BBC News Somali
Wiilkii looska ku iibin jiray Muqdisho oo ka qalin-jabiyay Jaamacadda Ummadda
- Title
- Wiilkii looska ku iibin jiray Muqdisho oo ka qalin-jabiyay Jaamacadda Ummadda
- Runtime
- 21:29
- Date posted
- 23 days ago
- Description
- Sidee ayuu wiil yaraantiisii ku barakacay, waddooyinka Muqdisho lows ku iibin jiray, ugu dambeyn uga qalin-jabiyay jaamacad?
Feysal Cabdi Isaaq iyo qoyskiisa ayaa carruurnimadiisii kasoo barakacay gobolka Bay, iyagoo nolol cusub ka bilaabay xeryaha dadka gudaha ku barakacay.
Isagoo fasalka saddexaad ee dugsiga hoose ku jira ayuu Feysal bilaabay iibinta lowska si uu qoyskiisa uga caawiyo nolosha. Shaqadaas ayuu sii waday sannado badan, isagoo isku barbar waday shaqo iyo waxbarasho. Galin ayuu lows iibin jiray, galinka kalena wuxuu aadi jiray iskuulka, ilaa markii dambe uu jaamacad galay.
Sanadkan, Feysal wuxuu ka mid noqday ardayda ka qalin-jabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho.
Sidee ayuu waxbarashada u sii watay isagoo shaqeynaya? Maxay ahaayeen caqabadihii uu kasoo gudbay? Maxayse qalin-jabintani uga dhigan tahay isaga iyo qoyskiisa?
Feysal Cabdi Isaaq ayaa qisadiisa uga warramay weriyaha BBC Somali ee Muq...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:16
- Date posted
- 23 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxay Soomaaliya ka tiri murankii ka dhashay qoraalkii guddoomiyaha Golaha Shacabka?
- Runtime
- 2:08
- Date posted
- 23 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- 'Natiijada doorashadii Galmudug ansax maaha oo waxba kama jiraan' - Maxkamadda sare ee Soomaaliya
- Runtime
- 2:33
- Date posted
- 23 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Robot Jabiyay rikoorkii bini'aadamka ee oradka 100 ka mitir.
- Runtime
- 0:21
- Date posted
- 23 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo - Kauthar Indho
- Runtime
- 29:43
- Date posted
- 24 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo - Kauthar Indho
- Title
- Nin isu ekaysiiyay eey oo qabsaday baraha bulshada Hindiya
- Runtime
- 0:57
- Date posted
- 24 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Oday 73 jir ah oo madaxa ka salaaxay gabar yar ayaa waxa isla markiiba weeraray inanta yar aabaheed.
- Runtime
- 0:42
- Date posted
- 24 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Bisad naadir ah oo lagu qabtay kamarad qarsoon.

------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo muqaalka masas badeed ku dhex gadoomay tareen dhulka hoostiisa mara ee dalka Shiinaha.
- Runtime
- 0:18
- Date posted
- 25 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- ‘Dad qaranka u soo shaqeeyay in ay shabaab la safanyihiin waa nasiib darro’ Aadan Madoobe
- Runtime
- 2:03
- Date posted
- 25 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Geel lagu xusi doono dhalashada nabi Muxamed NNKH oo lagu soo bandhigay Muqdisho. #bbcsomali
- Runtime
- 1:34
- Date posted
- 25 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:36
- Date posted
- 26 days ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Daawo xilli duufaan xooggan ay saqafka guri ka tuurtay, xilli dabaylo xooggan ay ku dhufteen.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 26 days ago
- Description
- Daawo xilli duufaan xooggan ay saqafka guri ka tuurtay, xilli dabaylo xooggan ay ku dhufteen.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo daqiiqaddii sagxad guri oo ay saarnaayeen ciidamo Mareykan ah ay ku soo duntay.
- Runtime
- 0:31

- Kalluumaysato lasoo badbaadiyay kadib maalmo ay ku lunsanaayeen badda
- Runtime
- 0:23
- Date posted
- 26 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo.
