BBC News Somali
Maxay yihiin ciidanka afka duuban ee ICE oo la sheegay in loo dirayo Minnesota?
- Title
- Maxay yihiin ciidanka afka duuban ee ICE oo la sheegay in loo dirayo Minnesota?
- Runtime
- 1:27
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Maxay yihiin ciidanka afka duuban ee ICE oo la sheegay in loo dirayo Minnesota?
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:31
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:22
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxaa Soomaalida Geeyay Minnesota? | Sababta ay U Jeclaadeen Gobolkan - BBC Somali
- Runtime
- 4:05
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Minnesota waa gobolka ay ku nool yihiin Soomaalida Mareykanka ugu badan marka loo eego dhammaan gobollada kale ee dalka. In ka badan afartan boqolkiiba Soomaalida ku nool Mareykanka ayaa maanta deggan halkaas, taasoo ka dhigaysa hal gobol oo kaliya inuu noqdo xarunta ugu weyn ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee qurbaha.
Laakiin su’aasha taagan ma aha tirada oo keliya. Su’aasha dhabta ah waxay tahay: maxaa Soomaalida intaas le’eg wada geeyay hal meel? Maxaa ka dhigay Minnesota meel ay si gaar ah ugu baraarugeen, kuna doorteen nolol iyo mustaqbal? Maxay ku jeclaadeen gobol cimiladiisu qabow badan tahay, barafkiisuna ka duwan yahay kulaylkii ay ka soo barakaceen?
Waxaa su'aalahaas kaga jawaabaya muuqaalkan Abdishukri Haybe oo si guud u sharaxaya, sababta Soomaalidu ugu badatay Mareykanka.
🎤 Abdishukri Haybe
🎬 Abdinasir Ali
- Title
- Horta, Trump sharci ahaan Soomaalida Mareykanka oo dhan ma soo tarxiili karaa?
- Runtime
- 2:11
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Maalmahaan waad la socotaan hanjabaadaha fara badan iyo hadallada dadka qaar ay ku tilmaameen aflagaado ee ka dhanka ah Soomaalida ee uu Trump jeedinayay.
Trump waxaa uu mar kale ku celiyay in uusan Soomaalida dooneyn inay halkaas sii joogaan isaga oo xusay in aysan waxba soo kordhinayn.
Su’aalaha ugu badan ee la is weydiinaya ah horta tarxiilkan uu ku soo celcelinayo Trump sharciyan suuragal ma yahay? Mase fulin karaa hanjabaadiisa?
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:18
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:48
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump: "Soomaalida waa qashin waxayna ka yimaadeen jahannamo"
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:12
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:45:49
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- 'Soomaaliya iskuma khasbayno... Iyaga ayaa naga codsaday inaan u imaano oo aan caawinno'
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Wareysi uu siiyay BBC, ayuu wasiir Badr Abdelatty wuxuu ku sheegay in ciidamada dalkiisu ay qayb ka yihiin Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib codsi rasmi ah oo ka yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika laftiisa.
Wuxuu intaa ku daray in ujeeddadu tahay in la ilaaliyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, in la dhowro madaxbannaanideeda, iyo in lala dagaallamo Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada.
#Egypt #Somalia #AU #BBC #AlShabaab #bbcsomali
- Title
- Waxaad horay u maqashay 'Nin daad qaaday xumbo cuskay', maanta se waa isagoo geed saaran
- Runtime
- 0:39
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- In ka badan 500 qof ayaa ku dhintay, boqolaal kalena waa ku dhaawacmeen, kaddib markii daadad ba’an oo ay sababeen roobab duufaaneed ay ku dhufteen Indonesia.
Hawlaha gurmadka ayaa weli socda, iyadoo la baadi-goobayo dadka ay daadadku go’doomiyeen, qaar kalena ay fuuleen meelaha dhaadheer, oo ay ku jiraan geedaha qumbaha, si ay naftooda u badbaadiyaan.
Roobab mahiigaan ah iyo duufaanno ayaa sidoo kale burbur weyn ka geystay qaybo ka mid ah Thailand, Malaysia, Filibiin iyo Sri Lanka, kuwaas oo saameeyey malaayiin qof, isla markaana sababay in ka badan 900 qof inay ku dhintaan guud ahaan Aasiya bishan.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:32
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:53
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump oo Ilhaan Cumar iyo guddoomiyaha Minnesota eedeynaya ayaa Soomaaliya weerar afka ah ku ekeeyay
- Runtime
- 0:55
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Mar kale, hadallada Madaxweynaha Mareykanka ee ku saabsan Soomaalida ayaa sii xoogaystay maalmihii u dambeeyay. Markan, wareysi uu bixiyay isagoo saaran diyaaradda Air Force One, ayuu kaga hadlay Soomaalida xilli wariyayaal su’aalo ay ka weydiiyeen xaaladda gobolka Minnesota iyo dalalka uu ku tilmaamay “dunida saddexaad.”
- Title
- Dowladda iyo shacabka Kenya oo qaati ka taagan dhalinyaro Soomaali ah
- Runtime
- 1:10
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi, waxaa qaati laga taaganyahay dhalinyaro Soomaaliyeed oo muuqaallo soo dhiga baraha bulshada isla markaana muuqaalladaas ku duuba bartamaha waddooyinka, halbowlaha ah, iyagoo aan muujineynin wax taxadar ah oo la xiriira gaadiidka isticmaalaya jidadkaas.
Baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha Kenya, waxaa ku baahay muuqaallo wiilal iyo gabdho yaryar oo bartamaha waddooyinka istaaga ama ku soconaya xilli gawaarida qaar ay si xowli ah ku socdaan,taasoo dhalisay caqabad iyo cabsi isku laran.
Qaar ka mid ah bulshada iyo siyaasiin Kenyan iyo Soomaali isugu jira ayaa arrintaan walaac ka muujiyay kuna tilmaamay arrin ceeb ah, halka qaarna ay dalbadeen in dhalinyaradan tallaabo laga qaado.
- Title
- 'Waxa kaliya ee ay yaqaanaan waa inay isdilaan' - Trump oo markale Soomaalida haysta.
- Runtime
- 0:50
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul oo ka dhan ah Soomaaliya ku dhawaaqay isaga oo la hadlayay saxaafadda, mar uu saarnaa diyaaradda Air Force One, 30-kii November ee sannadkan 2025.
Wuxuu Soomaaliya ku tilmaamay dal “aan lahayn dowlad, ciidan iyo boolis”, isaga oo si adag uga hadlay muhaajiriinta ka imanaya dalal uu ku sheegay “kuwo aan xasilneyn”.
- Title
- Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 25:20
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Daawo: xilli uu dhacayay shil aad culus oo uu sababay gaari xamuul ah
- Runtime
- 0:21
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Daawo: xilli uu dhacayay shil aad culus oo uu sababay gaari xamuul ah
- Title
- Muuqaal qabsaday baraha bulshada Turkiga.
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Muuqaal qabsaday baraha bulshada Turkiga.
- Title
- BBC oo fashilisay rag dadka gowraca iyagoo xubnahooda u isticmaala sixir | Dabagalka BBC Africa Eye
- Runtime
- 13:13
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Baaritaan qarsoodi ah oo ay #BBCWorldService ka samaysay gudaha Sierra Leone ayaa fashiliyey dad sheeganaya inay qaybo ka mid ah jidhka bani’aadamka ku sameeyaan sixir. Xubnahan bini'aadamka oo lagu iibiyo kumannaan doolar ayaa loo adeegsadaa sixirka madow, iyada oo la rumaysan yahay inay dadka isticmaalaya u keeni karaan awood, guul ama maal.
Cabbirka dhibaatada iyo inta ay le'egtahay looma hubo si rasmi ah, balse dilal kala duwan ayaa si joogto ah looga soo sheegaa magaalooyin kamid ah Afrika iyo baraha bulshada ee guud ahaan qaaradda.
Kooxda dabagalka ee #BBCAfricaEye ayaa si qarsoodi ah u tagtay Sierra Leone si ay u baarto nin sheegtay inuu ka ganacsado howlahaan argagaxa leh.
Sheekada khiyaanada ah ee weriyaha #BBC adeegsaday ayaa ahayd inuu u baahan yahay in laga caawiyo qof loo gowraco si loogu adeegsado sixirka madow oo ujeedkiisuna yahay inuu ku gaaro guul siyaasadeed; ninkii codsigaas foosha xun laga dalbadayna wuxuu muujiyey diyaar...
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 57:19
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Toos Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:06
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Toos Idaacadda subaxnimo
- Title
- Barakacayaal guryo ku iibsanaya "ayuuto/hagbad" ay iska aruuriyeen | BBC Somali
- Runtime
- 3:55
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Si ka duwan sheekooyin badan oo hore oo warbaahintu uga soo tabin jirtay barakacayaasha Soomaaliyeed, oo inta badan diiradda saari jirtay baahiyaha degdegga ah iyo kaalmada bini’aadantinimo, warbixintani waxay eegaysaa qaab cusub oo ay qoysas barakacayaal ahi isugu tashanayaan.
Qoysaskan ayaa waxay sameeyeen nidaam ay iskaga ururiyaan “ayuuto” ama hagbad, si ay bil walba hal qoys ugu iibiyaan dhul ku yaalla duleedka degmada Afgooye, taasoo u ogolaanaysa inay yeeshaan meel rasmi ah oo ay ku noolaadaan mustaqbalka.
In ka badan 100 qoys ayaa wada ayuuto muddo ku dhow saddex sano, iyagoo ka dhex abuurtay kaamkooda nolol wadaag ku dhisan is-garab istaag iyo isu-samir.
Wariyaha #BBC ee magaalada Muqdisho, Maxamuud Cabdicasiis, ayaa booqday qoysaskan, isagoo warbixintan ku eegaya sida ay u shaqeyso ayuutada, caqabadaha la gudboonaaday, iyo waxa ay u baahan yihiin si ay u sii wadaan riyada ay ka leeyihiin nolol ka baxsan kaamka barakaca.
- Title
- Soomaaliya oo haysata qalab lagula soconayo maraakiibta maraysa badaheeda | Wareysi Gaar ah
- Runtime
- 8:48
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo ku sugnaa UK si uu uga qayb galo shirka Hay’adda Badaha Caalamiga ah (IMO), ayaa BBC Somali u sheegay in dowladda Soomaaliya ay leedahay qalab iyo hannaan ay kula socoto dhaqdhaqaaqyada maraakiibta iyo xaaladda amniga ee ka jirta badda iyo xeebaha dalka gees ka gees.
Wasiirku wuxuu sheegay in hab-raacyadaas lagu doonayo in lagu xoojiyo badqabka marinnada badda, isla markaana lagu fududeeyo la tacaalidda falalka sharci-darrada ah ee ka dhaca badaha.
Sidoo kale, wasiirku wuxuu ka hadlay heshiiska dhanka badaha ee ay dowladda Soomaaliya la saxiixatay Turkiga, isaga oo xusay in ay socdaan howlo baaritaan oo ku saabsan shidaalka badda, natiijooyinkoodana la filayo in lagu dhawaaqo marka ay diyaar noqdaan.
Wariye Cusmaan Cabdi Xasan, ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay wasiirka, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira maareynta dekedaha, la ...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:22
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Calooshood U Shaqeystayaasha Wagner oo Afrika ka gaystay falal argagax leh | Warbixin
- Runtime
- 3:37
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Digniin: Sheekadaan waxaa ku jira dhacdooyin naxdin leh oo ku saabsan jirdil iyo rabshado laga yaabo in ay xanuujiyaan aqristayaasha.
Ganacsade ayaa u sheegay BBC-da in calooshood-u-shaqeystayaal Ruush u dhashay oo la dagaallama jihaadiyiinta Mali ay si sahlan ugu dileen laba nin hortiisa, dabadeedna ay ku hanjabeen inay faraha ka jari doonaan oo sidoo kale dili doonaan.
Kani waa mid ka mid ah markhaatiyo dhowr ah oo BBC-du la hadashay kuwaas oo muujinaya farsamooyinka ay adeegsadaan dagaalyahannada Ruushku iyaga oo wado olole ka-hortag kacdoon ah oo aad u naxariis-daran oo ka dhan ah mintidiinta Islaamiga ah ee dalka Galbeedka Afrika — habab ay si weyn u cambaareeyeen kooxaha xuquuqda aadanaha.
Militariga Mali xukuma ayaa awoodda la wareegay Mali 2021-kii, waxayna ku amreen ciidamadii Faransiiska inay baxaan ka dib markii ay ku eedeeyeen inay ku guuldareysteen joojinta kacdoonnada jihaadiyiinta.
Dowladdu Militarigu hoggaamiyo ayaa ...
- Title
- Trump oo markale Soomaalida tusaale xun usoo qaatay, xilli uu ka hadlayay weerarkii Aqalka Cad
- Runtime
- 1:05
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Trump oo markale Soomaalida tusaale xun usoo qaatay, xilli uu ka hadlayay ninkii Afghanistanka ahaa ee soo weeraray Aqalka Cad
- Title
- Idaacada subaxnimo
- Runtime
- 28:35
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Idaacada subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:43
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Haweeney caddaan ah oo baarlamaanka usoo xiratay xijaab isku deys ah oo lagu dheggan yahay
- Runtime
- 0:46
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Haweeney caddaan ah oo baarlamaanka usoo xiratay xijaab isku deys ah oo lagu dheggan yahay
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:27
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
Soojeedin: Kauthar Mohamed Abdullaahi
Soosaare: Abdishukri Haybe
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 52:22
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump oo sheegay in Mareykanku argagixiso u aqoonsanayo Akhwaanul Muslimiin
- Runtime
- 1:47
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku amray saraakiisha amniga inay baaritaan ku sameeyaan in qeybo ka mid ah Ikhwaanul Muslimiinka loo aqoonsado kooxo argagaxiso ah, tallaabadaas oo kooxda lagu beegsanayo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid socdaal.
Amarka fulinta ee Isniintii ayaa ugu baaqaya kaaliyayaashiisa ugu sarreeya inay soo saaraan warbixin lagu baarayo in laamaha Ikhwaanka ee Masar, Lubnaan iyo Urdun lagu daro liiska ururada argagixisada shisheeye iyo kuwa sida gaarka ah loogu asteeyay argagixisada caalamiga ah.
Amarka ayaa soo xiganaya xiriirka la sheegay in kooxaha ay la leeyihiin Xamaas, iyo "ololaha xasilooni darada ee qalqalka looga abuurayo goboladooda laguna dhibaateynayo muwaadiniinta Mareykanka iyo danaha Mareykanka".
Ururka Ikhwaanul Muslimiin oo la aasaasay ku dhawaad 100 sano ka hor, ayaa laga mamnuuc ah Urdun iyo Masar.
Amarka fulinta ayaa faraya Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Marco Rubio iyo Xogh...
- Title
- TOOS: Idaacada Subaxnimo
- Runtime
- 0:46
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacada Subaxnimo
Soo saare: Abdishukri Haybe
- Title
- TOOS: Idaacada Subaxnimo
- Runtime
- 9:23
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacada Subaxnimo
Soo saare: Abdishukri Haybe
- Title
- Qeyb kamid ah tacaddiyadii ka dhex dhacay dagaalkii Itoobiya iyo kooxda Fano ee Amxaarada
- Runtime
- 1:25
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:09
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- "Way fiicnaan lahayd inay i dilaan": Dagaal aanan la tabin oo burburiyay nolosha haween badan
- Runtime
- 6:33
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Kumaanaan haween ah ayaa lagu kufsaday colaaddii u dhaxeysay qowmiyada Amxaarada iyo dowladda federaalka ah ee Itoobiya, sida ay baadhitaan ku ogaatay BBC Global Women. Saddex haween ah ayaa na la wadaagay sheekooyinkooda oo aan halkaan idinkugu soo koobnay.
- Title
- Toos: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:06
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Toos: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Haweenka Mudug oo ka mudaharaaday kiiska dilka Saabiriin | BBC Somali
- Runtime
- 2:25
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Xiisad xooggan ayaa weli ka taagan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ka socdaan mudaharaadyo iyo baaqyo caddaaladeed oo la xiriira gabadh 14 jir ahayd oo dhawaan lagu dilay magaaladaas.
Gabadha oo lagu magacaabo Sabriin Saylaan Cabdullaahi ayaa la sheegay in "si xun" loogu dhex dilay guriga qoys ay qaraabo yihiin oo ay la nooleyd.
Baaritaan ay sameeyeen dhaqaatiirta Isbitaalka Gaalkacyo oo meydkeeda la geeyay ayay ku sheegeen inay Sabriin - oo rajo iyo agoonba ahayd - ay ku yaalleen dhaawacyo iyo jirdil qeybo badan oo jirkeeda ah, kuwaasoo isugu jira kuwo hore oo bogsaday iyo kuwo cusub.
Haweeneyda guriga iyo seygeeda ayay kiiskan u soo xireen booliiska.
Meydka Sabriin ayaa galay maalinkii shanaad ee uu yaallo qolka meydka, iyadoo aan weli la aasin.
Haweenka gobolka Mudug ayaa si cad u diiddan in la aaso inta ay xaqiijinayaan in caddaalad buuxda la helo.
Xaawa Axmed Aadan, oo ka mid ah hawee...
- Title
- TOOS: Falanqaynta Jimcaha
- Runtime
- 1:01:09
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Waxaa soojeedinaya: Cabdiraxmaan C. Dhimbiil
- Title
- Muuqaalka diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Dubai
- Runtime
- 0:20
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Muuqaalka diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Dubai
- Title
- Sida dagaalkii Qasa u beddelay caalamka oo dhan | BBC Somali
- Runtime
- 8:49
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Markii heshiis xabbad-joojin ah laga gaaray dagaalka Israa'iil iyo Qasa, Donald Trump wuxuu ku dhawaaqay “waa' cusub oo taariikhi ah inuu u baryay Bariga Dhexe”. Laakiin gobolka iyo dunidaba waxay si weyn iskugu bedeleen saameynta ka dhalatay ficilo ugu faafay adduunka sidii tusbax furtay kadib 7-dii Oktoobar 2023.
Muuqaalkan oo uu Abdinasir Ali soo jeedinayo, wuxuu soo koobayaa wixii dhacay labadaas sanno, waxaana kamid ah:
00:00 Sida dagaalka Qasa u beddelay dunida
00:54 Sida 7-dii Oktoobar 2023 ay u bilowday silsilad isbeddello ah oo ka dhacay Bariga Dhexe
01:57 “Isbahaysiga Iska-caabbinta” ee Iran ee ka dhanka ah Israa'iil
02:34 Weerarka ciidamada Israa'iil ee Qasa
03:04 Weerarka milatari ee Israa'iil ay ku qaaday Xisbullah gudaha Lubnaan
03:53 Sida ay fallaagadu uga rideen Bashar al-Assad taladii Suuriya
04:24 Israa'iil iyo Maraykanka oo garaacay xarumaha nukliyeerka Iran intii lagu jiray dagaalkii 12-ka maalmoo...
- Title
- TOOS: Idaacadda Suabxanimo
- Runtime
- 5:22
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Suabxanimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:08
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
Soojeedin: Abdirahman Dhimbil
Soosaare: Abdishukri Haybe
- Title
- 'Wiilkayga ayaan Ronaldo baray' - Donald Trump
- Runtime
- 0:28
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in wiilkiisa Barron uu fursad u helay inuu la kulmo Cristiano Ronaldo habeenkii Talaadada, intii lagu guda jiray casho rasmi ah oo ka dhacday Aqalka Cad.
Madaxweyne Trump ayaa sheegay inay ahayd “sharaf” in uu martigeliyo ciyaaryahanka, oo door muuqda ka ciyaara horyaalka kubadda cagta ee Sacuudiga, isla markaana noqday wajiga ololaha casriyeynta dalkaas.
Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Amiir Maxamed bin Salman, ayaa sidoo kale ka qeyb galay cashada.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:21
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo - Kauthar Indho
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:46
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Daawo: Wadaad Iiraani ah oo af Shiineys ku addimay oo baraha bulshada qabsaday
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 10 months ago
- Description
- Muuqaal uu Amirhossein Javaheri ku akhrinayo aadaanka salaadda luuqadda Shiinaha islamarkaana dad badan qosol geliyay, ayaa si weyn ugu faafay Iran.
Javaheri wuxuu ku baahiyaa diinta Islaamka luuqadda Shiinaha, wuxuuna si joogto ah ugu soo bandhigaa hawlihiisa barta Instagram.
Muslimiinta Shiinaha, si lamid ah Muslimiinta caalamka, waxay aadaanka iyo salaadaha ku tukadaan Carabi, inkasta oo khutbadaha jimcaha qaar lagu jeediyo afka Mandarin ama Uyghur, iyadoo ay ku xiran tahay hadba deegaanka la joogo.

