BBC News Somali
Kim Jong Un oo tijaabinaya qori loo siiyay hadiyad
- Title
- Kim Jong Un oo tijaabinaya qori loo siiyay hadiyad
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Kim Jong Un oo tijaabinaya qori loo siiyay hadiyad
- Title
- Waa kuma Laftagareen, ninka shalay laga fara maroojiyay Baydhabo?
- Runtime
- 1:46
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Waa kuma Laftagareen, ninka shalay laga fara maroojiyay Baydhabo?
- Title
- Ra'iisul Wasaare Xamse: Muxuu ka yiri hambalyadii ay direen madaxweynayaal hore?
- Runtime
- 4:18
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xamse Cabdi Barre ayaa dhaliilay siyaasiintii dhawaan hambalyeyay dooorashadii saacadaha kooban uga dhacday magaalada Baydhabo oo markaa dib loogu doortay maamulkii meesha laga saaray shalay ee Koonfur Galbeed.
Wuxuu sheegay in siyaasiinta qaarkood oo iska dhiga in ay hormuud u yihiin dimuquraadiyadda iyo cadaaladda, ay “hambalyeeyaan wixii Baydhabo ka dhacay” ay tahay arrin hooseyn ah.
Wuxuuna yiri: “Haddiiba wixii ay wadeen ay intaa tahay , haddiiba badeecadii ay wadeen ay intaas tahay barasho wanaagsan way mahadsanyihiin,”.
Hadalka ra’iisul wasaare Xamse ayaa u muuqda mid uu ku durayo hambalyadii ku saabsaneed doorashadii maalmo ka hor Baydhabo ka dhacaday oo ay direen siyaasiin ay ka mid ahaayeen madaxweynayaal hore sida Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif iyo siyaasiin kale oo horey dalka xilal uga soo qabtay.
- Title
- Laftagareen oo qoray warqadda is casilaaddiisa markii uu ka dhoofay magaalada Baydhabo.
- Runtime
- 1:11
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Qoraal uu soo dhigay barta Facebook uu ku leeyahay ayuu madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen wuxuu ku sheegay inuu iska casilay xilka madaxweynenimo.
"Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 30 march 2026, waxaan iska casilay xilka Madaxweynaha DGKS anigoo ah Md Cabdicasiis Xasan Maxamed Lagtagareen." Ayaa lagu yiri qoraalka.
Dhanka kale, wararka nasoo gaaraya Baydhabo ayaa sheegaya in Laftagareen uu goor dhoweyd u dhoofay dalka dibaddiisa, lamana hubo halka uu aaday.
Is casilaaddiisa ayaa daba socota dagaal maanta magaalada Baydhabo ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulkaas, dagaalkaas oo daba socda khilaaf muddooyinkii u dambeeyayba soo dhex galay maamulkaas iyo dowladda federaalka.
- Title
- Xagguu joogaa Laftagareen?
- Runtime
- 4:32
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Dagaal ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Dagaalkan ayaa daba socda khilaaf muddooyinkii u dambeeyayba soo dhex galay maamulkaas iyo dowladda federaalka.
Waxaa sidoo kale jiray warar sheegaya in Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen uu maanta ka baxay Baydhabo oo uu diyaarad ka raacay, balse afhayeenka madaxweynaha maamulkaas Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo BBC u warramay ayaa beeniyay arrintaas, isagoo sheegay inuu joogo Baydhabo.
Wuxuu sheegay inuu madaxweynaha joogo xarunta madaxtooyada Koofur Galbeed, isagoo sheegay inay socdaan kulamo hay'adaha amniga iyo madaxweynaha u dhaxeeya.
"Madaxweynaha waa fiican yahay wax dhibaato ahna ma qabo" ayuu yiri.
Wuxuu beenitay in ciidamada Itoobiya oo gacanta ku haya garoonka ay waardiyeynayaan.
"Markii horeba ayagaa gacanta ku hayay, waardiye goonni ah ma jiro." Ayuu intaa raa...
- Title
- Xiisadda Koonfur Galbeed: Maxaa sababay in dowladda si fudud ku gasho Baydhabo?
- Runtime
- 19:47
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Dagaalka Baydhabo: Maxaa sababay in dowladda si fudud ay ku gasho Baydhabo?
Dagaal ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Dagaalkan ayaa daba socda khilaaf muddooyinkii u dambeeyayba soo dhex galay maamulkaas iyo dowladda federaalka.
Warrarka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhawaacba leh uu dhaliyay dagaalkii saaka ka dhacay duleedka iyo gudaha magaalada.
Dhakhtar ka tirsan Cisbitaalka Guud ee gobolka Bay oo diiday in magaciisa la sheego ayaa BBC-da u sheegay in 25 qof oo qaba dhaawacyo ka soo gaaray xabado iyo walxa qarxa la geeyay cisbitaalka, 5 kamid ah dhaawacyada la geeyay cisbitaalka ayaa qaba dhawaacyo halis ah.
Sidoo kale waxa Isbitaalka la geeyay labo qof oo mayda oo xabado ku dhaceen.
Illaa hadda tirkoob sax ah ...
- Title
- Yaa maamuli doona Baydhabo iyo guud ahaan Koonfur Galbeed?
- Runtime
- 3:06
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Waxaan ka wareysanay wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha Saadaad Maxamed Nuur oo la socday ciidankii saakeey galay Baydhabo.
Dagaal ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Dagaalkan ayaa daba socda khilaaf muddooyinkii u dambeeyayba soo dhex galay maamulkaas iyo dowladda federaalka.
Dhakhtar ka tirsan Cisbitaalka Guud ee gobolka Bay oo diiday in magaciisa la sheego ayaa BBC-da u sheegay in 25 qof oo qaba dhaawacyo ka soo gaaray xabado iyo walxa qarxa la geeyay cisbitaalka, 5 kamid ah dhaawacyada la geeyay cisbitaalka ayaa qaba dhawaacyo halis ah.
Sidoo kale waxa Isbitaalka la geeyay labo qof oo mayda oo xabado ku dhaceen.
Illaa hadda tirkoob sax ah lagama soo saarin khasaaraha naf iyo maalba leh ee uu dhaliyay dagaalkii saaka ka dhacay duleedka iyo gudaha magaalada baydhabo.
- Title
- Toos: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:01:07
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Toos: Doodda Jimcaha
- Title
- 'Wax rabitaan ah uma qabno inaan wadahadal la yeelano Mareykan' - Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- 'Wax rabitaan ah uma qabno inaan wadahadal la yeelano Mareykanka' - Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:18
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:34
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Iran oo sheegtay inay soo ridday diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyahay
- Runtime
- 1:05
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Iran oo sheegtay inay soo ridday diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyahay
- Title
- Daawo: Foolkaano qaraxday oo dabkii ka qulqulay ku dartay badweynta Hindiya
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Foolkaano qaraxday oo dabkii ka qulqulay uu ku darsamay badweynta Hindiya ee Soomaaliya xeebteedu ku teedsan tahay
- Title
- Trump ayaa sheegay in Iran ay Maraykanka siisay 'hadyad', balse waxa ay tahay ma uusan caddeyn.
- Runtime
- 0:50
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Trump ayaa sheegay in Iran ay Maraykanka siisay 'hadiyad', balse waxa ay tahay ma uusan caddeyn.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 3:09
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:33
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Abaarta Soomaaliya: Waa sidee xaalka deegaanadda ay saamaysay?
- Runtime
- 10:05
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Xaaladda abaaraha Soomaaliya hadda waxay maraysaa heer culus, iyadoo warbixinno ka imanaya hay’adaha gargaarka ay muujinayaan in malaayiin qof iyo xoolo ay si toos ah u saameeyeen roob la’aan soo noqnoqotay. Qiyaastii 6.5 milyan oo qof ayaa wajahaya cunto yari baahsan, halka in ka badan 1.8 milyan oo carruur ah la filayo inay wajahaan nafaqo darro xun. Xoolo badan ayaa u dhintay biyo iyo baad la’aan, taas oo keentay in qoysas badan ay ka barakacaan miyiga una guuraan magaalooyinka si ay gargaar u helaan.
Abaartan waxaa sii xoojiyay dhowr arrimood oo is biirsaday oo ay ka mid yihiin roobab is xigxigay oo baaqday, saamaynta isbeddelka cimilada, iyo qiimaha cuntada oo aad u kordhay. Sidoo kale, gargaarka bani’aadamnimo oo yaraaday iyo colaado saameeyay wax-soo-saarka ayaa qeyb ka qaatay xaaladdan adag. Deegaannada reer miyiga ah ayaa si gaar ah u dhibaataysan sababtoo ah xooluhu waa laf dhabarta nolosha, marka ay dhintaanna qoysasku waxay waayaan cunto, dakhli, iyo aw...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:03:09
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Ku habsadayaal Israa'iiliyiin ah oo shacab ku weeraray tuulo ku taalla Daanta Galbeed ee lahaysto
- Runtime
- 1:24
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Ku habsadayaal Israa'iiliyiin ah oo shacab ku weeraray tuulo Falastiin oo ku taalla Daanta Galbeed ee lahaysto
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:59
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:08:20
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Wadahadallo miyaa Maraykanka iyo Iran u bilaamay?
