BBC News Somali
Maxay Iran u weeraraysaa deriskeeda Muslimiinta ah?
- Title
- Maxay Iran u weeraraysaa deriskeeda Muslimiinta ah?
- Runtime
- 1:58
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Maxay Iran u weeraraysaa deriskeeda Muslimiinta ah?
- Title
- Daawo: Muuqaalka diyaarad Mareykanku leeyahay oo F-15 ah taasoo ku dhacday Kuwait.
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Daawo: Muuqaalka diyaarad Mareykanku leeyahay oo F-15 ah taasoo ku dhacday Kuwait.
- Title
- Xiisadda Iran iyo Weerarrada Mareykanka & Israa'iil | Falanqeyn
- Runtime
- 18:40
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Muuqaalkan waa falanqeyn gaar ah oo ay wada sameeyeen Faarax Lamaane iyo Xasan Sheekh Cumar oo ka tirsan BBC Somali, iyagoo ku iftiiminaya xiisadda milateri ee cusub ee u dhexeysa Iran, Maraykanka iyo Israa’iil.
Bishii Febraayo 28, 2026, ciidamada Maraykanka iyo Israa’iil ayaa waxay bilaabeen weerarro milateri oo balaaran oo lagu beegsanayo Iran, waxaa loogu magac daray Operation Lion’s Roar, iyadoo bartilmaameedku ahaa xarumo iyo hoggaamiyeyaal sarre oo ay Iran leedahay, arrintan oo qayb ka ah xiisad sii fidaysa oo Bariga Dhexe ka taagan.
Iran ayaa sheegtay in mid ka mid ah goobaha nukliyeerka ee Natanz la bartilmaameedsaday, taasoo qayb ka ahayd weerarradan ay wada fuliyeen Maraykanka iyo Israel, halka Iran ay ku jawaabtay drones iyo gantaallo ay ku beegsadeen saldhigyo Mareykan iyo Israeli ah oo ku kala yaalla Bariga Dhexe.
Falanqayntu waxay sidoo kale taabaneysaa saameynta uu dagaalkaani ku yeeshay gobolka iyo caalamka, sida xaalad degd...
- Title
- Trump oo shaaciyay in la dilay askar "Nasiib daro waxaa dhici karta dhimasho intaas ka badan"
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:19
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Ayatollah Ali Khamanei, qof noocee ah ayuu ahaa?
- Runtime
- 3:53
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Ayatollah Cali Khamenei, oo 86 jir ahaa hogaamiyihii sare ee Iiraan ayaa la dilay maalintii kowaad ee weerarka ay Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen dalka Iiraan.
Waxuu ahaa mid awood badan, waxuu ahaa hogaamiyaha uga sareeyay dalka Iiraan waxaana hoos imaanayay ciidanka qalabka sida oo ay ku jiraan ilaalada kacaanka.
Iiraan ayaa yelatay labo hogaamiye sare tan iyo markii kacdoonka Islaamiga ah uu la wareegay dalka sanadkii 1979, waxuu xilka kala wareegay sanadkii 1989 Ayatollah Ruhollah Khomeini oo ku dhintay da’da 86 sano jir.
#AyatollahKhamenei #Iran #IRGC #MiddleEastConflict #USIsraelStrikes #IranNews #BBCSomali #Tehran #IranPolitics #IslamicRevolution #Geopolitics #MilitaryEscalation
Ayatollah Khamenei, Iran, IRGC, Iran military, Iran news, Middle East conflict, US Israel strikes, Tehran, Iranian leader, Bariga Dhexe, BBC Somali, Iran politics, Islamic Revolution, Khomeini, geopolitical analysis, military escalation
- Title
- Baroordiiq iyo dabaaldegyo ka dhacay Iiraan ka dib dilkii Cali Khamenei.
- Runtime
- 1:02
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray Israa'iil
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- Qaraxyo waaweyn oo laga maqlay Dooxa, Qatar
- Runtime
- 0:36
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- Duqeymaha Iiraan oo saameyay dekadda Jabal Cali iyo Garoonka diyaaradaha ee Imaaraatka
- Runtime
- 1:20
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- Iiraan oo si rasmi ah u xaqiijisay in la dilay hogaamiyihii sare ee dalkaasi Cali Khamenei
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- Iiraan oo weerartay saldhiga Mareykanku ku leeyahay Qatar
- Runtime
- 0:54
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Iiraan oo weerartay saldhiga Mareykanku ku leeyahay Qatar
- Title
- Muuqaal muujinaya gantaal Iiraan ka yimi oo ku dhacay Baxreyn
- Runtime
- 0:23
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Muuqaal muujinaya gantaal Iiraan ka yimi oo ku dhacay Baxreyn
- Title
- Daawo: Muuqaalka gantaal hadda ku dhacay saldhig Mareykan oo ku yaala Baxreyn.
- Runtime
- 0:40
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Safaaradda Maraykanka ee Bahrain ayaa ku boorisay dhammaan muwaadiniinta inay gurigooda ku jiraan inta laga amrayo soo bixis.
Weli ma jiro xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay iyo cida dhab ahaan soo riday.
- Title
- Trump: 'Iiraan waxaan u weerarnay si aan u difaacno dadka Mareykanka.'
- Runtime
- 1:13
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Trump: 'Iiraan waxaan u weerarnay si aan u difaacno dadka Mareykanka.'
- Title
- Tehran oo ololaysa kadib weerar ay ku qaadeen Mareykanka iyo Israa'iil oo wada socda.
- Runtime
- 0:53
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Tehran oo ololaysa kadib weerar ay ku qaadeen Mareykanka iyo Israa'iil oo wada socda.
- Title
- Mareykanka iyo Israa'iil oo wadajir ku wareeray Iiraan.
- Runtime
- 1:25
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Saacado ka hor, Israa’iil ayaa weerar militari oo ay ku tilmaantay mid ka hortag ah ku qaaday Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, taas oo sii hurisay xiisad hore uga jirtay gobolka oo la xiriirta barnaamijyada nukliyeerka iyo gantaallada ee Tehran.
Wasiirka Gaashaandhigga ee Israel ayaa sheegay in howlgalka looga gol leeyahay in lagu tirtiro waxa uu ku tilmaamay khataro degdeg ah oo ku wajahan ammaanka Israa’iil. Qaraxyo ayaa laga maqlay magaalooyin ay ku jirto caasimadda Tehran, halka nidaamyada difaaca cirka ee Iiraan la hawlgeliyay. Labada dhinacba waxay xireen hawadooda, waxaana lagu dhawaaqay xaalad degdeg ah.
- Title
- TOOS: BARNAAMIJKA DOODDA JIMCAHA
- Runtime
- 1:00:27
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: BARNAAMIJKA DOODDA JIMCAHA
- Title
- Tayada Dhismaha Soomaaliya | Wareysi: Guddoomiyaha Ururka Injineerada
- Runtime
- 18:23
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Wareysigan gaarka ah, Guddoomiyaha Ururka Injineerada Soomaaliyeed Eng. Ibraahim Cabdi Heyle ayaa ka hadlaya xaaladda tayada dhismaha dalka iyo heerka xirfadlaaysha injineerrada Soomaaliyeed.
Wadahadalku wuxuu diiradda saarayaa caqabadaha jira, sida kormeer la’aanta, hirgelinta heerarka farsamo, shuruucda dhismaha, iyo tayeynta aqoonta iyo tababarka injineerrada. Waxaa sidoo kale laga hadlayaa doorka ururka injineerada ee ilaalinta badbaadada dhismayaasha, ansixinta xirfadlayaasha, iyo dhisidda nidaam hufan oo lagu hubiyo in mashaariicdu waafaqsan yihiin heerarka caalamiga ah.
Sidee loo xaqiijin karaa in dhismayaasha cusub ay noqdaan kuwo ammaan ah? Maxaa laga qaban karaa injineerrada aan haysan shati sax ah? Sidee jaamacadaha iyo hay’adaha dowladdu uga wada shaqeyn karaan kor u qaadista tayada?
Wareysigan wuxuu bixinayaa aragti iyo talooyin wax ku ool ah oo ku aadan mustaqbalka dhismaha Soomaaliya iyo sida loo dhisi karo xirfad injineernimo o...
- Title
- Ceelkan saxaabiga lagu xasuusto, waxaa biyo laga cabayaa wax ka badan 1400 sanno.
- Runtime
- 1:30
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Ceelkan saxaabiga lagu xasuusto, waxaa biyo laga cabayaa wax ka badan 1400 sanno. Haddaba taariikhdiisu maxay tahay?
- Title
- God weyn oo si lama filaan ah uga furmay isgoys mashquul badan
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- God weyn oo si lama filaan ah uga furmay isgoys mashquul badan
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:02
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: DUNIDA IYO MAANTA
- Runtime
- 1:00:25
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: DUNIDA IYO MAANTA
- Title
- Nin ay boolisku baadigoobayeen oo ku dhuuntay haan qashin ka buuxda
- Runtime
- 0:32
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Nin ay boolisku baadigoobayeen oo ku dhuuntay haan qashin ka buuxda
- Title
- Haweenay isku dayaysay inay ku badbaado tiir koronto oo si mucjiso leh loo soo badbaadiyay
- Runtime
- 0:53
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Haweenay isku dayaysay inay ku badbaado tiir koronto oo si mucjiso leh loo soo badbaadiyay
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:31
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: DUNIDA IYO MAANTA
- Runtime
- 1:00:10
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: DUNIDA IYO MAANTA
- Title
- Faahfaahin ku saabsan booqashada madaxweynaha Israa'iil ee Itoobiya
- Runtime
- 1:30
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Faahfaahin ku saabsan booqashada madaxweynaha Israa'iil ee Itoobiya
- Title
- Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay maalgelinta Al Shabaab
- Runtime
- 4:52
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Dowladda Soomaaliya ayaa maanta digniin ka soo saartay maalgelinta al-shabaab, wasiirada Amniga, ganacsiga, cadaalada, wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda diinta iyo awqaafta oo shir jaraa’id ku qabtay wasaaradda warfaafinta ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed in ay siiyaan lacagaha baada ah ee Al-shabaab ay ka qaadan ganacsatada xiligaan oo kale.
Wariyaha BBC da ee magaalada Muqdisho Maxamuud C/casiis ayaa ka wareystay arintaasi wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala.
- Title
- Ilhan Cumar oo si toos ah hadallo adag ugu jawaabtay Trump
- Runtime
- 0:43
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Ilhan Cumar oo si toos ah hadallo adag ugu jawaabtay Trump
- Title
- Waa kuma El Mencho, ninkii loogu doonista badnaa dalka Mexico.
- Runtime
- 1:36
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Waa kuma El Mencho, ninkii loogu doonista badnaa dalka Mexico ee lagu dilay howlgalka aan caadiga ahayn ?
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:57
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- "Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa badalay ajandihii lagu heshiiyay" Dowladda
- Runtime
- 1:50
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:17
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Boolis kaamirada qarsoon ku qabtay eey ku kacaya fal sharci darro ah
- Runtime
- 0:39
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Booliska dalka Italy ayaa sheegay inay kaamirada qarsoon ku qabteen muuqaal muujinaya eey ku tuuraya bacaha qashinka meel waddo dhinaceeda ah.
Sida ay sheegeen mas’uuliyiintu, eeyga waxaa loo tababaray si ula kac ah inay milkiilayaashiisu ugu adeegsadaan daadinta qashinka si sharci-darro.
- Title
- Rabshado ayaa qabsaday Mexico ka dib dilkii hogaamiyaha mid ka mid ururada dambiilayaasha.
- Runtime
- 1:16
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Title
- Abiy Ahmed oo soo bandhigay guuto cusub oo ciidanka badda Itoobiya ka tirsan
- Runtime
- 1:48
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Wuxuuna sheegay in ciidamadaasi ay ka hawlgeli karaan cirifka xeebaha Soomaaliya ilaa dekedda Massawa ee Eritrea.
Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay samaynta cutub ciidan badeed oo gaar ah, kaas oo loo xilsaaray ilaalinta xeebaha iyo la dagaallanka argagixisada iyo burcad-badeedda Geeska Afrika .
Xilli uu ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sannad-guuradii 65aad ee Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Itoobiya, ayuu Abiy wuxuu sheegay in kordhinta awoodda milatarigiisu aysan ahayn gardarro, balse ay tahay mid lagu xoojinayo xasilloonida gobolka.
- Title
- 'Axmed Madoobe si nabad ah oo la isla ogyahay ayuu ku baxay, wax hadda dhuumasha ahna ma ahan'
- Runtime
- 7:01
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Xubin ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Koofi, ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu Muqdisho uga baxay si nabad ah, islamarkaana arrintaasi ay ahayd mid la ogyahay oo aan ahayn dhuumasho.
Hadalkan ayaa imanaya kaddib markii Golaha Mustaqbalka uu shaaciyay in wadaxaajoodkii ay la lahaayeen dowladda federaalka uu ku dhammaaday natiijo la’aan. Koofi wuxuu caddeeyay in bixitaanka Madaxweynaha uu ahaa mid caadi ah oo aan qarsoodi ku dhisnayn.
----------------------------------------------------------------------------------------------
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay in wadaxaajoodkii uu la lahaa dowladda federaalka uu ku dhammaaday natiijo la’aan.
Golaha wuxuu ku eedeeyay dowladda in ay dhinac ka wax ka beddeshay dastuurka, iyadoo xubno ka tirsan baarlamaanka aan loo oggolaan ka qaybgalka, sidoo kale cadaadis amni iyo siyaasadeed ayaa la saaray.
Goluhu wuxuu ku adkaystay in dastuurk...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:40
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:52
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Wadahadalkii Mucaaradka iyo Dowladda Soomaaliya oo fashilmay
- Runtime
- 5:08
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay in wadaxaajoodkii uu la lahaa dowladda federaalka uu ku dhammaaday natiijo la’aan.
Golaha wuxuu ku eedeeyay dowladda in ay dhinac ka wax ka beddeshay dastuurka, iyadoo xubno ka tirsan baarlamaanka aan loo oggolaan ka qaybgalka, sidoo kale cadaadis amni iyo siyaasadeed ayaa la saaray.
Goluhu wuxuu ku adkaystay in dastuurka 2012-ka uu yahay asaaska sharciga ah, islamarkaana doorashooyinka dawlad-goboleedyadu ay tahay in lagu qabto habraac heshiis lagu yahay oo daahfuran.
Dhanka kale, dowladda federaalka ayay ku eedeeyeen inay rabto in awoodda la ururiyo, doorashooyinka la maamulo, iyo in natiijadu ay iyadu go’aamiso.
Goluhu wuxuu sheegay inuusan u oggolaanin in dastuur la bedelo ama dalka la kala diro, islamarkaana weli diyaar u yahay wadahadal dhab ah oo horseedi kara doorasho heshiis lagu yahay.
- Title
- Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay inay xuquuq gaar ah Mareykanka u siiyaan macdantooda.
- Runtime
- 0:38
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay inay xuquuq gaar ah Mareykanka u siiyaan macdanta naadirka ah ee laga heli karo Somaliland.
- Title
- Dalka baasaboorkiisa dunida ka iibinaya si uu ula tacaalo fatahaado
- Runtime
- 1:54
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Dalka baasaboorkiisa dunida ka iibinaya si uu ula tacaalo fatahaado
- Title
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Runtime
- 29:32
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Title
- Boolis isku ekeeysiiyay libaax si ay nin tuug ah u soo qabtaan
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Booliska dalka Thailand ayaa adeegsaday xeelad qarsoodi ah si ay u qabtaan nin tuug ah 33 jir ah, iyagoo isku ekeeysiiyay dhar libaax oo dhaqameed oo loo xirto dabaaldegyada Sannadka Cusub ee Shiinaha (Lunar New Year).
Hawlgalka ayaa ka dhacay macbud ku yaalla gobolka Nonthaburi 18-kii Febraayo 2026. Saraakiisha ayaa ku dhuuntay gudaha dharka libaaxa, iyagoo madaxa libaaxa ku rakibay kamarad qarsoon si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa tuhmanaha.
- Title
- Daanyeer nin soo badbaadiyay oo qaliin wadnaha ah galay si qiira leh u soo dhaweeyay
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Sheekada qiirada leh ee uu daanyeerkan sameeyay ka dib markii uu dib ula midoobay nin badbaadiyey.
Daanyeerkan oo lagu magacaabo Tosya ayaa si qiiro leh dib ula midoobay ninka badbaadiyey, Leonid Stoyanov, kadib saddex toddobaad oo ay kala maqnaayeen.
Markii ay kulmeen, Tosya wuxuu isla markiiba bilaabay inuu eego nabarrada qalliinka wadnaha ee dhowaan lagu sameeyey Leonid, taasoo muujinaysa xiriirka gaarka ah ee ka dhexeeya.
- Title
- Sidee bey uga faa'ideysan karaan dadka muslimiinta ah bisha Ramadan?
- Runtime
- 21:09
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Waxaa lagu jiraa maalmihii ugu horeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan sidaa darteed waxaan ka wareysanay fadliga bisha Ramadaan iyo sida looga faaa'iideysan karo Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha Hey'adda Culumada Soomaaliyeed.
- Title
- Maxay quwadaha dunidu ugu tartamayaan xakamaynta Cirifka?
- Runtime
- 11:11
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Xiisadda dunida ee ku aaddan cirifka ayaa sii kordhaysaa, iyadoo Arctic-gu uu si ka dhaqso badan dhulka intiisa kale cimiladiisu u kululaanayso. Ruushka iyo NATO waxay kordhiyeen joogitaankooda milatari ee gobolka, Shiinuhuna wuxuu ballaarinayaa saameyntiisa, halka dalal kalena ay ku loollamayaan kheyraadka uu barafka dhalaalaya soo bandhigi karo.
Muuqaalkan waxaan ku sharxaynaa shan sababood oo ka dhigay Arctic ama cirifka mid ka mid ah gobollada ugu loollanka badan caalamka.
- Title
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Runtime
- 59:59
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- TOOS: IDAACADDA SUBAXNIMO
- Title
- Ma islahayd AI ayay isticmalaan beeraleey Soomaaliyeed?
- Runtime
- 8:12
- Date posted
- 7 months ago
- Description
- Sida AI uga caawiyo beeraleyda Soomaaliyeed khataraha isbeddelka cimilada
Guud ahaan Soomaaliya, musiibooyinka uu isbeddelka cimiladu horseeday ayaa noqday kuwo isdaba joog ah oo si xawli ah ku socda. Roobab mahiigaan ah iyo abaaro daba dheeraada ayaa halis geliyay nolosha iyo nolol-maalmeedka kumannaan qoys.
Dhulka miyiga ah, oo beeruhu yihiin halbowlaha nolosha, farqiga u dhexeeya badbaado iyo musiibo ayaa sii kordhaya marba marka ka dambeysa. Beeralay badan ayaa wajahaya xaalad adag oo ku qasbaysa inay go'aan ka gaaraan mustaqbalkooda iyagoo aan haysan xog ku filan oo ku saabsan waxa cimiladu u siddo.
Waxaan booqday mid ka mid ah deegaanada ay abaaruhu ku dhufteen ee koonfurta Soomaaliya, halkaas oo bulshada deegaanka ay bilaabeen isticmaalka garaadka macmalka ah si ay isaga difaacaan khataraha cimilada.
Fardowsa Hanshi ayaa warbixintaan ka diyaarisay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
<...

