BBC News Somali
Ciidanka ICE oo laga soo saaray qunsuliyad ay gudaha u galeen Minnesota dhexdeeda.
- Title
- Ciidanka ICE oo laga soo saaray qunsuliyad ay gudaha u galeen Minnesota dhexdeeda.
- Runtime
- 0:50
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Ciidanka ICE oo laga soo saaray qunsuliyad ay gudaha u galeen Minnesota dhexdeeda.
- Title
- TOOS: idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:24
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: idaacadda Subaxnimo
- Title
- Ilhan Cumar oo ka hadashay ninkii weeraray ee ay feerka la aaday
- Runtime
- 0:38
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Ilhan Cumar oo ka hadashay ninkii weeraray ee ay feerka la aaday
Nin ayaa rabshad ka abuuray kulan dadweyne oo ay qabanaysay xildhibaanad Ilhaan Cumar kaddib markii uu ku saydhiyay dareere aan la aqoon waxa uu yahay oo lahaa ur aan habboonayn.
Kulkanka dadweyne ayaa ka dhacayay Minneapolis Talaadadii, xilli ay cambaareynaysay tallaabooyinka Hay'adda Socdaalka iyo Kastamyada Mareykanka (ICE) ee ku sugan Minnesota.
Muuqaal bahay ayaa muujinaya nin si degdeg ah ugu soo ordaya xildhibaanadda oo taagnayd masraxa, kuna buufinaya dareere. Nin kale oo weyn ayaa islamarkiiba qabtay, dhulka ku tuuray kana hor istaagay.
- Title
- Xildhibaanada taageersan wax ka badalka Dastuurka.
- Runtime
- 3:27
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Xidlhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka mid ah xildhibaanada taageersan in ay sii socoto wax ka badalka dastuurka iyo in uu sii furnaado kala fadhiga ayaa BBC da u sheegay in shaqada wax ka badalka dastuurka ay sii soconeyso shaqadii loo yimid maantana ay sideedi u qabsoontay.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:29
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Maxey diidanaayeen Xildhibaanadii maanta buuqa sameeyay?
- Runtime
- 3:30
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed xidig oo ka mid ahaa xildhibaanadii diidanaa in uu furmo fadhiga baarlamaanka ayaa kulanka ka dib uga waramay wariyaha BBC da ee Muqdisho Maxamuud Cabdicasiis waxa keenay in ay is hor-istaag ku sameeyaan kulanka labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.
- Title
- Daawo muuqaalkan oo BBC ay ka duubtay gudaha baarlamaanka Soomaaliya oo la isku gacan qaaday.
- Runtime
- 1:29
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Daawo muuqaalkan oo BBC ay ka duubtay gudaha baarlamaanka Soomaaliya oo la isku gacan qaaday.
- Title
- Daawo: Warbixin soo koobeysa waxii maanta ka dhacay Baarlamaanka iyo waxa la isku hayay.
- Runtime
- 3:44
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga doodayey qeybinta ajandaha lagu meel marin doono wax ka beddelka lagu sameeyey qaar kamid ah cutubyada dastuurka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehlinayeen Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo xubnaha kale ee guddoonka labada aqal.
Kulankan ayaa waxaa hareeyey buuq xooggan oo ay sameeyeen xildhibaanno ka tirsan mucaaradka, kuwaas oo si cad uga soo horjeeday qorshaha wax-ka-beddelka dastuurka ee ay waddo dowladda.
Fadhiga waxaa yimid oo ka qeyb-galay xildhibaanno gaarayay 180 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka iyo 31 Senator oo ka socda Aqalka Sare. Intii uu socday kulanka, mudanayaasha labada aqal waxaa loo qeybiyey warbixinta soo-jee...
- Title
- Ilhan Omar oo feer u duubatay nin weeraray iyadoo khudbad jeedinaysa.
- Runtime
- 2:19
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Ilhan Omar oo feer u duubatay nin weeraray iyadoo khudbad jeedinaysa.
- Title
- Faahfaahin ku saabsan Ilhaan Cumar oo lagu 'weeraray' goob ay hadal ka jeedinaysay
- Runtime
- 1:13
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Faahfaahin ku saabsan Ilhaan Cumar oo lagu 'weeraray' goob ay hadal ka jeedinaysay
Nin ayaa rabshad ka abuuray kulan dadweyne oo ay qabanaysay xildhibaanad Ilhaan Cumar kaddib markii uu ku saydhiyay dareere aan la aqoon waxa uu yahay oo lahaa ur aan habboonayn.
Kulkanka dadweyne ayaa ka dhacayay Minneapolis Talaadadii, xilli ay cambaareynaysay tallaabooyinka Hay'adda Socdaalka iyo Kastamyada Mareykanka (ICE) ee ku sugan Minnesota.
Muuqaal bahay ayaa muujinaya nin si degdeg ah ugu soo ordaya xildhibaanadda oo taagnayd masraxa, kuna buufinaya dareere. Nin kale oo weyn ayaa islamarkiiba qabtay, dhulka ku tuuray kana hor istaagay.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 16:44
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 59:41
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Waa kuma ninka awoodda weyn ku leh siyaasadda qaxootiga Mareykanka ee Trump u diray Minnesota?
- Runtime
- 1:21
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Waa kuma ninka awoodda weyn ku leh siyaasadda qaxootiga iyo xuduudka Mareykanka ee Trump u diray Minnesota?
Tom Homan waa sarkaal sare oo muddo dheer ka tirsanaa hay’adaha ammaanka Mareykanka, wuxuuna hadda yahay taliyaha arrimaha xuduudaha ee Aqalka Cad.
Trump ayaa u diray Homan magaalada Minneapolis kaddib dilkii muranka dhaliyay ee loo geystay Alex Pretti, dhacdo si weyn u kicisay caro iyo su’aalo la xiriira hab-dhaqanka hay’adaha federaalka.
- Title
- Falanqaynta toogashadii Alex Pretti oo muuqaladii laga duubay ay BBC xaqiijisay
- Runtime
- 2:18
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Falanqaynta toogashadii Alex Pretti oo muuqaladii laga duubay ay BBC xaqiijisay
- Title
- “Xorriyaddu ma aha mid bilaash ah” Muuqaal ninkii lagu toogtay Minneapolis oo faafay
- Runtime
- 1:21
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- “Xorriyaddu ma aha mid bilaash ah” Muuqaal ninkii lagu toogtay Minneapolis oo faafay
Waxaa sii kordhaya isu soo baxyada lagu xusayo Alex Pretti oo wakiillada federaalku ay toogteen Sabtidii, iyadoo dadky ay weli ku sugan yihiin goobta uu dilku ka dhacay.
Muuqaal la duubay sanadkii 2024 ayaa muujinaya ninkii Minneapolis lagu toogtay, Alex Pretti, oo akhrinaya hadal sagootin ah oo lagu maamuusayo askari uu daryeelayay ka hor geeridiisa. Muuqaalka oo lagu duubay isbitaal ku yaalla Minneapolis, ayaa Pretti lagu arkayaa isagoo taagan agagaarka naxashka meydka Terence Lee Randolph, kuna hadlaya erayo muujinaya qaddarin iyo naxariis.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:45
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 43:41
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Tallaabooyinka Trump iyo Jaha-wareerka Dunida | Halkee Ayay Soomaalidu Kaga Jirtaa?
- Runtime
- 13:13
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Falanqayntan waxay dul istaagaysaa jaha-wareerka ka dhashay tallaabooyinka iyo go’aannadii siyaasadeed ee madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, iyo sida ay u saameeyeen nidaamka caalamiga ah iyo hab-dhaqanka awoodaha waaweyn.
Waxaan si gaar ah u eegaynaa isbeddelladii ku yimid siyaasadda Maraykanka ee dunida, sida go’aannadaasi u wiiqeen ama u beddeleen xasilloonida caalamka, iyo saameynta ay ku yeesheen Geeska Afrika.
Ugu dambayn, falanqayntu waxay iftiiminaysaa halka ay Soomaalidu kaga jirto jahawareerkan cusub, iyo waxa ay ka dhigan tahay mustaqbalka siyaasadeed, amni, iyo xiriirka caalamiga ah ee dalka.
- Title
- Nin dabakh 101 biyaano ah ku fuulay gacmihiisa kaliya isaga oo aan wadan xarig suun & qalab badbaado
- Runtime
- 1:08
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Alex Honnold ayaa sheekadiisa shalay khadka qabsatay kadib markii uu sii geesinimo leh u fuulay dhismaha Taipei, ee Taiwan, oo dhererkiisu yahay 508 mitir kana kooban 101 dabaq.
.
Dhismaha oo loo qaabeeyey inuu u ekaado geedka bamboo-ga, ayaa ka mid ah dhismayaasha ugu dhaadheer dunida. Wixii ugu adkaa daawashada fuulista waxay ahayd bilowga, markii uu Honnold raadiinayay hab iyo meel uu ka qabsado fuulista dhismahan.
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 30:06
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Daawo: Xog ku saabsan dil toogasho oo ka dhacday Minneapolis
- Runtime
- 0:28
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Daawo: Xog ku saabsan dil toogasho oo ka dhacday Minneapolis
- Title
- Idris Elba markii uu arrintan la kulmay qofkii ugu horreeyay ee uu wacay waxay noqotay hooyadiis
- Runtime
- 0:36
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Idris Elba markii uu arrintan la kulmay qofkii ugu horreeyay ee uu wacay waxay noqotay hooyadiis
- Title
- Ra'iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Af-Hindi ku jawaabay mar Trump su'aal laga weydiiyay
- Runtime
- 3:55
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka yaabiyay dadka dalka Hindiya, xilli uu ka jawaabayay su'aal uu waydiiyay mid ka mid ah warbaahinta Hindiya.
Saalax ayaa waxaa su'aal afka Ingiriska ku waydiiyay wariye, taasi oo la xiriirtay hadalada Trump ee ka dhanka ah Soomaalida.
Balse markii uu jawaabta su'aasha bixinayay ayaa waxaa uu hal mar la soo booday jawaab ka yaabisay weriyaha, isaga oo ku hadlay afka Hindiga.
Wariyihii su'aasha waydiinayay ayaa la fajacay jawaabta afka hindiga isaga oo sheegay in Ra'iisul Wasaare ku xigeenku uu afka Hindiga si fiican ugu hadli yaqaan.
Saalax wuxuu sheegay in isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya ay ka mid yihiin Soomaali badan oo wax ku soo bartay Hindiya. Muuqaalkan kaga bogo waraysiga oo aan idiin Soomaaliyeynay kaas oo warbaahinta India Today ay ka qaadday isagoo jooga Davos, Switzerland.
- Title
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Runtime
- 57:28
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Galabnimo
- Title
- Somaliland oo BBC uga warrantay waxay Davos ka hayso iyo Eric Trump waxay ka wada hadleen | Wareysi
- Runtime
- 8:05
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulammo heer sare ah ku yeeshay magaalada Davos ee dalka Switzerland, kuwaas oo ka dhacay dhinacyada Shirweynaha Dhaqaalaha Adduunka, iyadoo dadaalladu diiradda saarayeen xoojinta xiriirka caalamiga ah iyo soo jiidashada maalgashi shisheeye.
Kulammadan oo ay ka mid ahaayeen wada-hadallo uu la yeeshay Madaxweynaha Israa'iil Isaac Herzog iyo Eric Trump — oo ah wiilka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump isla markaana ah madaxweyne ku-xigeenka fulinta ee shirkadda Trump Organization — ayaa ka dhacay casho gaar ah oo ay ka qayb galeen siyaasiin sar-sare iyo ganacsato caalami ah.
Mas'uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in kulammadu diiradda saareen iskaashi dhaqaale, fursado maalgashi iyo doorka istaraatiijiyadeed ee gobolka ee marinnada ganacsiga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Madaxweynaha Somaliland ayaa carrabka ku adkeeyay in dalku u furan yahay maalgashi, isaga oo si gaar ah u muujiyay ...
- Title
- Trump: Maraakiibta dagaalka ee Mareykanka oo u ruqaansaday xeebaha Iiraan
- Runtime
- 1:14
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Trump: Maraakiibta dagaalka ee Mareykanka oo u ruqaansaday xeebaha Iiraan
Madaxwaynaha Mareykanka ayaa sheegay in marakiib dagaal ay ku sii jeedaan dhanka dalka Iran.
"Waxaa jira maraakiib badan oo halkaasi ku sii socda," ayuu yiri madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo la hadlay saxaafadda isagoo ka soo laabtay shirkii Davos ee Switzerland.
"Diyaarad weyn ayaa halkaa u socota, waan arki doonnaa waxa dhaca, ciidan weyn ayaa u socda Iran, waxaan jeclaan lahaa inaan waxba dhicin .
- Title
- Mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu awoodda badan Mareykanka oo difaacay Soomaalida
- Runtime
- 0:28
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Runtime
- 29:40
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda Subaxnimo
- Title
- Xog ku saabsan dadkii joogay cashadii Cirro ku arkay ina Trump
- Runtime
- 2:24
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Xog ku saabsan dadkii joogay cashadii Cirro ku arkay ina Trump
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:03
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Galmudug oo Trump u jawaabtay iyagoo hadalkiisa ka seexan waayay
- Runtime
- 2:33
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Galmudug oo Trump u jawaabtay iyadoo sheegtay inay hadalkiisa ka seexan waayeen.
Madaxweyne Trump oo shalay ka hadlayay kulanka dhaqaalaha adduunka ayaa sidaan yiri: Xaaladda ka jirta Minnesota waxay ina xusuusinaysaa in Reer Galbeedku aysan si ballaaran u soo dhaweysan karin. dhaqammo shisheeye oo horey ugu guuldarreystay inay dhistaan bulshoooyinkooda iyaga u gaarka ah."
"Waxaan ula jeedaa, bal u fiirso waxaan dalka keensanynaa dad ka yimid Soomaaliya, Soomaaliya-na waa dal fashilmay, ma aha qaran. Ma leh dowlad, ma leh boolis, ma leh waxba. Sidoo kale waxaa inoo joogta xildhibaan been abuur ah oo hadda la ii sheegayo in hantideedu gaareyso 30 milyan oo doolar. Bal ka waran waxaa, ma rumeysan kartaa?
- Title
- Cirro oo la kulmay Madaxweynaha Israa'iil iyo wiilka Trump
- Runtime
- 1:12
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Madaxweynaha Israa’iil, Isxaaq Herzog, ayaa shaaciyay in uu magaalada Davos ee dalka Switzerland kula kulmay madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Madaxweynaha Somaliland, Cirro, ayaa isna barahiisa bulshada kusoo bandhigay sawirro muujinaya socdaalkiisa, kuwaas oo ay ku jireen sawirro uu joogo kulan uu ku sheegay casho-sharafeed uu la yeeshay madaxweynaha Israa’iil oo sidoo kale kasoo qaybgalay siyaasiyiin iyo shakhsiyaad caan ah oo caalami ah, oo uu ku jiray Eric Trump, wiilka Madaxweynaha Mareykanka.
- Title
- Ra'iisulwasaaraha Canada oo walaac ka muujiyay isbadalka ku dhacaya nidaamka caalamiga ah.
- Runtime
- 1:29
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 26:17
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Toos Idaacadda subaxnimo
- Title
- Trump "Soomaalida waxay noqdeen kuwa ka caqli badan sidii aan moodeynay"
- Runtime
- 0:29
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Title
- Trump oo hadda shirka dunida dhan eegayso ka sheegay "Soomaaliya inay tahay qaran fashilmay"
- Runtime
- 0:58
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Degdeg: Trump oo hadda shirka dunida dhan eegayso ka sheegay "Soomaaliya inay tahay qaran fashilmay".
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:37
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Trump oo khudbadii la wada sugayay ku bilaabay faan
- Runtime
- 1:17
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Trump oo khudbadii la wada sugayay ku bilaabay faan iyo inuu Yurub ku sheegay inay ku socoto waddo khaldan.
- Title
- Maxay muujinayaan sawirrada uu faafiyay Cirro?
- Runtime
- 1:40
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Cirro ayaa soo dhigay sawirro u muuqday inay qayb ahaan ka jawaabayaan su’aalo maamlihii lasoo dhaafay ka taagnaa baraha bulshada oo ku aadan qorshayaasha socdaalkiisa.
- Title
- Muxuu Trump sheegay inay Soomaalidu ku fiican yihiin?
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hadallo adag ka jeediyay Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed, isaga oo si gaar ah uga hadlay burcad-badeedda. Khudbad uu jeediyay ayuu ku tilmaamay Soomaaliya meel khatar ah, isaga oo sheegay in dadka Soomaaliyeed lagu yaqaanno afduubka maraakiibta waaweyn ee badda mara, gaar ahaan kuwa shidaalka qaada.
Wuxuu sheegay in maraakiibtaasi ay halis weyn ku jiraan, maadaama shaqaalahoodu aysan hub sidin, islamarkaana aysan dagaallamin marka la weeraro.
Trump ayaa sheegay in Maraykanku uu hadda si adag ula dhaqmay burcad-badeedda, isla qaabkii ay ula macaamilaan kooxaha daroogada ka ganacsada, taas oo, sida uu sheegay, keentay in burcad-badeednimadu hoos u dhacdo, isla markaana muddo aan la arag markab la qafaashay.
- Title
- Trump oo mar kale weeraray Ilhaan Cumar iyo Soomaaliya.
- Runtime
- 0:56
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Title
- TOOS Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:23
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS Idaacadda subaxnimo
- Title
- Trump ayaa militariga heegan geliyay, isagoo ka fakiraya inuu u diro Minnesota.
- Runtime
- 1:28
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Mareykanka ayaa heegan geliyay qiyaastii 1,500 askari oo ka tirsan ciidanka military-ga. Askartan ayaa loo diyaariyay suurtagalnimo ah in loo daabulo gobolka Minnesota, sida ay sheegeen saraakiil difaac oo ka tirsan Wasaaradda Dagaalka.
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:16
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Title
- Yurub oo ciidamo u daabulaysa Greenland #bbcsomali #bbc #somalia
- Runtime
- 1:01
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Yurub oo ciidamo u daabulaysa Greenland xilli Trump uu ku hanjabay inuu "qabsanayo"
- Title
- Trump oo hanjabaad adag u diray Greenland xilli milateri la geeyay halkaas
- Runtime
- 0:22
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Trump oo hanjabaad adag u diray Greenland xilli milateri la geeyay halkaas
- Title
- Ciidamada ICE ee ku sugan Minnesota oo barafka ku jiiday odey ay u dhaceen gurigiisa.
- Runtime
- 1:03
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Ciidamada ICE ee ku sugan Minnesota oo barafka ku jiiday odey ay u dhaceen gurigiisa.
- Title
- Maxaa Dilaya Farsamada Gacanta ee Soomaaliya? | Warbixin
- Runtime
- 3:53
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- Farsamada gacanta ee Soomaaliyeed waa xirfad soo jirtay qarniyo, laguna tiirsanaa oo laga heli jiray isku filnaansho dhaqaale iyo wax-soo-saar gudaha ah. Maanta, xirfaddan qadiimiga ah waxay wajahaysaa halis dhab ah oo ku dhaweynaysa inay gabi ahaan baaba’do.
Warbixintan waxay si dhow u eegaysaa walaaca ay qabaan farsamayaqaannada tumi jiray agabka guryaha, beeraha, iyo nolol-maalmeedka, kuwaas oo ka cabanaya hoos u dhac shaqo, alaab dibadda laga keeno, iyo jiil dhalinyaro ah oo ka jeestay xirfadda.
- Title
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Runtime
- 29:22
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Idaacadda subaxnimo
- Title
- TOOS: Dunida iyo Maanta
- Runtime
- 1:00:39
- Date posted
- 8 months ago
- Description
- TOOS: Dunida iyo Maanta