- Runtime
- 29:33
- Date posted
- 27 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta - Nimaan Osman
- Runtime
- 1:00:22
- Date posted
- 27 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta - Nimaan Osman
- Title
- Dhuusamareeb oo amar cusub ka soo saartay dhismayaasha ku teedsan waddada laamiga
- Runtime
- 5:56
- Date posted
- 27 days ago
- Description
- Dowladda hoose ee Dhuusamareeb ayaa go’aanno cusub ka soo saartay dhismayaasha ku teedsan waddada laamiga ah ee dhex marta magaalada, iyadoo milkiilayaasha loogu baaqay inay dib u dhisaan ama dayactiraan guryahooda.
Maamulka ayaa sheegay in qaar ka mid ah dhismayaashan aan wax dayactir ah lagu sameyn muddo ka badan 35 sano. Waxaa sidoo kale dadka leh guryaha jiingadaha ka sameysan ee ku teedsan waddada dhowaan dib loo dhisay loogu baaqay inay ka dhistaan dhismayaal dhagax ah.
Go’aannadan ayaa walaac ku abuuray qaar ka mid ah milkiilayaasha guryaha, gaar ahaan dadkii Dhuusamareeb uga qaxay dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ka billowday 1991-kii, kuwaas oo qaarkood aan tan iyo xilligaas dib ugu laaban magaalada.
Maxaa ku dhacaya guryaha haddii milkiilayaashoodu aysan awoodin inay dib u dhisaan? Sidee loola macaamilayaa dadka dibadda ama meelo kale ku nool? Maxayse dowladda hoose uga gol leedahay qorshahan?
Wariyaha BBC Somali ee Muq...
- Title
- Daawo: Muuqaalka waa bam ka soo haray Dagaalkii Labaad ee Adduunka oo la qarxinayo
- Runtime
- 0:23
- Date posted
- 27 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- DAAWO: Xilli la helay ilmo 3 jir ah oo ku dheggan dhabarka dambe ee gaari xamuul ah.
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 27 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 26:45
- Date posted
- 28 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya oo laga deyriyay.
- Runtime
- 4:39
- Date posted
- 28 days ago
- Description
- Soomaaliya ayaa wajahaysa mid kamid ah xaaladihii ugu xumaa ee bini’aadanimo inta la xusuusto sanadihii dhawaa, kuwaas loo aaneynayo abaarraha is xigxigay ee wadanka ku dhuftay, amni darada, iyo hoos u dhaca ku yimid lacagihii gargaarka, sababo la xiriirra dagaalka ka aloosan Bariga Dhexe.Lix milyan oo qof oo Soomaali ah ayaa la kulamaya gaajo daran, iyadoo labo milyan oo kamid ah dadkaasi ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.Soomaaliya waxa booqasho ku jooga kusimaha agaasimaha fulinta ee hay’adda cunada aduunka ee WFP, wuxuuna saaka booqday xarun lagu quudiyo dhallaanka nafaqo daridu hayso oo ku taala duleedka Muqdisho. Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan oo isna saaka halkaasi joogay ayaa warbixintan ka soo diray.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshad...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:35
- Date posted
- 28 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:51
- Date posted
- 28 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Qoys tiradooda dunida kaga Yaabiyay, 83 qof oo hal guri ku wada nool.
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 28 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Nin danbiile ah oo isagoo saqaf korkiisa hurda lasoo qabtay
- Runtime
- 0:44
- Date posted
- 28 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaalkacyo hal dhinac ka booqday
- Runtime
- 1:43
- Date posted
- 29 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:02:08
- Date posted
- 29 days ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Dowladda Soomaaliya oo baahisay muuqaalka duqeyn cirka ah oo lagu dilay horjoogayaal Al Shabaab ah
- Runtime
- 0:17
- Date posted
- 29 days ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- In ka badan 6 kun oo doomo kaluumeysi ah ayaa galay badda koonfurta Shiinaha.
- Runtime
- 0:25
- Date posted
- 29 days ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:26
- Date posted
- 30 days ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- “Anaga Shabaab nalama dhaho, waxaan nahay gobannimo u dirir” | Afhayeenka Laftagareen
- Runtime
- 5:07
- Date posted
- 30 days ago
- Description
- “Anaga Shabaab nalama dhaho, waxaan nahay gobannimo u dirir,” ayuu yiri Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, afhayeenka maamulkii hore ee Cabdicasiis Laftagareen, isagoo ka jawaabaya eedeyn uga timid dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ay ku lug leeyihiin xiisadda ka taagan deegaanka.
Wareysigan, wariyaha BBC Somali Ibraahim Maxamed Ibraahim ayaa Ugaas Xasan Cabdi Maxamed weydiinaya eedeymaha loo jeediyay dhinacooda, xiriirka ay dowladda ku eedeysay inay la leeyihiin Al-Shabaab iyo sida ay iyagu u qeexayaan ciidamada taageersan maamulkii hore.
Wareysigu wuxuu sidoo kale iftiiminayaa khilaafka siyaasadeed iyo amni ee ka jira Koonfur Galbeed iyo mowqifyada dhinacyada isku haya.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉...
- Title
- “Waxaa na soo weeraray Shabaab iyo ‘New Shabaab’” | Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed
- Runtime
- 4:16
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo ka qarxay gudaha iyo hareeraha magaalada Baydhabo, xarunta ku-meelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, sida ay BBC-da u sheegeen ilo ku sugan gobolka.
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab iyo maleeshiyaad daacad u ah hoggaamiyihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ay weerareen xeryo ciidan oo ku yaalla Baydhabo. Wasaaraddu waxay sheegtay in weerarradaas la jabiyay.
Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed Isaaq Maxamed Korsaar ayaa BBC-da u sheegay in maamulkooda ay soo weerareen waxa uu ku tilmaamay “Shabaab iyo New Shabaab”.
Dhinaca kale, saraakiil ka tirsan maamulkii hore ee Laftagareen ayaa sheegay inay iyagu duullaan ballaaran ku qaadeen magaalada Baydhabo, isla markaana ay khasaare gaarsiiyeen ciidamada dowladda.
Maxaa dhab ahaan ka dhacay Baydhabo? Sidee ayay labada dhinac u kala sharxayaan dagaalka iyo cidda bill...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:57
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Ronaldo iyo Georgina oo ka hadlay sababta ay aroos qarsoodi ah ugu qabsadeen gurigooda.
- Runtime
- 1:23
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Daawo sida mucjisada leh ee aabe iyo labadiisa wiil looga soo badbaadiyay badda.
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Daawo sida mucjisada leh ee aabe iyo labadiisa wiil looga soo badbaadiyay badda, kadib markii ay 16 saacadood ku dhex xayirnaayeen
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Warrarkii ugu dambeeyay ee dagaalladii saaka ka qarxay magaalada Baydhabo. #baydhabo #laftagareen
- Runtime
- 1:44
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 25:46
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Maxay Japan u iibinaysa talaagada dadka lagu qaboojiyo?
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Haweeneydan waxay leedahay tobaneeyo san oo kala duwan kuwaas oo maalinba sidii dharka ay mid xirato
- Runtime
- 1:02
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Sida saliidda ku daadatay badda ay ugu soo caariday xeeb ku taalla Iran
- Runtime
- 1:59
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- 'Inkastoo duruuf iska jirtay intii tabarteyda ah waan la dadaalay' Safiyo Macalin Cabdulle
- Runtime
- 2:53
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Sidee wiilkan kaalinta koowaad uga galay imtixaanka dugsiga sare? | Wareysi
- Runtime
- 4:27
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Maxamed Ciise Daahir, oo dhigta iskuulka Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho, ayaa kaalinta koowaad ka galay imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiga sare ee Soomaaliya sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Wareysigan BBC Somali, ayuu Maxamed wuxuu kaga hadlayaa sida uu ugu diyaar garoobay imtixaanka, habkii uu wax u baran jiray iyo sida uu ku ogaaday inuu noqday ardayga kaalinta koowaad ka galay imtixaanka.
Waxaan sidoo kale wax ka weydiineynaa waxa guushan uga dhigan tahay isaga iyo qoyskiisa, caqabadihii uu la kulmay intii uu waxbarashada ku jiray iyo waxa uu qorsheynayo inuu barto marka uu jaamacadda gaaro.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 /bbcnewssomali
#MaxamedCiise #Somalia #Somali #Soomaaliya #Muqdisho #Mogadishu #Education #SomaliEducation #Students #StudentSuccess #ExamResults #HighSchool #School #EducationNews #BBCSomali #BBCNews #BBCNewsSomali #Africa #AfricanEducation #SomaliStudents #ImtixaankaQaranka
---...
- Title
- “Markii kansarka la igu sheegay, dhimasho ayaan ka fikiray”
- Runtime
- 15:15
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Cabdisalaan Guuleed, oo ah qoraaga buugga "Ninkii Dhiman Waayay," ayaa wareysigan uga warramaya dhacdooyin adag oo noloshiisa soo maray, kuwaas oo uu qayb ka mid ah kusoo bandhigay buuggiisa.
Wuxuu ka hadlayaa safarkii tahriibka ee uu soo maray, xaaladdiisa caafimaad iyo xilligii loo sheegay inuu qabo cudurka kansarka, iyo sida warkaas uu u saameeyay noloshiisa. “Markii kansarka la igu sheegay, dhimasho ayaan ka fikiray,” ayuu yiri.
Cabdisalaan Guuleed, oo hore u soo noqday taliye ku-xigeenka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA, wuxuu sidoo kale ka hadlayaa xaaladaha amni ee Soomaaliya iyo waayo-aragnimadii uu ka helay shaqadiisa dhinaca amniga.
Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa sheekada ka dambeysa buugga "Ninkii Dhiman Waayay", sababta uu u qoray iyo dhacdooyinka noloshiisa ee saldhigga u noqday.
Waxaa la sheekeystay wariyaheena Cismaan Cabdi Xasan.
Halkan uga soo biir TikTok-ga ...
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 51:25
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Muuqaalka ilma yar oo laga xaday hooyadii iyadoo hurudda
- Runtime
- 0:53
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- ------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Waa maxay sababta TikTokers-ka Soomaalida loogu casuumay Shiinaha?
- Runtime
- 11:48
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- Maxay TikTokers iyo hal-abuurayaal Soomaaliyeed ugu safreen Shiinaha, yaase soo xulay, maxaase laga filayay inay kasoo qabtaan safarkaas?
Safar ay dhowaan koox TikTokers iyo content creators Soomaaliyeed ku tageen dalka Shiinaha ayaa dood ka dhaliyay baraha bulshada. Qaar ayaa su’aalo ka keenay sababta dadka saamaynta ku leh TikTok loo doortay, cidda casuuntay iyo waxa safarkani uga dhigan yahay xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha.
Wareysigan gaarka ah ee oo uu Abdinasir Ali la yeeshay Bilaal Bulshaawi, oo ka mid ahaa TikTokers-kii safarka ka qaybgalay, ayaa sharxaya sida loo soo xulay, cidda soo qabanqaabisay safarka, ajandihii ay Shiinaha u tageen iyo goobihii iyo hay’adihii ay booqdeen.
Bilaal wuxuu sidoo kale ka jawaabayaa dhaliilaha ka dhashay safarka iyo doodda ah inay jireen dad kale oo laga yaabo inay uga habboonaayeen fursaddan. Wuxuu ka hadlayaa doorka ay Somali TikTokers iyo social media influencers-ku ku yeelan karaan is-dhexgalka Soo...
- Title
- Raysal Wasaare Xamse Cabdi oo TikTok inay wada furtaan ugu baaqay baarlamaanka Soomaaliya
- Runtime
- 0:26

- 30:18
- Date posted
- 1 month ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo