmaha.
Si loo badbaadiyo noloshiisa, dhakhaatiirtu waxay sameeyeen qalliin taariikhi ah isagoo weli ku jira uurka hooyadii. Qalliinka ayaa lagu guuleystay in xubnaha calooshiisa dib loogu celiyo meeshoodii saxda ahayd ka hor dhalashadiisa.
Theo wuxuu caafimaad qaba ku dhashay bishii Febraayo 2026, isagoo noqday ilmihii ugu horreeyay ee xaaladdan loogu sameeyo qalliinkan gaarka ah, isla markaana ka mid ah tiro aad u yar oo carruur ah oo dunida oo dhan ka faa'iideystay farsamadan cusub.
Warbixintan BBC Somali waxay sharxeysaa waxa uu yahay cudurka gastroschisis, sida qalliinkan loogu guuleystay, iyo halka uu maanta marayo horumarka sayniska caafimaadka.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in badda aanay ahayn 3,333 km, balse ay ku dhawdahay 4,000 km.
- Runtime
- 2:29
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Madaxweynaha oo ka hadlayay Shirweynaha Badaha Soomaaliya ayaa ku sheegay Turkiga in uu yahay saaxiib Soomaaliya ka caawinaya in ay ka faa’iideysato khayraadkeeda bada.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:32
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:15
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Natiijada doorashadii Qof iyo Cod ee Galmudug oo la shaaciyay
- Runtime
- 6:54
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii qof iyo cod ee lagu qabtay deegaanno ka tirsan Galmudug.
Warbixintan waxay faahfaahinaysaa natiijada rasmiga ah ee doorashada, sida ay u dhacday codbixintu, iyo waxa ay natiijadani uga dhigan tahay geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee Soomaaliya.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
- Title
- Ra'iisulwasaare ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo maanta celiyay dhalashadiisi dalka Kenya.
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Faa'iidooyinka naas-nuujinta baraxtiran iyo kala korinta ilmaha. #bbcsomali #naasnuujinta
- Runtime
- 2:24