BBC News Somali
Kim Jong Un oo ammaanay askar “is qarxisay” si aysan ciidanka Ukraine u qaban | BBC Somali
- Title
- Kim Jong Un oo ammaanay askar “is qarxisay” si aysan ciidanka Ukraine u qaban | BBC Somali
- Runtime
- 1:13
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Dalka Hindiya nin meydka walaashiis keenay bangi si uu ugala baxo lacag koontadeeda | BBC Somali
- Runtime
- 0:49
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Gelinkii dambe ee isniinta April 28-keedii, shaqaalaha iyo dadkii ku sugnaa bangi ku yaala degmada Kendujhar ee gobolka Odisha ee dalka Hindiya ayaa aad u argagaxay kadib markii nin 52 jir ah oo garabka ku wata walaashii oo mayd ah uu soo galay dhismaha bangiga.
Ninkan oo lagu magacaabo Jeetu Munda ayaa isku dayay inuu lacag dhan 19,300 oo Rubi kala baxo akoonka walaashii.
Walaashiis Kalra Munda oo 56 jir ahayd, waxay ahayd caawiye, waxayna ku noolayd guriga walaalkeed, waxay dhimatay laba bil ka hor.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fii...
- Title
- Haweeney waayeel ah oo laga soo badbaadiyay jiidda hore ee dagaalka Ukraine
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 27:23
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS:Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 54:11
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Nin sii watay cunista cashadiisa intii lagu jiray xaaladdii jahawareerka
- Runtime
- 0:52
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Nin sii watay cunista cashadiisa intii lagu jiray xaaladdii jahawareerka
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- 300 oo lammaane oo hal mar ku aqal galay Gaza | BBC Somali
- Runtime
- 0:40
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- 300 oo lammaane oo hal mar ku aqal galay Gaza.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- “Iran waxay bahdilaysa Mareykanka” Jarmalka oo madaxda Iran ugu yeeray kuwa "ceebeynaya Mareykanka"
- Runtime
- 0:44
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- “Iran waxay bahdilaysa Mareykanka” Jarmalka oo madaxda Iiraan ugu yeeray kuwa "ceebeynaya Mareykanka"
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:05
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:02
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Xiisad taariikheedka kulul ee Cuba iyo Maraykanka maxaa sal u ah?
- Runtime
- 12:52
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Sidee ayay ku dhacday in dalka ugu awoodda badan dunida uu ku lug yeesho khilaaf muddo dheer socday oo uu la leeyahay jasiirad ay ku nool yihiin qiyaastii 10 milyan oo qof?
Maraykanka iyo Kuuba waxaa u dhexeeya 145 km, xiriirkooduna waa mid murugsan oo soo jiray in ka badan 100 sano. Mar ay xaaladdu aad u kacsanayd, waxay dunida ku dhoweysay qarka dagaal nukliyeer ah.
In ka badan 60 sano kadib, Madaxweyne Donald Trump ayaa Kuuba ka dhigay mid ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan ee uu sida joogto ah uga hadlo.
Soojeedin: Abdishukri Haybe
#bbcsomali #Kuuba #cuba #maraykanka #america #usa #soviet #havana
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: https://x.com/bbcsomali
- Title
- Yaa ka dambeeyay weerarka gilgilay Washington ee lagu qaaday xafddii Trump ku sugnaa?
- Runtime
- 1:25
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Yaa ka dambeeyay weerarka gilgilay Washington ee lagu qaaday xafddii Trump ku sugnaa?
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BB...
- Title
- Wararkii ugu dambeyay ee xaaladda dalka Maali | BBC Somali
- Runtime
- 2:09
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Wasiirkii difaaca Mali ayaa lagu dilay weerar loo adeegsaday qarax ismiidaamin ahaa oo gaari lagu soo raray, kaas oo lagu beegsaday gurigiisa oo u dhow caasimadda Bamako.
Warar ay baahiyeen dhowr warbaahin ayaa sheegay in Sadio Camara uu ku dhintay weerarro isdaba joog ahaa oo ay fuliyeen mintidiinta jihaadiga ah iyo kooxo gooni u goosad ah oo ka dhacay dalka oo dhan.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:14
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Daawo: qaabka looga saaray goobta JD Vance madaxweyne ku xigeenka Mareykanka | BBC Somali
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- "Waxaan u dagaalamay in aan sii joogo balse waa arin hab-raac ah" Donald Trump | BBC Somali
- Runtime
- 0:45
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Rasaas ayaa laga riday xafladda Cashada Weriyeyaasha Aqalka Cad ee ka dhacday Washington DC habeenkii Sabtida. Eedeysanaha waa la qabtay, halka askari la toogtay, balse jaakaddiisa ka hortagga rasaasta ayaa badbaadisay.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https:/...
- Title
- Trump oo ka cararay casho sharaftii wariyeyaasha Aqalka Cad ka dib markii rasaas la maqlay
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si degdeg ah loogu qaaday meel ammaan ah kadib markii rasaas laga maqlay goobta ay ka socotay Cashadii Weriyeyaasha Aqalka Cad.
Madaxweynaha iyo marwada koowaad, Melania Trump, ayaa u muuqday inay ku jireen wada hadal ka socday hotelka Washington Hilton markii buuq ka dhacay goobta lagu baraarugay.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka....
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:49
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Hawlgal booliis oo lagu soo badbaadiyey madax-kuti ku xannibnayd geed
- Runtime
- 0:30
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Hawlgal booliis oo lagu soo badbaadiyey madax-kuti ku xannibnayd geed
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Booliiska iyo khubarada deegaanka ayaa si guul leh u badbaadiyey madax kuti ku xannibnayd geed muddo saacado ah.
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnew...
- Title
- Toos: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:11
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Toos: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Toos: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:52:16
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Toos: Dunida iyo Maanta
- Title
- Ciidamadii taabacsanaa Laftagreen oo ku dhaw in ay ka gudbaan xadka Itoobiya | BBC Somali
- Runtime
- 1:30
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Ciidamadii taabacsanaa Laftagreen oo ku dhaw in ay ka gudbaan xadka Itoobiya, halka xubno sare oo maamulkiisa ka tirsanaa hub ka dhigis lagu sameeyay magaalada Baydhabo.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: h...
- Title
- Iiraan oo soo bandhigtay gantaal cusub xilli shacab badan ay usoo daawasho tageen | BBC Somali
- Runtime
- 0:47
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Diyaarado isku dhacay kadib markii duuliyaashii ay bilaabeen in hawada ay sawirro isaga qaadan
- Runtime
- 1:38
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Diyaarado isku dhacay kadib markii duuliyaashii ay bilaabeen in hawada ay sawirro isaga qaadan
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:11
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:49
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Nin hubeysan oo dalxiisayaal weerar ku qaaday
- Runtime
- 0:38
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:59
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 1:01:16
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Afar qoddob oo ku saabsan hubaal la'aanta wadahadallada Maraykanka iyo Iiraan | BBC Somali
- Runtime
- 1:46
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u
X: h...
- Title
- Dhammaad si lama filaan ah isu beddelay ka dib markii orodyahankan ay seegtay guul uu u dabaal-dagey
- Runtime
- 0:48
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Dhammaad si lama filaan ah isu beddelay ka dib markii orodyahankan ay seegtay guul uu u dabaal-dagey.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: http...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 28:53
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 46:37
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- Xildhibaan ama wasiir mid uun noqo | BBC Somali
- Runtime
- 1:40
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Guddiga madaxabannaan ee dib u eegiista iyo hirgalinta dastuurka Soomaaliya ayaa goor sii horeysay oo maanta ah sheegay in xubnaha kamidka ah golaha wasiirrada ee ku jira barlamaanka federaalka iyo kan maamul goboleedyada ay banneeyaan xilka muddada ku xusan qodobka 191.
Dastuurka dhawaantan dib u eegista lagu sameeyay ee uu ansixiyay barlamaanka Soomaaliya ayaa dhigaya in qofku aanu isku qaban karin labada jago ee kala ah xildhibaanimo iyo wasiirnimo.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafima...
- Title
- Mareykanka oo baahiyay muqaal muujinaya xilli ay la wareegayeen Markab wata calanka Iran.
- Runtime
- 0:37
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Mareykanka oo baahiyay muqaal muujinaya xilli ay la wareegayeen Markab wata calanka Iran.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/
YouTube: https://www.yout...
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:13
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Runtime
- 59:35
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dooda Jimcaha
- Title
- Iiraan oo furtay marinka Hormuz iyo Trump oo arintaas uga mahadceliyay | BBC Somali
- Runtime
- 1:27
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Wasiirka arrimaha dibadda Iran Abbas Araqchi Araghchi ayaa sheegay in Iran ay si buuxda dib u furi doontaa marin biyoodka Hormuz inta ka hartay wakhtiga xabad joojinta.
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka.
Halkan waxaad ka heli doontaa dukumentariyo, warbixinno, cilmi-baarisyo, wareysiyo iyo falanqayn fiidiyow ah laga bilaabo siyaasadda, arrimaha bulshada, sayniska, caafimaadka iyo tignoolajiyada.
Waad ku mahadsan tahay daawashada muuqaalladeena iyo ku taxnaanta kanaalka.
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali
Instagram: ht...
- Title
- Lubnaan iyo Israa'iil oo gaaray Xabbad-joojin uu Mareykanku dhexdhexaadiyay
- Runtime
- 7:52
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Lubnaan iyo Israa'iil oo gaaray Xabbad-joojin 10 maalmood ah, oo Mareykanku dhexdhexaadiyay
Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1
Iiraan ayaa soo dhaweysay xabbad-joojinta u dhaxeysa Lubnaan iyo Israa’iil, iyadoo ku tilmaantay guul diblomaasiyadeed iyo natiijo ka dhalatay “iska caabbinta” Xisbullaah.
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda, Esmail Baqaei, ayaa sheegay in Tehran ay u aragto heshiiska xabbad-joojinta qayb ka mid ah isfaham ballaaran oo lala gaaray Maraykanka, kaas oo lagu gaaray wada-xaajoodyo ay dhex-dhexaadisay Pakistan. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in Iiraan ay si joogto ah u riixaysay xabbad-joojin guud oo ka hirgasha gobolka.
Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya?
BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka addu...
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:25
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:05
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Waa kuma safiirka Israa’iil u soo magacowday Somaliland, fadhigiisu Hargeysa ma noqon doonaa?
- Runtime
- 1:45

- Libaax laga soo badbaadiyay ceel.
- Runtime
- 0:41
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Title
- Jahwareer ka socda Marinka Hormuz xilli Trump uu ciidamadiisa Badda amar adag u soo jeediyay
- Runtime
- 2:16
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Jahwareer ka socda Marinka Hormuz xilli Trump uu ciidamadiisa Badda amar adag u soo jeediyay
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:34
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:19
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Mucaaradka oo ku goodiyay in ay qaban doonaan doorasho haddii laga fursan waayo.
- Runtime
- 19:37
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Golaha la baxay Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku goodiyay in ay qaadayaan talaabooyin siyaasadeed oo ay kamid tahay dejinta hannaan doorasho oo loo dhan yahay, haddii dawladdu federaalku ku adkeysato in ay qabanayso doorashada qof iyo codka ah ee ay qorshaysay. Beesha caalamka ayay ugu baaqeen inaysan taageerin, ka qayb qaadan ama sharciyeyn hannaan doorasho oo aan lahayn sal dastuuri ah, waa sida ay hadalka u dhigeene.
Bayaanka mucaaradka ayaa yimid kaddib markii maalinimadii shalay uu dhammaaday muddo xileedkii barlamaanka ee ku muddeysnaa afarta sano.
Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa wareystay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan Golaha mucaaradka ee la baxay Mustaqbalka Soomaaliya.
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:33
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- Muddo xileedka Barlamaanka Soomaaliya, ma afar sano mise shan sano?
- Runtime
- 3:18
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:14
- Date posted
- 5 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta