BBC News Somali
Nin shaah kulul dhabta kaga daatay, oo makhaayadii uu ka gatay kaga helay magdhow $50 milyan ah.
- Title
- Nin shaah kulul dhabta kaga daatay, oo makhaayadii uu ka gatay kaga helay magdhow $50 milyan ah.
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Nin shaah kulul dhabta kaga daatay, oo makhaayadii uu ka gatay kaga helay magdhow $50 milyan ah.
- Title
- Safaf dhaadheer oo loo galayo shidaalka xilli qiimihiisu cirka isku shareeray
- Runtime
- 0:35
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Safaf dhaadheer oo loo galayo shidaalka xilli qiimihiisu cirka isku shareeray
- Title
- Maxaa bishan Ramadaanka loola xiriiriya timirta?
- Runtime
- 1:21
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Maxaa bishan Ramadaanka loola xiriiriya timirta?
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:28
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ku beegsadeen dhisme ku yaal Dubai
- Runtime
- 0:28
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ku beegsadeen dhisme ku yaal Dubai
- Title
- Nuxurka farriintii koowaad ee ka timaada Mojtaba Khamanei ilaa markii la doortay
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Nuxurka farriintii koowaad ee ka timaada Mojtaba Khamanei ilaa markii la doortay
- Title
- Kurdida Iiraan oo sheegay inay dagaal diyaar u yihiin
- Runtime
- 2:05
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Kurdida Iiraan oo sheegay inay dagaal diyaar u yihiin
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:25
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:43
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Daawo: Maraakiib shidaal oo lagu gubay khaliijka
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Maraakiib shidaal oo lagu gubay khaliijka
- Title
- Maxaa ka jira in Somaliland ay ciidanka Israa'iil saldhig siinayaan?
- Runtime
- 2:16
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Maxaa ka jira in Somaliland ay ciidanka Israa'iil saldhig siinayaan?
- Title
- Saldhigga Maraykanka ee Jabuuti ee u nugul khatarta Iran
- Runtime
- 1:21
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Saldhigga Maraykanka ee Jabuuti ee u nugul khatarta Iran
- Title
- Bambo aanan qarxin oo laga soo saarayo dhisme ku yaal Iiraan
- Runtime
- 0:31
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Bambo aanan qarxin oo laga soo saarayo dhisme ku yaal Iiraan
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:09
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:35
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Dibadbaxayaal dalka Australia ku hareereeyay gaari siday kooxda kubadda cagta ee gabdhaha Iran
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Dibadbaxayaal dalka Australia ku hareereeyay gaari siday kooxda kubadda cagta ee gabdhaha Iran
- Title
- Gariirka duqeyn ka dhacday Iiraan oo darawal uu ka duubay gaarigiisa
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Gariirka duqeyn ka dhacday Iiraan oo darawal uu ka duubay gaarigiisa
- Title
- Iran vs Mareykanka & Israel: Halkee ayuu marayaa dagaalku?
- Runtime
- 14:32
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Dagaalka u dhexeeya Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil ayaa galay maalintii 12-aad, iyadoo weerarro culus ay weli socdaan isla markaana aan la arkin wax calaamad ah oo muujinaya in xiisaddu hoos u dhacayso.
Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in ciidamada Mareykanka iyo Israa’iil ay kordhiyeen duqeymaha ay ku hayaan bartilmaameedyada militari iyo kuwa istaraatiijiga ah ee gudaha Iiraan, halka Tehran ay sii waddo weerarro gantaallo iyo diyaarado drone ah oo ka dhan ah saldhigyada Mareykanka iyo xulafadiisa gobolka.
Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in dagaalku uu yeeshay saameyn ka baxsan gudaha Iiraan, iyadoo weerarro lagu qaaday maraakiib ganacsi iyo xarumo shidaal oo ku yaalla Khaliijka, taas oo sare u qaaday walaaca laga qabo amniga tamarta caalamka iyo suuqyada dhaqaalaha.
Dhanka kale, kooxaha Iiraan taageerto ee gobolka ayaa qaaday weerarro xaddidan, balse wali ma aysan gelin dagaal buuxa, taas oo muujin karta istaraatiijiyad taxaddar...
- Title
- BBC oo xaqiijisay in gantaal Mareykanku leeyahay uu ku ag dhacay dugsigii 168 carruur ah ku dhinteen
- Runtime
- 1:46
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- BBC oo xaqiijisay in gantaal Mareykanku leeyahay uu ku ag dhacay dugsigii Iran sheegtay in 168 carruur ah ay ku dhinteen
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:35
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:29
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Duqeymo ku ag dhacay isu-soo bax reer Iiraan ku taageerayeen dowladooda
- Runtime
- 0:46
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Duqeymo ku ag dhacay isu-soo bax reer Iiraan ku taageerayeen dowladooda
- Title
- Waa kuma Mojtaba Khamenei? Hoggaamiyaha cusub ee Iran
- Runtime
- 4:41
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Muuqaalkan wuxuu soo bandhigayaa faahfaahin ku saabsan Mojtaba Khamenei, oo loo magacaabay hoggaamiyaha cusub ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan kadib geeridii aabbihii, hoggaamiyihii hore Ali Khamenei, oo lagu dilay weerarro ay wada fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil bishii Febraayo 2026.
Mojtaba Khamenei, oo 56 jir ah, waxaa doortay Golaha Khubarada ee Iiraan si uu u noqdo hoggaamiyaha saddexaad ee dalka tan iyo kacaankii Islaamiga ahaa ee 1979. Waxa uu ku dhashay magaalada Mashhad sanadkii 1969, wuxuuna wax ku bartay madarasadaha diinta ee Qom, halkaas oo uu ka qaatay waxbarashada fiqiga Shiicada.
Inkasta oo uusan waligiis qaban xil dowladeed ama doorasho, haddana muddo dheer waxaa loo arkayay qof saameyn weyn ku leh gudaha nidaamka Iiraan, gaar ahaan xiriirka uu la leeyahay ciidamada IRGC.
Taageerada ka timid ciidamada, dowladda iyo hay’adaha amniga ayaa si degdeg ah u xoojisay hoggaankiisa kadib magacaabistiisa.
Magacaabistiisa...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:20
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:05:53
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:07
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:51
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Xaggee ku maqan yihiin xulafadii Iiraan? | Falanqeyn
- Runtime
- 12:06
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Dagaalka u dhexeeya Iran, Mareykan iyo Israa’iil ayaa galay maalintiisii toddobaad, iyadoo weerarro iyo jawaab-celin milatari ay ka socdaan qaybo kala duwan oo Bariga Dhexe ah. Weerarrada bilowday dhammaadkii Febraayo 2026 ayaa lagu bartilmaameedsaday xarumo milatari iyo nukliyeer oo ku yaalla Iran, waxaana xigay gantaallo iyo drones ay Tehran ku weerartay saldhigyo Mareykan iyo bartilmaameedyo kale oo gobolka ku yaalla.
Falanqeyntan, Nimaan Osman iyo Iman Jama waxay diiradda ku saarayaan su’aal muhiim ah: xaggee ku maqan yihiin saaxiibadii iyo xulafadii Iiraan? Iran waxaa muddo dheer taageerayay kooxo iyo dhaqdhaqaaqyo gobolka ku yaalla oo loo yaqaan “Axis of Resistance” sida Hezbollahida Lubnaan, Xuutiyiinta Yemen iyo maleeshiyaad kale oo Ciraaq iyo Suuriya ka hawlgala.
Si kastaba, inkasta oo qaar ka mid ah kooxahaasi ay cambaareeyeen weerarrada ama hanjabaado sameeyeen, haddana jawaabtooda milatari ilaa hadda waa mid xaddidan ama taxaddar leh, iyado...
- Title
- "Messi ku soo dhawoow Aqalka Cad" Donald Trump
- Runtime
- 0:40
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Title
- Maxaa ka run ah in shiikh Cali Wajiis iyo Shiikh Bashiir ay u codeeyeen ansixinta dastuurka?
- Runtime
- 1:51
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Maxaa ka run ah in shiikh Cali Wajiis iyo Shiikh Bashiir ay u codeeyeen ansixinta dastuurka?
- Title
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Runtime
- 30:21
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:10
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Khasaaraha Mareykanka kasoo gaaray dagaalka Iiraan | Falanqeyn
- Runtime
- 12:58
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Muuqaalkan waxaa lagu falanqeynayaa saameynta xiisadda milatari ee u dhexaysa Iran iyo Mareykanka, oo bilowday 28 Febraayo 2026 markii Maraykanka iyo Israa’iil ay fuliyeen weerarro isku xiran, oo bartilmaameedkoodu ahaa goobaha nukliyeerka ee Iran, kaabayaasha milateri, iyo hoggaanka sare, oo uu ku jiro dilka Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei.
Iran ayaa si dhakhso ah uga jawaabtay iyadoo adeegsanaysa gantaalo, diyaarado aan duuliye lahayn, kooxaha wakiilka ah, iyo hanjabaado, laakiin dhaawaca tooska ah ee gudaha Mareykanka ilaa hadda waa xaddidan yahay wuxuu oo inta badan ka dhacayaa gobolka.
Weerarrada duqeynta ayaa ku socda saldhigyada Mareykanka ee khaliijka, iyadoo askar badan oo Mareykan ah ay dhaawacmeen ilaa 6 askari na ay ku dhinteen, halka dhismayaasha ay soo gaareen waxyeelo. Drones ayaa lagu dhuftay Safaaradda Mareykanka ee Riyadh, waxyeelo yar ayaa dhacay. Kooxaha wakiilka sida Houthis, Hezbollah, iyo milateriyada Ciraaq ayaa kordh...
- Title
- Dab ka kacay qunsuliyada Mareykanka ee Dubai oo Iran ay weerartay
- Runtime
- 0:37
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Dab ka kacay qunsuliyada Mareykanka ee Dubai oo Iran ay weerartay
- Title
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Runtime
- 28:59
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Title
- 'Soomaaliya way ka gudubtay rafaadkii dastuur ku meel-gaar ah'
- Runtime
- 10:08
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii dastuurka ku meel-gaarka ah, isla markaana ay u gudubtay waji cusub oo sharci iyo dowladnimo ah. Hadalkan ayaa yimid kadib ansixinta wax ka beddelka iyo dhameystirka dastuurka dalka.
Madaxweynaha wuxuu khudbaddiisa ku faahfaahiyay muhiimadda ay leedahay in dalka yeesho dastuur dhameystiran, doorka uu ka qaadanayo xasilloonida siyaasadeed, iyo sida ay tani u xoojin karto hay’adaha dowliga ah. Wuxuu sidoo kale ka hadlay tallaabooyinka xiga ee la xiriira hirgelinta qodobada dastuurka iyo baahida loo qabo wada-shaqeyn qaran.
- Title
- Turkiga ayaa sheegay in ay qabteen gantaal ay Iran soo riday.
- Runtime
- 0:46
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Turkiga ayaa sheegay in ay qabteen gantaal ay Iran soo riday.
- Title
- Dhameystirka dastuurkii lagu muransanaa oo la ansixiyay
- Runtime
- 3:48
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay wax ka beddelka iyo dhameystirka dastuurka dalka, kaas oo ka kooban 15 cutub. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid muhiim u ah geeddi-socodka dib-u-habeynta iyo xoojinta hay’adaha dowliga ah.
Si dastuurka loo meel mariyo waxaa loo baahnaa saddex meelood labo meel codadka Golaha Shacabka, oo u dhiganta 184 xildhibaan, iyo saddex meelood labo meel Aqalka Sare, oo u dhiganta 36 sanatar. Xildhibaanadii iyo sanataradii maanta soo xaadiray ayaa dhammaantood u codeeyay ansixinta, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur.
- Title
- Xaggee marayaa dagaalka Iran, Mareykan & Israa’iil? | Falanqeyn
- Runtime
- 12:24
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Muuqaalkan waxaan ku falanqeyneynaa xaaladda ugu dambeysay ee xiisadda milatari ee u dhexaysa Iran, Mareykanka iyo Israa’iil ka dib weerarradii milateri ee bilaabmay February 28, 2026.
Weerarradan, oo ay Maraykanku iyo Israa’iil si wadajir ah u wadeen, ayaa lagu beegsaday meelo muhiim ah gudaha Iran, waxaana lagu magacaabay Operation Epic Fury iyo Roaring Lion iyadoo la sheegay in ay ka mid yihiin weerarro lagu soo weerarayo kaabayaasha milateri iyo barnaamijka nukliyeerka ee Tehran, oo ay ku jirto goobaha sida Natanz iyo Fordow.
Iran ayaa si xoog leh uga jawaabtay, iyadoo bilowday weerarro gantaal iyo diyaarad aan duuliye lahayn lagu weerarayo Israa’iil, saldhigyo Mareykan ah iyo bartilmaameedyo ku yaalla Gacanka iyo wadamada deriska ah sida Lebanon, Bahrain iyo UAE. Xiisaddan ayaa keentay dhaawac, dhimasho, iyo fiditaankeedu wuxuu ku fiday meelo kala duwan oo Bariga Dhexe ah.
Saameynta dagaalkan qiimaha shidaalka iyo gaaska ayaa si weyn u...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:39:39
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Iran Soomaaliya ma u weerari kartaa Mareykanka dartiis?
- Runtime
- 1:29
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Iran Soomaaliya ma u weerari kartaa Mareykanka dartiis?
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:13
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Dagaalka Iran, Mareykan & Israa’iil | Falanqeyn
- Runtime
- 17:44
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Falanqeyntan faahfaahsan ayaa lagu qaadaa dhigay, ololaha milatari ee ay wada wadaan Mareykanka iyo Israa’iil, oo loo bixiyay Epic Fury iyo Roaring Lion. Maxay yihiin ujeeddooyinka dhabta ah ee weerarradan, ma ku eg yihiin burburinta kaabayaasha nukliyeerka sida Natanz iyo Fordow, mise waxaa jira yool ka ballaaran oo la xiriira beddelka nidaamka Iiraan?
Falanqeyntu waxay si gaar ah u eegaysaa saameynta ka dhalatay dilka hoggaamiyihii sare ee Iiraan iyo sida ay u beddeli karto awoodda gudaha, muranka beddelka hoggaanka, iyo suurtagalnimada xasillooni darro. Waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay jawaabaha Iiraan ee gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyo halista fidinta colaadda oo ay ku lug yeelan karaan Hezbollah, maleeshiyaadka Ciraaq iyo Suuriya, iyo Xuutiyiinta Yemen.
Barnaamijku wuxuu taabanayaa saameynta gobolka, gaar ahaan dalalka Gacanka, iyo qatarta ka iman karta carqaladaynta marinka Hormuz ama Badda Cas iyo waxa ay taasi uga dhigan tahay ...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:41
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Soomaaliya ilmihii ugu horreeyay ee bacramin ku dhasha - IVF
- Runtime
- 12:02
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Hooyo Soomaaliyeed ayaa dhawaan dhashay ilmihii ugu horreeyay ee ku dhasha habka bacraminta ilmaha ee IVF, guud ahaan Soomaaliya.
Tallaabadan oo ay hirgeliyeen dhaqaatiir Soomaaliyeed ayaa loo arkaa guul taariikhi ah oo horumar weyn u ah wax ka qabashada dhibaatada dhalmo la’aanta ee dalka.
Habka IVF, oo ah farsamo caafimaad oo lagu bacrimiyo ugxanta iyo shahwada bannaanka jirka ka hor inta aan lagu celin ilmo-galeenka hooyada, ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hirgalay gudaha Soomaaliya. Arrintani waxay rajo cusub u furtay qoysas badan oo muddo la tacaalayay dhalmo la’aan.
Wariyaha BBC ee magaalada Muqdisho, Maxamuud Cabdicasiis, ayaa booqday isbitaalka uu ilmuhu ku dhashay, isagoo ka diyaariyay warbixin ka hadlaysa sida ay u dhacday hawsha bacraminta, caqabadihii lala kulmay, iyo waxa ay uga dhigan tahay mustaqbalka adeegyada taranka ee dalka.
Muuqaalkan waxaad ku arki doontaa faahfaahin ku saabsan habka IVF, aragtida d...
- Title
- Qoddobada Idaaacadda Galabnimo
- Runtime
- 0:25
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Qoddobada Idaaacadda Galabnimo
- Title
- Maxay yihiin Ciidamada Qudus ee ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan. Intee se le'eg tahay awoodooda?
- Runtime
- 2:42
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Maxay yihiin Ciidamada Qudus ee ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan. Intee se le'eg tahay awoodooda?
- Title
- Ciidamada Qudus ee Iiraan | Intee Le’eg Tahay Awooddoodu?
- Runtime
- 2:37
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Ciidamada Qudus waa cutub gaar ah oo ka tirsan Ilaalada Kacaanka Iiraan, kuwaas oo diiradda saara howlgalada dibadda iyo ballaarinta saameynta ay Tehran ku leedahay gobolka Bariga Dhexe. Laakiin maxay dhab ah qabtaan, intee se le'eg tahay awooddoodu?
Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa si kooban, taariikhdooda, qaab-dhismeedkooda, iyo doorka ay ku leeyihiin dalal dhowr ah oo Bariga Dhexe ku yaalla.
Waxaan sidoo kale eegaynaa sababta magacooda marar badan uga soo dhex muuqdo xiisadaha u dhexeeya Iiraan, Maraykanka iyo Israa’iil, iyo sida ay u noqdeen awood saameyn leh oo dhaafsiisan xuduudaha dalka Iiraan.
#QudsForce #IranMilitary #IRGC #MiddleEastConflict #IranUSTensions #IranIsraelTensions #IranNews #MilitaryAnalysis #Geopolitics #IranSpecialForces #RegionalSecurity #CovertOperations #Tehran #IranEliteForces #militarystrategy
Quds Force, Iran Quds, IRGC, Iran military, Israel, Houthi, Hezbollah, Middle East conflict, Iran US ...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 29:24
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:39
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta

