BBC News Somali
Ka faa'ideysiga maalinta Carafo iyo fadliga Udxiyada. | BBC Somali
- Title
- Ka faa'ideysiga maalinta Carafo iyo fadliga Udxiyada. | BBC Somali
- Runtime
- 12:19
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Dul-Xaj waa bisha laba iyo tobnaad ee ugu dambeysa bilaha Islaamka. Waxayna u leedahay Muslimiinta caalamka ku nool muhiimad weyn, maaddaama bishan gudaheeda ay si wada jir ah u gutaan gudashada waajibaadka Xajka. Hadaba maxaa looga baahan yahay maalinta carrafo dadka aysan u suuragalin in ay aadan xajka, su’aashaas iyo sualaale kale ayuu kaga jawaabaya wareysigan Sheekh Cabdi-xayi Sheekh Aadan oo ka mid culumada soomaaliyeed. Wariyaheena Muqdisho Maxamuud Cabdicasiis Cabdisamad ayuu u warramay.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasad...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:43
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Dibi lagu naaneyso "Donald Trump" oo Carafada la qali rabo | BBC Somali
- Runtime
- 0:37
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Maxay fayrasyada xayawaanku ugu soo badanayaan dadka?
- Runtime
- 7:22
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Qaar ka mid ah cudurradii ugu halista badnaa taariikhda waxay ka bilowdeen xayawaan, ka hor inta aysan dadka u gudbin. Fayrasyada sida Ebola, hantavirus iyo qaar ka mid ah coronaviruses ayaa tusaale u ah cudurro ka soo gudbi kara xayawaanka una gudbi kara dadka, arrintaas oo loo yaqaan “spillover” ama cudurrada zoonotic.
Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa sida cudurrada noocaas ah u gudbaan, sababta fayrasyadu ugu baahan yihiin martigeliye ay ku tarmaan, iyo sida isbeddellada deegaanka, magaaloobidda, xaalufinta kaymaha, cimilada, colaadaha, cunista hilibka duurjoogta ah iyo kororka dhaqashada xoolaha ay u kordhin karaan fursadaha cudur cusub oo faafa.
Khubaro ku takhasusay cudurrada faafa iyo fayrasyada ka yimaada xayawaanka ayaa sharxaya sababta faafitaannada noocan ah loogu arkayo meelo badan oo dunida ah, iyo waxa ay tallaallada, kaabayaasha caafimaadka iyo diyaar-garowga degdegga ahi ka qaban karaan kahor inta cudur faafa uusan isu beddelin halis caalami a...
- Title
- Puntland iyo Mareykanka oo ka wada hadlay maalgashiga khayraadka dabiiciga ah
- Runtime
- 5:37
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Wafdi ka socda Dowladda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Wafdiga waxaa hoggaaminayay Ku-xigeenka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, ahna sii hayaha xilka Safiirka, Ambassador Justin Davis, waxaana qeyb ka ahaa saraakiil ka tirsan howlgalka AFRICOM.
Kulanka ayaa yimid xilli Soomaaliya ay wajahayo xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah, gaar ahaan doodaha ku saabsan doorashooyinka, muddada xil-haynta hay’adaha federaalka, iyo xiriirka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada qaarkood.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, kulanka waxaa looga hadlay xaaladda amniga iyo siyaasadda Soomaaliya, iskaashiga Puntland iyo Mareykanka, iyo hawlgallada ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuraleyda Calmiskaad. Sidoo kale waxaa la sheegay in dhinacyadu ka wada hadleen fursadaha maalgashi ee Puntland, gaar ahaan k...
- Title
- Ebola iyo Afrika: Falanqayn ku saabsan sida uu cuddurka u saameeyay Soomaalida ku nool gobolka.
- Runtime
- 15:23
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Barnaamij ku saabsab sida ay tahay xaaladda iyo fiditaanka xanuunka EBOLA kaas oo todobaadyo ka hor ka dilaacay markale dalka CONGO, iyo sida uu cuddurka u saameeyay Soomaalida ku nool gobolka.
Waxaa nagala qeyb galaya masuuliyiin ka kala socda Dowladda federaalka Soomaalida iyo jaaliyadda Soomaalida dalka DR Congo iyo dhaqtar xanuunada noocaan ah wax badan ka yaqaanna.
Waxaa soo daadihinaysa barnaamijka Fardowsa Abdirahman Sheekh.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Runtime
- 1:00:09
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Doodda Jimcaha
- Title
- CCTV duubtay xilli haweeney si dirqi ah looga badbaadiyay daadad xooggan
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Dad careysan oo dab qabadsiiyay xarun lagu daaweeyo Ebola
- Runtime
- 0:36
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Dad careysan oo dab qabadsiiyay xarun lagu daaweeyo Ebola kadib markii loo diiday inay qaataan meydka nin looga shakiyay inuu u dhintay cudurka
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- "Waxaan u tartami karaa ra'iisulwasaaraha Israa'iil" Donald Trump | BBC Somali
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:20
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Fal uu geystay wasiirka amniga Israa’iil oo lagu tilmaamay “ceeb” ayaa si kulul loo cambaareeya.
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Wasiirka amniga Israa’iil, ayaa cambaareyn caalami ah kala kulmay ficilkiisa kadib markii uu baahiyay muuqaal uu ku jeesjeesayo dad u ololeeynaya gargaar loo waday Gaza oo wadada laga xiray. Dadkan waxay ka tirsanaayeen Global Sumud Flotilla, oo ahayd doon gargaar sida kuna sii jeeday Gaza balse ay qabteen ciidamada badda Israa’iil.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Ilmo yar oo laga soo tuuray guri dab qabsaday | BBC Somali
- Runtime
- 0:25
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Sargaal badbaadiyay ilmo yar oo laga soo tuuray guri dab qabsaday oo ku yaalla gobolka Michigan ee dalka Mareykanka.
Muuqaal ay sii daysay waaxda ammaanka dadweynaha ee Kalamazoo ayaa muujinaya askari booliis ah oo gacmaha ku qabanaya ilmaha markii laga soo tuuray daaqadda guriga gubanaya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa barahee...
- Title
- Daanyeer is baray inuu u qubeysto sida dadka
- Runtime
- 0:43
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Daanyeerkan ayaa si weyn uga soo dhex muuqday baraha bulshada kadib markii muuqaal laga duubay isagoo baaldi biyo ah ugu qubeysanaya sidii qof bani’aadam ah.
Khubarada ayaa sheegay in daanyeerkan Timtom, oo 10 jir ah ah, uu hab-dhaqankiisu muujinayo garaadka nooca orangutan-ka ah iyo awoodda ay u leeyihiin inay la jaanqaadaan marba deegaanka ay ishoodu qabatinto. Waxay sheegeen caqliga daanyeerkani gaarsiisan yahay inuu wax badan daba dhaajiyo isagoo marba ka faa’ideysanaya sida ay baxnaantiisu tahay. Khubarada gacanta ayaa ku haysa ayaa xaqiijiyay in ficillo badan oo aan lagu tababrin uu la yimi daanyeerkan.
- Title
- Xaawa Cabdullaahi: Gabadha “halyeygii” lagu dilay weerarkii masjidka San Diego
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Xaawa Cabdullaahi: Gabadha “halyeygii” lagu dilay weerarkii masjidka San Diego oo ka hadashay geesinimada aabaheed.
Gabadh uu dhalay askari ilaalo ahaa oo lagu toogtay isaga iyo laba qof oo kale oo ka tirsanaa masaajid ku yaalla San Diego ayaa sheegtay in geesinimada aabaheed ay ka hortagtay in qasaaraha weerarku uu ka sii xumaado inta uu hadda yahay, sida ay booliisku sheegeen.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 33:30
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 58:50
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Soo labokacleynta Ebola, dadku ma iney ka walwalaanbaa in uu dilaacay safmar sidii Karoona?|
- Runtime
- 1:41
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Maxey yihiin sababaha Arsenal u sahashay in ay ku guuleysato horyaalka Ingiriiska 22 sano ka dib?
- Runtime
- 2:34
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Taageerayaasha Arsenal oo farxad la damaashaadaya kaddib markii ay 22 sano kadib heleen horyaalka
- Runtime
- 0:40
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Taageerayaasha Arsenal oo farxad la damaashaadaya kaddib markii kooxdu ku guuleysatay horyaalkeedii ugu horreeyay muddo 22 sano ah.
- Title
- Arsenal oo ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska 22 sano ka dib |BBC Somali
- Runtime
- 12:23
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Arsenal oo ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska 22 sano ka dib.
Arsenal waxay noqotay horyaalka Premier League Talaadadii markii Manchester City barbaro 1-1 ah la gashay Bournemouth – balse sidee ayay horyaalka ku qaadeen?
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 26:41
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:22
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Mucaaradka oo ku dhawaaqay in ay mudaaharaad qaban doonaan ciida ka dib.| BBC Somali
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Baabuur aan darawal lahayn ma raaci lahayd? | BBC Somali
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Baabuur aan darawal lahayn ma raaci lahayd?
Daawo xilli ay baabuur aan darawaliin lahayn oo iskood isku wada ay cilad farsamo darteed ku xayirmeen waddo.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Aroos lagu galbiyay cagaf. | BBC Somali
- Runtime
- 0:52
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Danjirihii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiya Israa’iil oo waraaqihiisa aqoonsiga gudbiyay
- Runtime
- 0:31
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Danjirihii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiya Israa’iil oo waraaqihiisa aqoonsiga gudbiyay
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:16
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda galabnimo
- Runtime
- 1:01:03
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda galabnimo
- Title
- Dibadbaxyada dalka Kenya | BBC Somali
- Runtime
- 1:35
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Dibadbax ballaaran ayaa ka dhacay dalka Kenya kadib markii gaadiidleyda dadweynaha ay sameeyeen shaqo-joojin qaran oo ay kaga cabanayaan sare u kaca shidaalka.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://ww...
- Title
- Arsenal ma ku guuleysan kartaa sanadkaan Horyaalka Ingiriiska? | BBC Somali
- Runtime
- 2:13
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Daawo: Xili labo diyaaradood oo dagaal ay isku dhaceen iyagoo hawada ku jira | BBC Somali
- Runtime
- 0:55

- 26:44
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- "Madaxweynahu waxuu ku talagalay maalintii ugu horeysayba in lakala tago" | BBC Somali
- Runtime
- 1:10
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Xasan Sheekh ma sii joogayaa sanad kale? | Falanqeyn
- Runtime
- 0:00
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Doodda Jimcaha waxay maanta diiradda saaraysaa muranka ka taagan muddo-xileedka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay Muqdisho ka socoto xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa dowladda federaalka, mucaaradka iyo dhinacyo kale oo ka walaacsan jadwalka doorashooyinka.
Su’aasha ugu weyn waa: muddo-xileedka madaxweynaha ma wuxuu dhammaaday 15 May 2026, mise sanad kale ayaa u dhiman?
Dowladda federaalka waxay ku doodaysaa in isbeddellada dastuuriga ah iyo hannaan-doorasho oo cusub ay u baahan yihiin waqti dheeraad ah. Mucaaradka iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta kale waxay ku doodayaan in muddo-xileedka dastuuriga ah uu ku egyahay 15 May, ayna tahay in la helo heshiis siyaasadeed oo cad. Warbixinno dhowaan soo baxay ayaa sheegay in arrintan ay dhalisay xiisad siyaasadeed, bannaanbaxyo iyo dood ku saabsan sharciyadda hay’adaha federaalka.
Waxaa doodda ka qeybgalaya:
1. Dr. Saleebaan Cali Xuseen, Wasiiru-dowlaha Xannaanada Xoolaha ee...
- Title
- Welwel ma ku haysaa Madaxweyne Xasan Sheekh in dib loogu laabto teendhada?
- Runtime
- 1:00
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:08
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:36
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump iyo Xi Jinping: Muxuu ka dhigan yahay kulanka Beijing?
- Runtime
- 9:39
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Wariye Kauthar Indho iyo Xasan Sh. Cumar ayaa falanqeynaya booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee Shiinaha, kulankii uu Beijing kula yeeshay Madaxweyne Xi Jinping, iyo waxa ay ka dhigan tahay xiriirka labada quwadood ee ugu waaweyn dunida.
Falanqeyntu waxay diiradda saaraysaa ganacsiga, tiknoolajiyadda, arrinta Taiwan, dagaalka Iran, iyo su’aasha ah in Mareykanka iyo Shiinuhu u socdaan xasillooni cusub ama tartan sii xoogeysanaya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, c...
- Title
- Warqad ma u qoraysaa Madaxweyne Xasan Sheekh, adigoo ka codsanaya in la sii daayo Sacdiya Bajaaj?
- Runtime
- 1:36
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Shaacinta natiijada doorashada golaha wakiilada ee Koonfur Galbeed | BBC Somali
- Runtime
- 4:42
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay natiijada doorashada golaha wakiilada ee Koonfur Galbeed ee dhacday 10kii bisha May.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bb...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:26
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Maxuu ku soo dhamaatay kulankii maanta ee u dhaxeeyay dowladda iyo mucaaradka? | BBC Somali
- Runtime
- 1:48
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka qabsoomay kulan u dhaxeeyay madaxda dawladda federaalka iyo xubno ka socday mucaaradka, kaas oo la doonayo in xal loogu helo khilaafka ka taagan doorashada iyo dhammaadka muddo xileedka dawladda federaalka.
Shirka oo ka dhacay garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxa qaban qaabadiisa lahaa safaaradaha Ingiriiska iyo Maraykanka ee Soomaaliya, kuwaas oo doonaya in hogaamiyaasha Soomaalidu xal u helaan khilaafkooda.
Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa ka waramaya.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fii...
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:41
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Muuqaal aad u faafay oo lagu arkayay ciyaaryahanka da’da yar Lamine Yamal oo lulay calanka Falastiin
- Runtime
- 0:31
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Muuqaal aad u faafay oo lagu arkayay ciyaaryahanka da’da yar Lamine Yamal oo lulayay calanka Falastiin.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:05
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: DUNIDA IYO MAANTA
- Runtime
- 58:35
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- TOOS: DUNIDA IYO MAANTA
- Title
- Macron oo canaantay dad ka soo qayb galay shir ka socdey Nairobi | BBC Somali
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Macron oo canaantay dad ka soo qayb galay shir ka socdey Nairobi isagoo ku baaqay in hadalka iyo buuqa la joojiyo
Sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Nin shaqo soo doontay balse si khaldan uga soo muuqday barnaamij TV | BBC Somali
- Runtime
- 1:29
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Maayarkii Hargeysa iyo ku xigeenkiisi oo xilka laga qaaday | BBC Somali
- Runtime
- 1:09
- Date posted
- 4 months ago
- Description
- Ku dhowaad 10 xubnood oo ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa ayaa xilka ka qaaday Mayarkii magaalada, Cabdikariin Axmed Mooge iyo ku xiigeenkiisa Khadar Nuur, sida uu baahiyay telefishanka qaranka Somaliland.
Waxaa la doortay maayar cusub iyo ku xiigeenkiisa.
Maayarka cusub ee magaalada Hargeysa ayaa hadda ah Cabdirisaaq Maxamed Faarax iyo ku xigeenkiisa, Aadan Cabdi Jaamac.
Shalay ayaa mooshiin laga gudbiyay, waxaana loo jeediyay eedo xaga shaqada ah, faahfaahin dheeraad ah telefishanka ma bixin.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah ...