BBC News Somali
TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:07
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Saamaynta aan la ogeyn ee howlgaladii ICE iyo Soomaalida Maraykanka | BBC Somali
- Runtime
- 12:35
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Dhowr bilood ka hor muhaajiriinta ku nool Minnesota waxay wajahayeen cabsi ah in lagu qabto waddooyinka, baabuurtooda, goobahooda shaqada ama guryahooda, iyadoo ay qabanayaan saraakiil si culus u hubeysan oo wejiyada qarsaday kana tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Kastamyada Maraykanka (ICE).
Maamulka Trump ayaa howlgalladan ballaadhan ee ICE gobolka ka waday ku tilmaamay guul weyn, iyagoo sheegay in kumannaan qof oo ay ugu yeereen “ajaanib sharci-darro ah oo dambiilayaal ah” la xidhay
Laakiin dhaawaca nafsiyeed ee ka dhashay howlgalkaas adag ayaa raad qoto dheer ku reebay bulshooyin badan. Qaar ka mid ah dadka ayaa dhuumaaleysi galay si ay aan loo xidhin, halka kuwo kalena ay ku jiraan xaalad murugo iyagoo weli sugaya waxa ku dhici doona ehelladooda la xidhay.
Weriyaha BBC-da ee Bushra Mohammed oo booqatay gobolka Minnesota ee Maraykanka, ayaa warbixintaan ka diyaarisay howlgaladaas iyo saamaynta ka dhashay.
Waxaad sidoo kale nagala socon karta...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:00
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:03
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- "Banaanbax in Soomaaliya lagu carqaladeeyo la rabay ayuu ahaa" Madaxweynaha Soomaaliya | BBC Somali
- Runtime
- 2:20
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Mucaaradka oo aqbalay dalabkii dowladda ee ahaa, in mudaaharaadkooda ay ku qabsadaan garoonka Koonis
- Runtime
- 0:27
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Wararkii ugu dambeyay ee mudaaharaadka beri qorshaysan iyo dhacdooyin kale oo la filayo in dhacaan.
- Runtime
- 2:55
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:07
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Title
- “Waxaan Alle 12 sano ka baryay hal cunug, balse shan mataano ah ayuu hal mar i siiyay.”
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- “Waxaan Alle 12 sano ka baryay hal cunug, balse shan mataano ah ayuu hal mar i siiyay.”
Badriya Aadan oo 35 jir ah ayaa magaalada Harar ee dalka Itoobiya ku dhashay shan carruur ah, kadib 12 sano oo ay isku dayaysay inay ilmo dhasho.
Waxay dhashay afar wiil iyo hal gabar, waxaana isbitaalka Hiwot Fana sheegay in hooyada iyo carruurtuba ay caafimaad qabaan, inkastoo ay weli ku jiraan daryeel caafimaad.
Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in Badriya si dabiici ah uur u qaadday, taas oo ka dhigaysa kiiskan mid aad u naadir ah.
Carruurta waxaa loo bixiyay: Naif, Ammar, Munzir, Nazira iyo Ansar.
- Title
- Aabbe naafa ah oo gabadhiisa subaxii Iskuulka geeya, galabkiina kabaha baalasha. | BBC Somali
- Runtime
- 2:29
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Gobollada qaar waxa laga digayaa in fatahaado iyo daadad ay ka dhici karaan todobaadyada soo aadan.
- Runtime
- 4:50
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Soomaaliya gobollada qaar waxa laga digayaa in fatahaadi ka dhici karto todobaadyada soo aadan, xili roobab mahiigaan ahi ka da’ayaan deegaannada qaar. Sidoo kale waxa laga digayaa in fatahaadi ka dhici karto dhulka ay maraan webiyada Shabeelle iyo Juba ee Koonfurta Soomaaliya, maadaama ay biyo badan wadaan.
Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan oo booqday xarunta ka digista khataraha dabiiciga ah ee Soomaaliya ayaa warbixintan ka diyaariyay
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, saynis...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:26
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Dagaalka Bariga Dhexe oo saameyn ku yeeshay gargaarka Soomaaliya | BBC Somali
- Runtime
- 2:31
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Qaramada Midoobay ayaa ka dayrinaysa xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya xili ay sii kordhayaan dadka u baahan gargaar degdeg ah iyo caruurta la il daran nafaqo darida ba'an.
Tiro ka badan lix milyan oo qof oo Soomaali ah ayaa u baahan gargaar, waxana laga digayaa haddii aan gargaarkii loo baahnaa la helin in xaaladdu meel halis ah gaarto.
Wafdi sare oo ka socda hay’adda cunnada aduunka ee WFP ayaa maalmahan ku sugnaa Soomaaliya, waxayna maanta shir jaraa’id ku qabteen magaalada Muqdisho.
Weriyaha BBC-da Ibraahim Maxamed Aadan oo shirkaasi joogay ayaa ka waramaya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumen...
- Title
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:22
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump: Ma oggolaan doonno in Iiraan hesho hub nukliyeer ah.| BBC Somali
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Gudaha markabka dalxiiska ee uu ka dillaacay cudurka halista ah ee hantavirus | BBC Somali
- Runtime
- 0:50
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Gudaha markabka dalxiiska ee uu ka dillaacay cudurka halista ah ee hantavirus
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Muuqaalka nin libaax-badeed si lama filan ah uga badbaaday | BBC Somali
- Runtime
- 0:40
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Muuqaalka nin libaax-badeed si lama filan ah uga badbaaday
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Hay'adaha amaanka ee Sacuudiga oo qabtay dad doonanay in ay lug ku soo galaan magaalada Makka.
- Runtime
- 0:38
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:10
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Gabar ilbiriqsiyo si cajiib ah isugu xirxirtay qori. | BBC Somali

- 31:35
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: IDAACADDA DUNIDA IYO MAANTA
- Runtime
- 1:00:02
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: IDAACADDA DUNIDA IYO MAANTA
- Title
- Maxay Taiwan muhiim ugu tahay Shiinaha iyo Maraykankaba? | BBC Somali
- Runtime
- 9:46
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Taiwan waa jasiirad ay ku nool yihiin 23 milyan oo qof, waxayna leedahay dowlad u gaar ah, hase yeeshee inta badan dunida uma aqoonsana dal ahaan. Tobannaan sano ayay Taiwan ku dhex jirtay xiisad u dhexeysa Shiinaha, oo ah deriskeeda ugu dhow, iyo Maraykanka, oo ah saaxiibkeeda ugu muhiimsan ee dhanka amniga. Halkan waxaan ku sharraxeynaa sida Taiwan ugu dambeysay xaaladdan gaarka ah, sababta ay Beijing iyo Washington labaduba u arkaan jasiiradda mid istaraatiijiyad ahaan aad u muhiim ah, iyo sababta xaaladdeeda siyaasadeed weli u sii ahaanayso mid aan la xallin muddo dheer.
Waxaa soojeedinaya: Abdishukri Haybe
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: ...
- Title
- Doorashada Koonfur Galbeed | BBC Somali
- Runtime
- 1:47
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Maanta waxa ku eg waqtiga loo qabtay in ururrada siyaasadda ay ku soo gudbiyaan liisaska murashaxiintooda u tartamaya doorashada golayaasha deegaanka iyo tan barlamaanka ee ka dhacaysa 10-ka bishan Maamulka Koonfur Galbeed.
Illaa 13 degmo oo ku kala yaala gobollada Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose ayaa la qorsheeyay in doorashadu ka dhacdo.
Haddaba halka ay marayaan warrarka la xiriira doorashada Koonfur Galbeed, waxaa inoo soo koobaya Ibraahim Maxamed Aadan
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayn...
- Title
- DAAWO: Diyaarad si lama filaan ah ugu dhacday gaari xamuul ah xilli ay dagaysay.
- Runtime
- 0:36
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- DAAWO: Diyaarad si lama filaan ah ugu dhacday gaari xamuul ah xilli ay dagaysay.
Sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- | BBC Somali
- Runtime
- 0:22
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Mucaaradka oo shuruud ku xiray ka qaybgalkooda kulanka uu ku baaqay Madaxweynaha BBC Somali
- Runtime
- 2:26
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Nin maydkiisa loo malaynayo in uu ku jiro caloosha yaxaas | BBC Somali
- Runtime
- 0:34
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Boolis howlgal halis ah ku soo qabtay nin maydkiisa loo malaynayo in uu ku jiro caloosha yaxaaskan
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:15
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:05
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Nin agab taariikhi ah ku qariyay gurigiisa 13 sano | BBC Somali
- Runtime
- 0:52
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- 'Islaamka waxaa loo soo diray dadka oo dhan': sheekada dhagool tagay Kacbada | BBC Somali
- Runtime
- 1:25
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Maxaa Putin ka dhigay ninka uu maanta yahay?
- Runtime
- 0:47

- 29:09
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Japan oo bilaabaysa inay isticmaasho robots u eg dad | BBC Somali
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Japan oo bilaabaysa inay isticmaasho robots u eg dad si ay uga shaqeeyaan garoonka diyaadaha ee Tokyo
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Muuqaal muujinaya xilli ay Israa’iil joojisay maraakiib gargaar oo ku wajahnaa Gaza | BBC Somali
- Runtime
- 0:51
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Aabe si geesinimo leh u badbaadinaya ilmihiisa isagoo hoos u galay tareen socda | BBC Somali
- Runtime
- 0:37
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
uqaal si weyn u faafay oo laga duubay dalka Bangladesh ayaa muujinaya aabe si geesinimo leh u badbaadinaya ilmihiisa isagoo hoos u galay tareen socda. Dhacdadan ayaa ka dhacday Bhairab Railway Station, halkaas oo labadoodu ay ku jireen meel aad u ciriiri ah oo u dhaxaysa cirifka boosteejada iyo jidka tareenka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:23
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- Muuqaal cusub oo iftiiminaya sida uu u dhacay weerarkii ka dhacay Washington ee Trump ku sugnaa
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Sida caruur iskool u socotay ay isku badbaadiyeen kadib markii uu suuxay darawalkii baska ku waday
- Runtime
- 1:31
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Sida caruur iskool u socotay ay isku badbaadiyeen kadib markii uu suuxay darawalkii baska ku waday
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:37
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Maxaa Putin ka dhigay ninka uu maanta yahay? | Warbixin
- Runtime
- 9:47
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Ka hor inta uusan Vladimir Putin xukunka Ruushka la wareegin in ka badan 25 sano ka hor, wuxuu ahaa qof aan si weyn loo aqoon. Maanta, gudaha dalkiisa wuxuu ka noqday hoggaamiye sii shacbiyadiisu sii kordhayso oo awoodda u adeegsanaya si keli-talisnimo ah, halka go’aamadiisa, oo ay ku jirto duullaankii Ukraine, ay qaabeeyeen sumcaddiisa masraxa caalamka. Wax badan oo aan ka ognahay noloshiisii ka hor Kremlin-ka waxay ka yimaaddaan sheekooyin uu isaga laftiisu marar badan ka sheego. Waxaan ku eegaynaa muuqaalkan laga soo bilaabo carruurnimo uu dooli ku eryan jiray ilaa dhacdadii lama filaanka ahayd ee siyaasadda soo gelisay, taarikhdiisii kahor imaanshaha Kremlin-ka waxa ay naga bari karto shakhsiyadda ka dambeeysa hoggaamiyaha aynu maanta naqaano.
00:00:00 - 00:00:43 Sida loo sameeyay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin
00:00:44 - 00:01:51 Halkee ayuu Putin ku koray?
00:01:52 - 00:02:32 Waxa uu Putin ka bartay eryashada dooliga markii uu yaraa
00:02:33 ...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:51
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Wiil u safra 40km in ka badan si'uu u jimicsado | BBC Somali #bbcsomali #Jimicsi
- Runtime
- 1:09
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Awá Pinho safar 40 kiiloomitir doon iyo bas ah ayuu galaa si'uu u gaadho goob jimicsi, afar jeer toddobaadkii, muuqalada uu baahiyo ayaana qabsaday baraha bulshada dalka Brazil.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bb...
- Title
- Xaaska kabtan gacanta ugu jira burcad-badeed Soomaali ah oo BBC la hadashay | BBC Somali
- Runtime
- 1:30
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Qofkii geystay weerarkii lagu qaaday Yahuudda London ayaa la sheegay in uu ku dhashay Soomaaliya
- Runtime
- 1:13
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Labo nin oo Yahuud ah ayaa lagu tooriyeeyay deegaanka Golders Green ee waqooyiga magaalada London, waxaana falkan ay boolisku ku tilmaameen mid argagaxiso.
Raggan oo magacyadooda lagu kala sheegay Shilome Rand, 34 jir ah, iyo Moshe Shine, oo 76 jir ah, ayaa lagu daweeyay goobta, xaaladdooduna hadda way wanaagsan tahay ayagoo isbitaalka ku jira, sida uu sheegay Booliska.
Nin 45 jir ah oo haysta dhalashada Britain, kuna dhashay Soomaaliya, ayay booliisku ku rideen aaladda Tas er-ka si ay u qabtaan ka hor inta aan la xirin isaga oo looga shakisan yahay isku day dil, sida ay ciidamadu sheegeen. Eedeysanaha ayaa hadda xiran.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo war...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:26
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:01:12
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- "Haddii aan anaga ahaan laheyd waxaad ku hadli laheydeen Faransiis" Boqorka Ingiriiska | BBC Somali
- Runtime
- 0:23