BBC News Somali
TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:21
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo - Kauthar Indho
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:46
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Daawo: Wadaad Iiraani ah oo af Shiineys ku addimay oo baraha bulshada qabsaday
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Muuqaal uu Amirhossein Javaheri ku akhrinayo aadaanka salaadda luuqadda Shiinaha islamarkaana dad badan qosol geliyay, ayaa si weyn ugu faafay Iran.
Javaheri wuxuu ku baahiyaa diinta Islaamka luuqadda Shiinaha, wuxuuna si joogto ah ugu soo bandhigaa hawlihiisa barta Instagram.
Muslimiinta Shiinaha, si lamid ah Muslimiinta caalamka, waxay aadaanka iyo salaadaha ku tukadaan Carabi, inkasta oo khutbadaha jimcaha qaar lagu jeediyo afka Mandarin ama Uyghur, iyadoo ay ku xiran tahay hadba deegaanka la joogo.
- Title
- "Aamus, doofaar yahay" Trump oo ku xanaaqay gabar weriye ah oo su'aal ka weydiisay Epstein
- Runtime
- 1:00
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Madaxweyne Trump ayaa ku xanaaqay gabar weriye ah oo su'aal ka weydiisay arrinta feylasha Jeffrey Epstein.
Weriyeyaasha ayaa ku sugnaa diyaaradda Air Force One ee madaxweynaha Mareykanka.
- Title
- "Aamus, doofaar yahay" Trump oo ku xanaaqay gabar weriye ah oo su'aal ka weydiisay Epstein
- Runtime
- 0:59
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Madaxweyne Trump ayaa ku xanaaqay gabar weriye ah oo su'aal ka weydiisay arrinta feylasha Jeffrey Epstein.
Weriyeyaasha ayaa ku sugnaa diyaaradda Air Force One ee madaxweynaha Mareykanka.
Sidan ayay u dhaceen su'aalaha weriyaha iyo jawaabaha Trump:
Wariyaha: Madaxweyne, maxuu ula jeeday Jeffrey Epstein hadalada uu ku qoray iimaylladiisa marka uu dhahayay "Trump wax buu ka ogaa arrinta gabdhaha"?
Donald Trump: Anigu waxba kama ogi arrintaas. Haddii ay jirto wax caynkaas ah, hore ayaa loo shaacin lahaa. Su'aashu waa: maxaa wax la iskaga weydiin waayay waqtigii badnaa ee uu la qaatay Bill Clinton, iyo madaxweynahii Harvard, ee Summers, ama Larry Summers, magaciisu wuxuu ahaadaba, iyo dadkii kale ee uu xiriirka la lahaa. Jeffrey Epstein aniga iyo isagu xiriir xun baa naga dhaxeeyay sanado badan. Laakiin sidoo kale xoogaa awood buu iga dhex arkay maadaama aan madaxweyne ahaa. Kadib ayuu iska qoray dhowr qoraal oo uu isagu isu diray. Waxa l...
- Title
- Trump oo difaacay Maxamed Bin Salman: "Way dhacdaa ee martideyda ha ceebeyn"
- Runtime
- 3:52
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Donald Trump oo Aqalka Cad ku casuumay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in "uusan waxba ka ogeyn" dilkii wariye Jamal Khashoggi sanadkii 2018, xilli uu Aqalka Cad ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha dhabta ah ee boqortooyada.
Hadalka Trump ayaa u muuqday mid ka hor imaanaya qiimeyn ay sameeyeen sirdoonka Mareykanka 2021-kii taasoo go'aamisay in dhaxalsugaha uu ansixiyay howlgalkii sababay dhimashada Khashoggi ee ka dhacay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul 2018-kii.
Dhaxal-sugaha Boqortooyada oo diiday inuu wax khalad ah sameeyay, ayaa Aqalka Cad ka sheegay in Sacuudiga "ay sameeyeen wax walba oo sax ah" si ay u baaraan dhimashada Khashoggi, taasoo uu ku tilmaamay mid xanuun badan.
Waxay ahayd booqashadii ugu horreysay ee uu Mareykanka ku tago tan iyo markii la dilay Jamaal, taasoo argagax ku beertay xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga.
Isagoo ku sugnaa xafiiska Oval Office-ka Talaadadii, Trump ayaa si adag ugu jawaaba...
- Title
- TOOS: Idaacada Subaxnimo
- Runtime
- 29:38
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacada Subaxnimo
Nimaan Osman
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:09
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
Waxaa soo jeedinaya: Kauthar Mohamed Abdullaahi
Soosaare: Abdishukri Haybe
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 0:06
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
Waxaa soo jeedinaya: Kauthar Mohamed Abdullaahi
Soosaare: Abdishukri Haybe
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 17:13
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 52:44
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 2:09
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- Sheikh Hasina: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Bangladesh oo dil lagu xukumay | BBC Somali
- Runtime
- 1:29
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Xukun dil ah ayaa lagu riday Sheikh Hasina, ra’iisul wasaarihii hore ee Bangladesh, taas oo noqotay go’aan si weyn looga falceliyey gudaha dalkaas iyo dibaddaba. Maxkamadda oo ku taala caasimadda Dhaka ee dalka Bangladesh ayaa gaadhay go’aankan, oo lagu xukumay 21 sano oo xabsi ah.
Sida ay maxkamaddu sheegtay, xukunka waxaa loo sababeeyay saddex kiis oo musuqmaasuq ah oo la xariira qaabka loo qoondeeyay dhul ka mid ah mashruuca guryo-dawladeed oo la yiraahdo Rajuk New Town Project ee Purbachal. Qaadiga maxkamadda, Mohammad Abdullah Al Mamun, ayaa mid kasta oo eedeymaha ahaa ku riday xukun dhan toddobo sano, isaga oo amray in xukunadu si is-daba-joog ah u dhaqangalaan, si wadartu u gaarto 21 sano.
- Title
- Tartanka Nadaafadda.
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:18
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Nidaamkii e-VISA Soomaaliya oo la jabsaday iyo Mareykanka oo xaqiijiyay | BBC Somali
- Runtime
- 2:14
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka digtay in dhaca weyn ee ku yimid nidaamka e-visaha Soomaaliya uu sababi karo in xogta shaqsiga ah ee dad badan la jabsado, taas oo saameyn karta tobannaan kun oo codsadeyaal ah — oo ay ku jiraan muwaadiniin Maraykan ah.
War ay caawa, 13-ka Nofeembar 2025, soo saartay ayay Safaaraddu ku sheegtay inay heshay warbixinno la hubo oo muujinaya in kooxo tuugo ah ay u dhaceen barta dowladda Soomaaliya ee e-visaha, taas oo banaanka usoo saartay xogaha ugu yaraan 35,000 oo codsadeyaal ah.
Xogta la helay ayaa lagu warramayaa inay ka mid yihiin magacyada, sawirrada, taariikhaha iyo goobaha dhalashada, xaaladda guurka, ciwaanada guryaha, iyo cinwaanada email-ka.
- Title
- Muxuu yahay doorka Soomaaliya iyo dalal kale la sheegay in ay ku leeyihiin dagaalka Suudaan?
- Runtime
- 4:21
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Soomaaliya, Imaaraadka Carabta, Masar, Iran, Ruushka, Turkiga, door noocee ah ayaa la warinayaa inay ka ciyaaraan dagaalka Sudan?
Fiidiyowgan waxaan ku sharaxeynaa cidda hubka, drones-ka iyo taageerada siyaasadeed siisa labada dhinac ee ku dagaalamaya Sudan: ciidamada dowladda iyo kooxda RSF.
Dagaalka Sudan oo billowday 2023 ayaa sababay in ka badan 150,000 oo qof oo la dilo iyo 12 milyan oo barakacayaal ah. Inkasta oo ay jiraan xayiraado hub oo caalami ah, haddana labada dhinac weli si joogto ah ayay u helaan hub iyo taageero dibadeed.
Dagaalkan ayaa noqday mid ka mid ah masiibooyinka bani’aadannimo ee ugu xun caalamka; farogelinta shisheeyena waa waxa sii hurinaya.
00:00 Hordhac
00:18 Yaa taageera ciidanka Militariga Suudaan?
02:26 Yaa taageera kooxda RSF?
03:26 Waa kuwee dalalka sida dadban la warinayo inay ugu jiraan?
03:54 Doorka Soomaaliya lagu la xiriiriyay dagaalka Sudan
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:04
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Qeybo kamid ah gobollada Puntland oo abaar ba'ani ka jirto | BBC Somali
- Runtime
- 4:05
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Qeybo ka mid ah gobollada Puntland ayaa wajahaya abaar ba’an oo saamayn ku yeelatay qoysas badan, xoolo dhaqatada iyo dadka ku nool miyiga. Roobabkii oo baaqday iyo sicir-bararka ayaa xaaladda sii adkeeyay, iyadoo hay’adaha gargaarka ay ka digayaan in cunto-yari iyo nafaqo-darro ay kasii dari karto haddii wax laga qaban waayo. Warbixintan waxay si dhow u eegaysaa sida dadka deegaanka ay u wajahayaan maalmaha adag, iyo baahiyaha degdegga ah ee jira.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:25
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Xaalka caafimaadka Somaliland, iyadoo xaalad abaar ah oo daran u dheer tahay.
- Runtime
- 4:48
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Warbixintani waxay si dhow u eegaysaa xaaladda adeegyada caafimaadka ee deegaamada galbeedka Somaliland, iyadoo diiradda la saarayo sida ay u shaqeeyaan xarumaha daryeelka aasaasiga ah, helitaanka daawooyinka, iyo awoodda shaqaalaha caafimaadka ee gobollada ay saameeyeen duruufo nololeed oo adag.
Muuqaalkan waxa uu wariye Cabdiraxmaan Cali Dhinbiil iskugu deyayaa inuu si dheellitiran u muujiyo xaaladda jirta: caqabadaha hortaagan gaarsiinta adeegyada caafimaad, fursadaha la heli karo, iyo baahida sii kordhaysa ee loo qabo daryeel caafimaad oo joogto ah, gaar ahaan xilliyada ay culaysyada nololeed saa'idaan.
Waxaa kale oo warbixintu iftiiminaysaa saamaynta xaaladda abaarta ee ku soo noqnoqota qaar ka mid ah deegaannadaasi ku yeelato nolosha maalinlaha ah, iyo hab-nololeedka dadka.
- Title
- Trump oo baraafuun ku buufiyay madaxweynaha Suuriya.
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:55
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Musiibada Gaajada: Saamaynta jarista gargaarka ay ku yeelatay qoysaska Soomaaliyeed
- Runtime
- 4:00
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Wariyaha BBC Somali, Fardowsa Hanshi ayaa booqatay xerada barakacayaasha ugu weyn ee Boosaaso, maamulka Puntland ee Soomaaliya, halkaas oo ay si toos ah ugu aragtay sida jarista gargaarka ay u saameyneyso qoysaska, gaar ahaan carruurta. Hay’adda caalamiga ah ee Save the Children waxay ka digaysaa in tirada carruurta ka yar shan sano ee la ildaran nafaqo-darrada ay heer halis ah marayso, ayna kasii dari karto haddii baahiyaha gargaarka aan la daboolin. Laba hooyo oo da’yar ayaa BBC la wadaagay sida noloshoodu isbeddel weyn ugu yeelatay lixdii bilood ee u dambeysay; waxay hore ugu tiirsanaayeen xarunta kaliya ee deegaanka ku taalla oo haatan sahaydeedii gabaabsi tahay.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:03
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Sidee BBC-da u tebisaa sheekooyinka BBC ku saabsan?
- Runtime
- 1:28
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Dad badan oo dhagaystayaasheena kamid ah ayaa ina soo weydiinayay, iyagoo la yaaban sida BBC u tabin karto sheekooyinka iyada lafteeda ku saabsan.
- Title
- Wasiirka Duulista Somaliland oo BBC uga waramay fulinta go'aamo ay soo saareen
- Runtime
- 3:47
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Xukuumadda jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqaday ee Somaliland, ayaa sheegtay in ay maanta dhaqan gelisay amarro ay hore uga soo saartay duulimaadyada, hawada iyo nidaamka dal-ku-galka ee E-visaha ee ay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya dhaqan gelisay bilowgii bishii September ee sannadkan.
Wasiirka Duulista iyo horumarinta Madaarada Somaliland Fu'aad Axmed Nuux oo u waramayey BBC-da, ayaa sheegay in ay qaadeen tallaabooyin qayb ka ah fulinta amarro ay soo saareen oo ay ka mid ahaayeen in aanay hawada Somaliland mari karin diyaaraddo aan ogolaansho ka haysan Somaliland, kuwaas oo maanta oo dhaqan gelayey sida ay hore u sheegeen.
Wasiirka duulista oo BBC-du weydiisay waxa ka hirgalay go'aamadii ay soo saareen ee qorshuhu ahaa in maanta la fuliyo, ayaa ku jawaabay "Go'aamadii aan soo saarnay waxay dhigayeen in aanay hawada Somaliland mari Karin diyaarad aan ogolaansho ka haysan, laga bilaabo maanta oo bishu tahay 10-ka November. Markaa maanta dha...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 31:03
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Muuqaalka la xariira Trump iyo is-casilaada madaxda BBC ee ka dhalatay
- Runtime
- 1:15
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Muuqaalka la xariira Trump iyo is-casilaada madaxda BBC ee ka dhalatay
- Title
- Xog cusub oo ku saabsan markab lagu weeraray xeebaha Soomaaliya
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Xog cusub oo ku saabsan markab lagu weeraray xeebaha Soomaaliya xilli maraakiib dagaal aaga la geeyay
- Title
- Dhageyso: Qoyska ninkii lagu gubay wanlaweyn oo BBC da la hadlay
- Runtime
- 5:19
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Waxaa galabkii Jimcaha deegaanka Dudumaay ee duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu jir-dilay kadibna lagu gubay marxuum Isxaaq Daa'uud Maxamed.
Muuqaal argagax leh oo baraha bulshada Soomaalida qabsaday ayaa muujinaya marxuum Isxaaq oo ay dad dhowr ah ku garaacayaan ulo iyo dhagaxaan kadibna gubaya.
Ehelladiisa ayaa BBC-da u sheegay in aysan jirin wax uu galabsaday ninkan oo muddo ka badan qabay xanuunka dhimirka, iyagoo dilkan arxan darrada ah u aaneynaya aano qabiil.
Garyaqaan Abuukar Maxamed oo ay ehel dhow yihiin marxuumka ayaa BBC u sheegay in marxuumka uu kasoo lumay xaafaddiisa kahor dhacdadaas.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 21:52
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 59:53
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Howlwadaag oo ku guuleysatay koobka tartanka degmooyinka gobalka Banaadir
- Runtime
- 3:11
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Kooxda kubadda cagta ee degmada Howlwadaag ayaa gelinkii dambe ee Khamiista ku guuleysatay koobka Gobolka Banaadir, kadib markii ay 2–1 kaga adkaadeen kooxda degmada Warsheekh ciyaartii final-ka oo ka dhacday Garoonka Muqdisho.
Boqolaal taageerayaal ah oo ka kala yimid caasimadda iyo xaafadaha ku dhow ayaa buuxiyay garoonka, xilli magaalada oo muddo dheer la ildarneyd colaado iyo cabsi ay hadda cayaaruhu isku duubni ka dhaliyeen. Waxaa goobta ku sugnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo isku-imaatinka ballaaran ku tilmaamay “astaan xooggan oo muujinaysa nabad iyo amni ka hirgalaya Muqdisho.”
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:17
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Waa kuma Zohran Mamdani? Duqa cusub ee Muslimka ah ee New York
- Runtime
- 3:24
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Magaca Zohran Mamdani ayaa galay taariikhda kadib markii uu noqday duqii ugu horreeyay ee Muslim ah iyo kan ugu da’da yaraa ee magaalada New York xukuma muddo ka badan qarni.
Mamdani wuxuu ku dhashay Kampala, Uganda, wuxuuna u soo guuray New York isagoo 7 jir ah. Wuxuu ka soo baxay ololayaasha bulshada, ilaa uu gaaray figta sare ee hoggaanka magaalada ugu hantida badan Mareykanka.
Ololihiisa wuxuu diiradda saarayaa qiimaha nolosha, guryaha raqiiska ah, iyo sinnaanta bulshada, taas oo soo jiidatay dareenka guud ee siyaasadda Mareykanka.
Fiidiyowgan oo ay soo jeedinayso Kauthar Indho, waxaad ku ogaan doontaa:
00:00 Yuu yahay Zohran Mamdani?
00:34 Safarkiisa laga soo bilaabo muhaajir ilaa duq magaalo
01:25 Aragtidiisa siyaasadeed iyo qorshihiisa New York
02:35 Fikradiisa ku aaddan Falastiin & Israa’iil
03:08 Sababta guushiisu u beddelayso jihada siyaasadda Dimuqraadiga
#bbcsomali #mamdani #sehar #trump #...
- Title
- Zohran Mamdani oo 'Mic' u qaatay Donald Trump
- Runtime
- 1:35
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Goor dhow, waxaa lagu dhawaaqay in Zohran Mamdani uu ku guuleystay doorashada maayarka magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Sida aan horey u tebinnay, madaxweyene Donald Trump ayaa ku hanjabay in dhaqaalaha federaalka uu ka jari doono New York hadii Mamdani la doorto.
Ka did guushiisa, Mamdani ayaa jeediyay hadallo, Trump ayaa kamid ah dadka uu sida tooska ah ula hadlay isagoo yiri:
"Donald Trump, maadaama aan ogahay inaad i daawanayso, waxaan kuu hayaa afar eray: codka kor u qaad."
Isaga oo si toos ah ula hadlaya Trump, Mamdani waxa uu yiri, "Inta aadan qof naga mid ah soo gaarin, waa inaad na soo marto dhamaanteen".
Xili uu Mamdani jeedinayay hadalkan, Trump wuxuu bartiisa Truth Social soo dhigay qoraal oo wuxuu yiri, Sidaas ayayba ku bilaabatay!"
- Title
- Dadka tuuladan ku nool oo dib u faagta qabriyada si ay meydadka ehelkooda dib ugu nadiifiyaan.
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Dadka tuuladan ku nool oo dib u faagta qabriyada si ay meydadka ehelkooda dib ugu nadiifiyaan.
- Title
- 25 sanno kadib Shirkii Carta iyo xuskii lagu qabtay Jabuuti | Warbixin
- Runtime
- 7:29
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Rubuc qarni ayaa laga joogaa shirkii nabadeeynta Soomaaliya ee ka dhacay Jabuuti, magaalada Carta, kaas oo noqday wax-ku-ool taariikhi ah oo ay Soomaaliya ka gaartay isku daygeedii ahaa in ay dib uga kacdo burburkii kasoo gaaray bixitaanka xukunkii Keli-taliska Siyaad Barre ee 1991-dii.
Si ka duwan shirarkii hore oo ay qayb ka ahaayeen jabhadahii dagaalka ka ololinayay Soomaaliya, Carta waxay diiradda saartay wadatashi iyo dib-u-heshiisiin qaran oo ay qayb ka yihiin bulshada rayidka ah.
Geba-gabadii shirka, ergadu waxay meel mariyeen Bayaankii Carta, oo ahaa dukumenti qeexayay midnimada iyo ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya kaasoo qaab dowladeed oo ku-meel-gaar ah loogu dhisay Soomaaliya.
- Title
- “Waxay dileen boqolaal qof” - Dad si dirqi ah uga baxsaday xasuuqii El-Fashir
- Runtime
- 2:16
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- DIGNIIN: Muuqaalkan waxaa ku jira muuqaallo muujinaya dad si culus ugu dhaawacmay rasaas.
BBC-da ayaa la hadashay dad rayid ah oo kasoo cararay magaalada Al-Fashir ee dalka Suudaan, halkaas oo boqolaal qof lagu dilay kadib weerarro ay geysteen ciidamada RSF ee taageerada degdegga ah.
Ciidamada RSF oo muddo bilooyin ah magaalada go’doon ku hayay ayaa la sheegay in ay dileen dad badan, kaddib markii ay qabsadeen saldhiggii ugu dambeeyay ee ciidanka dowladda ku lahaayeen galbeedka Suudaan.
Dadkii ka baxsaday dagaalka ayaa gaaray magaalada Tawila, halkaas oo ay ka heleen gargaar iyo daryeel caafimaad.
Wararka iyo muuqaallada laga helayo halkaas ayaa muujinaya xasuuq ba’an iyo dhaawacyo badan oo ka dhashay dagaalka u dhexeeya RSF iyo ciidanka dowladda.
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:29
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Waxaa la qabtay “Dilaagii El-Fasher” oo caan ku ahaa magaca Abu Lulu.
- Runtime
- 1:00
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Waxaa la qabtay “Dilaagii El-Fasher” oo caan ku ahaa magaca Abu Lulu.
- Title
- Ardeyda Israa'iil oo qaarkood diidan yihiin in ciidanka loo raafo.
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Ardeyda Israa'iil oo qaarkood diidan yihiin in ciidanka loo raafo.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:29
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Abiy Ahmed oo wax laga weydiiyay Somaliland iyo Soomaaliya heshiisyo uu la galay
- Runtime
- 2:54
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkiisa ayaa mar kale ku celiyay sida ay Itoobiya ku lumisay Badda Cas oo uu sheegay "in qaladaad sharci ah ay ka jiraan".
Abiy waxa uu sheegay in go'aanka uu dalkiisu ku lumiyay marin-badeedka Badda Cas aanu ahayn mid ay gaadheen golihii wasiirrada ee waqtigaas, islamarkaana aanay jirin hay'ad sharci ah oo ansixiyay, baarlamaan meelmariyay iyo afti laga qaaday shacabka Itoobiya.
"Itoobiya badda waxay ku wayday halgan qaatay 30 sano. Rafaad badan ka dib ayay weyday. 30 sano oo dambe in ay qaadan doonto uma malaynayo. Waddo xasilloon oo wadahadal ah in lagu socdo ayaa loo baahan yahay," ayuu yiri Abiye.
Isaga oo ka hor hadlayayay baarlamaanka ayuu hadalkiisa raaciyay: "Markii aan rogrognay documentiyadii golaha wasiirrada wax ku jira ma leh. Golaha wasiirradu kama warqabin. Maya e' waxa ansixiyay golaha wasiirrada. Baarlamaanku waxba kama ogayn. Xitaa waxba kama jiraan in dadka Itoob...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 57:15
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Abu Lulu: Dilaaga RSF ka tirsan ee baraha bulshada qabsaday
- Runtime
- 1:31
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Dagaalyahanno ka tirsan ciidamada (RSF) ayaa dilay dad aan hubeysneyn kadib markii ay qabsadeen magaalada Suudaan ee El-Fasher, sida ay muujinayaan muuqaallo cusub oo ay heshay BBC.
Dabayaaqadii usbuucan, RSF waxay la wareegtay saldhig ciidan oo muhiim ah oo ku yaalla magaalada, kadib dagaal laba sano ah oo naxariis la’aan ah oo ay kula jireen ciidamada dowladda Suudaan.
Tan iyo maalinkii ay RSF galeen El Fasher, waxaa soo baxayay muuqaallo dhowr ah oo muujinaya rag xiran dharka RSF, kuwaas oo ku kacaya falal aad u cunfi badan oo ka dhacaya agagaarka magaalada.
BBC waxay la xiriirtay RSF si ay u hesho jawaabtooda. Imran Abdullah, oo ah la-taliye ka tirsan kooxda, ayaa wareysi uu siiyay BBC-da Isniintii ku beeniyay in dagaalyahannada RSF ay si gaar ah u beegsanayaan rayidka.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 30:13
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:17
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump oo canjilay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi
- Runtime
- 1:16
- Date posted
- 11 months ago
- Description
- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi “dilaa” iyo “nin aad u ad adag” xilli uu khudbad ka jeedinayay shirkii iskaashiga dhaqaalaha Aasiya iyo Baasifigga (APEC) ee lagu qabtay Koonfur Kuuriya.
Trump ayaa daba-dhaajiyay Modi isaga oo dib u milicsanayay wada hadallo ay yeesheen bishii May, xilligii weerarradu ka socdeen xuduudda u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan.
Wararka ayaa sheegaya in tobannaan qof lagu dilay labada dhinac ee xuduudda Hindiya iyo Pakistan, ka hor inta aan xiisaddu deggin dhowr maalmood kaddib.