- Runtime
- 2:02
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Wadahadallo miyaa Maraykanka iyo Iran u bilaamay? | Nasser ayaa faahfaahinaya.
- Title
- Safarkii BBC ay ku tagtay furinta Daacish ee Puntland | Dib-u-milicsi
- Runtime
- 4:39
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- BBC ayaa dhawaan booqatay furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish ee Puntland, halkaas oo kooxda BBCAfricaEye ay ku soo aragtay sida ay maleeshiyadu dib isugu abaabulayso, u soo jiidanayso dagaalyahanno ajnabi ah, isla markaana u ballaarinayso saameynta ay ku leedahay Afrika.
Halkaan ka daawo barnaamijka oo dhameystiran: https://www.youtube.com/watch?v=3PED794qDGs
Sahnun Ahmed oo ka tirsan BBC Somali ayaa ka sheekeynaya safarkii uu dhawaan ku tagay furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish ee buuraha Puntland, halkaas oo uu kula kulmay ciidamada difaaca, saraakiil iyo dad ku sugan deegaannada dagaalku saameeyay.
Wada sheekaysigan waxaa lagu falanqeynayaa xaaladda dhabta ah ee furinta, iyo waxyaabaha cajiibka ah ee BBC ay kusoo aragtay safarkan.
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:13
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Daawo: Kim Jong Un oo gabadhiisa ay taangi dagaal ku wado
- Runtime
- 0:27
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Kim Jong Un oo gabadhiisa ay taangi dagaal ku wado
- Title
- Maxay Quwadaha Dunidu ugu tartamayaan Dayaxa? | Warbixin
- Runtime
- 8:33
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- In ka badan 50 sano ayaa bini'aadanka ugu dambaysay tagista dayaxa, haddase waxaa dib u curtay tartan xawli ku socda oo dib loogu laabanayo.
Maraykanka iyo Shiinaha ayaa labaduba qorshaynaya safarro ay ku tegayaan dusha dayaxa, waxayna labaduba doonayaan inay ka dhistaan saldhigyo rasmi ah.
Waa tartan aad dunidu u dhuganayso, ujeedkuna waa ku hormaridda khayraadka dayaxa lagu sheegay.
Haddaba, maxaynu aadame ahaan hadda ugu laabanaynaa dayaxa? Maxayse u qaadatay waqti intaas le'eg in laga maqnaado?
Muuqaalkan kaga bogo su'aalahaas iyo mowduucyo ay kamid yihiin:
00:00-00:33 Goorma ayuu ahaa hawlgalkii ugu dambeeyay ee dayaxa lagu tagay?
00:34-02:01 Maxaa keenay tartankii hawada sare?
02:02-02:51 Waa maxay barnaamijka dayaxa ee Shiinaha?
02:52-04:46 Waa maxay barnaamijka Artemis ee NASA?
04:27-05:29 Maraykanka iyo Shiinaha ma ugu jiraan tartan cidda ku hormaraysa dayaxa?
05:30-07:12 Agab iyo...
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:29
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Barnaamijka Jimcaha
- Runtime
- 1:00:25
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Barnaamijka Jimcaha iyo Ciida BBC-SOMALI
- Title
- Daawo: Muuqaalka wariye Ruush ah oo gantaal ay Israa'iil ku ag dhufatay isagoo tabin toos ah ku jira
- Runtime
- 0:38
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Muuqaalka wariye Ruush ah oo gantaal ay Israa'iil ku ag dhufatay isagoo tabin toos ah ku jira
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 29:02
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:08:35
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Daawo: Iiraan oo weerartay Sacuudiga
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Iiraan oo weerartay Sacuudiga
- Title
- BBC oo goobjoog u ahayd guryo ku burburay duqeymaha Israa'iil
- Runtime
- 0:46
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- BBC oo goobjoog u ahayd guryo ku burburay duqeymaha Israa'iil
- Title
- “Meel kasta oo ay ku dhuuntaan waanu ugu tegi doonnaa”: Ciribtirka Daacishta Soomaaliya
- Runtime
- 1:33
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- “Meel kasta oo ay ku dhuuntaan waanu ugu tegi doonnaa”: Ciribtirka Daacishta Soomaaliya
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 28:50
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:13
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Hooyo 8 carruur ah uga soo tagtay si ay ula dagaalanto kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad
- Runtime
- 1:35
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Hooyo 8 carruur ah uga soo tagtay si ay ula dagaalanto kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad, Puntland.
- Title
- Daawo: Diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo lagu weeraray safaaradda Maraykanka ee Ciraaq
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo lagu weeraray safaaradda Maraykanka ee Ciraaq
- Title
- BBC oo xaqiijisay in duqeyn ay ku dhacday garoon cayaaraha ah oo Iiraan ku yaal
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- BBC oo xaqiijisay in duqeyn ay ku dhacday garoon cayaaraha ah oo Iiraan ku yaal
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:30
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 0:00
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Ramla Cali oo ka hadashay nin Muqdisho lagu tuhmay inuu iyada ku beegsanayay
- Runtime
- 5:50
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dhagaysatay dacwad ku saabsan shirqool ay kooxda Al-Shabaab ku doonaysay inay ku qaarijiyaan horyaalka feerka ee Soomaaliyeed, Ramla Cali.
Eedeysane Cabdisalaan Maxamed Xasan oo loo yaqaan "Aamusane", ayaa horyimid maxkamadda uu guddoomiyaha ka yahay Kolonel Xasan Cali Nuur Shuute.
Xafiiska xeer-ilaalinta ayaa ku eedeeyay Cabdisalaan, oo horey uga soo baxsaday xarun dhaqan-celin, inuu ka tirsan yahay qaybta "Amniyaadka" ee Al-Shabaab.
Waxaa la sheegay inuu u adeegsaday xirfaddiisa korontada si uu u sahamiyo goobaha muhiimka ah ee caasimadda, isagoo bartilmaameedsanayay shakhsiyaadka caanka ah ee matala horumarka dalka.
BBC Somali ayaa xiriir la samaysay Ramla Cali si ay wax uga weydiiso dareenkeeda ku aaddan dacwadahan iyo khatarta la sheegay in loo maleegay nolosheeda.
- Title
- Trump oo Soomaaliya dunida afraad ku tilmaamay
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Trump oo Soomaaliya dunida afraad ku tilmaamay
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 23:38
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 38:45
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- BBC oo booqatay furimaha dagaalka Puntland ee Daacish (IS)
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- BBC oo booqatay furimaha dagaalka Puntland ee Daacish (IS)
- Title
- Daawo: Garoonka Dubai oo gubanaya kadib markii Iran xalay la heshay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
- Runtime
- 0:37
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Daawo: Garoonka Dubai oo gubanaya kadib markii ay Iran xalay la heshay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
- Title
- BBC oo booqatay furimaha dagaalka Puntland ee Daacish (IS)
- Runtime
- 26:51
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- #BBCAfricaEye ayaa raacday ciidamada Puntland ee jooga furimaha hore ee bariga fog ee Soomaaliya, iyadoo baaritaan ku samaynaysa sida ay kooxda Daacish dib isugu soo abaabushay, u soo jiidatay dagaalyahanno shisheeye, isla markaana u ballaarisay saamaynteeda qaaradda Afrika oo dhan.
Muna Cali Daahir waa sarkaal ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland. Muddo ka badan sannad waxay dagaal kula jirtay maleeshiyaad xiriir la leh kooxda Daacish. Subax kasta, ka hor inta aysan ku laaban furimaha hore ee dagaalka, waxay wacdaa carruurteeda si ay ugu sheegto inay nabad qabto.
Kooxda Africa Eye ayaa raacday Ciidamada Difaaca Puntland xilli ay ku sii siqayeen dooxooyin fogfog iyo godad ay ku dhuumaalaystaan dagaalyahannada Daacish. Askarta ayaa inoo sharraxay qabashada xubno shisheeye ah oo ugu soo safray Soomaaliya si ay ugu biiraan kooxda. Taliyayaasha Puntland waxay sheegeen in laantan ay u noqotay mid ka mid ah xarumaha hawlgallada ee ugu muhiimsan ee Daacish ku leedaha...
- Title
- Muuqaalka gantaal Iiraani ah oo ku dhacay Israa'iil
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- Muuqaalka gantaal Iiraani ah oo ku dhacay Israa'iil
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:04
- Date posted
- 6 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo

